"May be in another life"❤️
Sow cajiib maaha in aynu uballami jirnay si aynu usii ballaadhino waxa ina dhex yaal, si aannu ukala boganno hilow maalmo iyo maalmo ina hayay, si aannu mar uun indhaha isu saarno iskuna salaano salaan diiran oo jacyl fara badan iyo wanaag ka muuqdo .gacmahana aynu isugu salaami jirney si dareen leh innagoo midkeenba kan kale is leeyahay yaanad weligiiba ka fuqin, meertada nolosha iyo wax wakhtigu socdaba caawaba waynakan aan ukulmayno kaliya si aan ukala dhammaano, waa habeen madow badan oo haddii dayax aannu kulmi jirnay waa gudcur haatan, hawadu way kacsantahay oo haddii jawi daggan aannu ku sheekaysan jirnay dabayl baa indhaha innaga ridaysa haatan, Aamuskaa badan ayaa midkeen ba kan kale ayuu si qoto dheer ugu eedaynayo ayaa sababaya kala taggeenna. dabadeed kala badh cimirgeena waxaynu ku qaadan naawilista hal fariin oo wanaagsan oo ka timaada labada daraf mid kamida. waa wax laga xumaado in kala dheeraanshuhu ina dhibayo, joogitaankuna kaba sii daranyahy.
Waxaannu soo afjaraynaa wax socday bilo iyo sannado, waxanan ugudbeyna markan marxalado ka duwan kuwan naqaaney ee sahalka ahaa, waxaynu Aadi doona guryaheena inago aad uga xun waxa dhacay se an qoomameyno goor ficil kasta dhacay, ugu dambeyna xaaladasi waxay sababi in midkeen phopia ka qaado dumarka/Ragga ama guurkaba heer uu ku fikiro inuusan guursanba.
Xigasho
4: Xariir nabadeed si nabdoon ku dhisan lkn, geeri shabaha! Majiro wax waajibaad ah ka dhaxeeyo labada qofood ay kala gudanayaan, sidoo kale galkacayl majiro iyo daganaan, waa uun lakala aamusanyahay.
5: Xariir ku dhisan fasahaad, adduunyadaada iyo aakhiradaada fasahaad waxaa ahayn kagama dheefaysid. " Xariir kaste ku bilawdo caro ilaaheey swt xariirka dhammaadkiisa/qaatimadiisa mid xun bay noqotaa aan raaligalin labada qofood ".
Calaaqada rag iyo dumar meel ka wada shaqeeyo ka dhaxayn karto!
Xariirka laba nooc midkood weeye. 1: Xariir laba qofood wada xariirayaan, waqtigiisa waa waqti go,an, makaankiisa waa makaan xadiddan, baahi baa la xariirta, marka ay baahidaa meesha ka baxdo wada xariirkii halkaa buu ku ekaan, makaankiisuna waa xadidanyahah, kan shaqada oo kale tusaale u qaado. 2: Sidoo kale xariir labada qofood wada xariirayaan lkn joogta ah, wax makaan aan u xaddidnayn sida xariirka ka dhaxeeyo labada qof is qaba waa xariir joogta ah, baahidiisu taagantahay.
Xariirka labada qofood ajnabi ah dhaxmaraya laba qaaciddo Qur,anka inoo sheegay baa lagu dhaqmayaa...
"...فَلَا تَخْضَعْنَ بِالْقَوْلِ..."، " وَقُلْنَ قَوْلًا مَّعْرُوفًا "
Hadalka waa inuu noqdaa hadal aan jilicsanayn ninka qalbigiisa lagu jiro soo jiidanaya, sidoo kale hadalka waa inuu koobanyahay, baahida laga hadlaa ku koobanyahay. Hadal wanaagsan ha ahaado hadalka, wanaag iyo kheyr ah.
Xariirada jiran iyo daawooyinkooda.
Xubbiga(الحب) iyo cishqiga(العشق)farqi baa u dhaxeeyo, marka aan eegno labadaan kalmad ee carabi ahaan macnahooda, xubbiga waa qofka inaad jeclaato jacaylka curfiga ah la yaqaan, lkn cishqigu waa jacayl xad dhaafa, yacni qofka in noloshaada dhan aad ku xirto danahaadi kale ka tagto, isaga aad focus saarto maqnaashihiisa si joogta ah uga fakarto, aadba u aragto qofka inaad isaga leedahay dana kale uusan qabsan karin. Jacaylka noocaan ah cishqiga ah dabcan waa jirro maaha jacayl ee waa jirro! Majiro qof insaan ah qof kale noloshiisa dhan u hibayn Kara isaga u go,i karo, sababtoo ah qofkaan dana kale baa ku xariira, qofkaan waa addoon Alle swt, waa aabbe/hooyo, ama qof dhalinyara ah noloshiisa la hardamayo....iwm. sidaa darteed marka aad qof is baranaysaan wado saxiixa la yaqaan isku barta, isku sabridda iyo dhagar la,aanta waxay abuuraan xariir joogta ah guulaysta.
ماهو رقمك الإجتماعي؟
Booska aad ka joogta bulshada: bulshada qof waliba meel buu joogaa, meesha aad ka shaqayso heerka aad ka joogto gurigaada heerka aad joogto way kala duwanyihiin, marka aad tahay prof jaamacad dhiga shaqadaada waxaad joogtaa lambar one lkn, guriga markaa joogto dadka guriga jooga la simantahay.
Tusaale kale: marka la tukanayo salaadda qofka imaamka ah laguma qiimeeyo hebel jaamacad buu dhigaa iyo waa prof ee waxaa la fiirinayaa yaa, Qur,aanka yaqaan?!, adigoo 40 jir ah ayaa wiil 15 jir xaafid ah ku tunijinayaa, maxaa yeelay meeshaa isagaa ugu darajo sarreeyo adiga waa ka hoosaysaa. Meel baa waxa ka joogtaa darajada 1aad halka meel kalane aad ka joogto darajaad 10, heeraraka qofka uu kala joogo in uu aqbalo qofka waxay ka dhigtaa qof aqbalaa mawaaqif badan, qof wacyi leh isla socda. Alle swt makhluuqiisa waa kala fadilay.....
ٱنظُرْ كَيْفَ فَضَّلْنَا بَعْضَهُمْ عَلَىٰ بَعْضٍۢ ۚ وَلَلْءَاخِرَةُ أَكْبَرُ دَرَجَٰتٍۢ وَأَكْبَرُ تَفْضِيلًا
Intaa baa ku soo koobay lkn, waxaa kugula talinayaa inaad daawato, xataa haddii aad horay u daawatay mar kale daawo waxbaad ka faa,iidee waa xaqiiqo. Sidoo subtitle English ah buu leeyahay muuqaalka.
Xigasho
Marka aad sii ogtahay waxa dhici doona, balse aad keliya doonayso inaad wakhti yar la sii qaado inta aanay wax walba dhamaan.
Читать полностью…BAAQ NABADEED
1 Team somali Telegramers waxa ay baaq nabadeed usoo jeedinayan umada soomaliyeed gaar ahaan deeganada maalmihii ugu dambeyay ay kaa socdeen dagaalo beeledyo macno la'aan oo la isku dilayo wax aan macno lahayn, dagaaladan sidan ah islaam ahaan uu alle naga xarantimeyay isagoo kitaabkiisa Qur aanka ku yiri :
وَمَن يَقْتُلْ مُؤْمِنًا مُّتَعَمِّدًا فَجَزَآؤُهُۥ جَهَنَّمُ خَٰلِدًا فِيهَا وَغَضِبَ ٱللَّهُ عَلَيْهِ وَلَعَنَهُۥ وَأَعَدَّ لَهُۥ عَذَابًا عَظِيمًا
"Qofkii qof mumin ah dila si ula kac ahne u dila abaalkisa waa jahanamo wuu ku waaraya oo ilaah baa u caroonaya ilaahey baa lacnadaya waxana loo diyaarinaya cadaab weyn"
Iyadoo aynu rumeesanahay ayaadas oo aynu sheeganeeno dad muslimiin ah hadane aynu isku dilno rer hibil waa wax ayaan daro ah
"Dagaal wiil kuma dhasho ee waa uu ku dhinta"
Dhalinyarada somaliyeed waxaan ugu baaqeyna in ay ka baqsadan hurinta iyo ka qeeb qadasha dagaladas socda taas badalkeeda ay ka qeeb noqdan sidey nabad ugu soo dabaali lahaayen dagalas socda
"Nabad ayaa naas la nuuga leh"
Ugu danbeyn waxaan alle ka baryeyna in uu walalahas somaliyeed qalbiyadooda isu dubo dagaladas socdane ay halkaas ku joogsadan insha'allah
Laga yaabaa inaad marayso maalmo adag oo culays kugu haya, oo aaddan helin cid kuu qalbi-qaboojisa oo kadeedka iyo diihaalka kula qaybsata , maalmuhu kashaada ayey cusleynayaan adigoo u maleeya inaad hoogtay se ugu dambaynta Ilaahay ayaa ku badbaadiya oo kaa saara dhibta ka dib waxaad noqotaa sida qof aanay waxba ku dhicin weligii. 🤍✨
Читать полностью…" Balse imika ..
Dadaalladii way dhammaadeen,
Dagaalkuna wuu joogsaday ..
Waa kuugu hambalyeynayaa guushaada, qof mar agtayda qiimo ka lahaayow,
Hubkaygii waan tuuray waxaanan ka tagay jiidii horee ee dagaalka ..
Maxaa yeelay waxaan garwaaqsaday in dagaalku kaygii ahayn
iyo dhulkuna aanu kaygii ahayn, wax aan usii dagaalamaana aanu jirin..
Laga bilaabo hadda, waxaad tahay khasaare kaliya."
Shaqo doon ma tahay oo ma xiiseynasaa inaa la shaqeysid haaydaha humanitaire sida WFP
Hadaba xirfadaan muhiimka ah ee Supply Chain Planning si aad shaqo uga hesho hay’adaha waaweyn sida WFP, UNICEF, iyo MSF? Koorsadeena 4 maalmood soconaysa ayaa kuu diyaarsan! Waxaad heli doontaa xirfadaha lagama maarmaanka ah iyo shahaado xirfadeed.
🕐 Wakhtiga: 4 maalmood oo online ah
🎓 Shahaadada: Shahaado xirfadeed oo kugu caawinaysa shaqo raadinta
👉 Click to WhatsApp with Message
Click here https://wa.me/252904502263
All you need ?
Majirto Academy intaa aad kasooheli
Doontid every courses kasta Iyo books
Lasocda website kiisa
🫵 Dadaal same ka ZMC Academy
Inan Ku hagno nagu halee
Jeelka (kawaanka dadka) #Saydnaaya ee Bashaar al-asad iyo Ciidankiisu ku jidh-dili jireen dadka reer Suuriya.
Читать полностью…●▬▬▬╱◥███◣╱◥███◣▬▬▬●
𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐮𝐧𝐢𝐭𝐲
☆ ✼ ★ ━ ━ ━ ━ ━ ━ ━ ━ ━ ★ ✼
●▬▬▬▬▬๑🕋Diini☪️๑▬▬▬▬▬●
❶ @Al_xakiim
❷ @Quruxdaislaamka
❸ @hogaan_Dumar
❹ @Dhaqan_wanaag
❺ @TAMARSIINTARUUXDA
。☆✼★━━━━━━━━━━★✼☆。
❖❥🗣️𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🗣️❥❖
❶ @XikmadoSom
❷ @Albaanichannel252
❸ @AishaAhmed99
❹ @QalbiDhaye143
❺ @XaqiiqadaNolosha
。☆✼★━━━━━━━━━━★✼☆。
🌹𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 🗣️
❶ @xaqiiqadanolosha
❷ @Qalbiyadeena
❸ @Noqoxiddig
❹ @Hasancaashaq
❺ @maanhage
。☆✼★━━━━━━━━━━★✼☆。
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢 🎓
❶ @KobciAqoontaada2
❷ @guuleyso11
。☆✼★━━━━━━━━━━★✼☆。
🌀➤─◈─➤𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
❶ @kobciyebooks
❷ @dareenbulsho
。☆✼★━━━━━━━━━━★✼☆。
𝗫𝗔𝗬𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗵 ⚡️
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
Nala soo xiriir maanta si aad uga faa’iideysato fursadan cajiibka ah!
✨ 𝑺𝑶𝑴𝑨𝑳𝑰 𝑷𝑹𝑶𝑴𝑶𝑻𝑰𝑶𝑵 ✨
═════════════════════════
🕋 𝗤𝗔𝗬𝗕𝗧𝗔 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗧𝗔 🕋
═════════════════════════
➥@Al_xakiim
➥@Quruxdaislaamka
➥@hogaan_Dumar
➥@Dhaqan_wanaag
➥@TAMARSIINTARUUXDA
═════════════════════════
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
═════════════════════════
➥@Xikmadosom
➥@AishaAhmed99
➥@QalbiDhaye143
➥@Albaanichannel252
═════════════════════════
🌸 𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 🌸
═════════════════════════
➥@xaqiiqadanolosha
➥@Qalbiyadeena
➥@Noqoxiddig
➥@Hasancaashaq
➥@maanhage
═════════════════════════
🎓 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢 🎓
═════════════════════════
➥@KobciAqoontaada2
➥@guuleyso11
═════════════════════════
📚 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
═════════════════════════
➥@kobciyebooks
➥@dareenbulsho
═════════════════════════
⚡️𝗫𝗔𝗬𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗵 ⚡️
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
Ads 🔺✖️ ka warhay
500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
📢 Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%✅
✅ ADDEEGYADA STAR TECH
➡️Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.
➡️ Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.
➡️Hal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.
Maxaad sugaysaa?
Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1️⃣ 👍
📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!
HALKAN TAABO
" Sidee xariirrada u guulaystaan?, (كيف تنجح العلاقات) "
Muuqaal podcast ah kan ugu daawashada badan, waxaa la daawaday 133 million jeer wax ka badan, wuxuu ka hadlayaa xariirrada sida ay u guulaystaan, si faahfaahsan buu uga hadlayaa Sh Yaasir Al Xuzaymi, muuqaalku wuxuu soconayaa saddax saacadood! Saddex saacadood muuqaal ah in la daawado 133m jeer wax ka badan faa,iidadiisa waa dareemi kartaa, muuqaalkaa baa halkaan kuugu soo koobayaa inshaa allaah.
Bismillaah..
" ma jiro xariir aan dano/baahi ku dhisnayn, xataa xariirka aad Alle swt kaala dhaxeeyo baahi buu ku dhisanyahay kama maarantid Alle swt, lkn Alle swt makhluuqiisa uma baahna ee iyaga ayaa u baahan ".
" Xariirrada marka aad samanayso laazim waa inaad wadataa seef iyo galkeeda iyo gaashaan ". Seeftaa waxaad u adeegsanaysaa qofka mudan in loo adeegsado si uusan kuugu soo xadgudbin, qofka aan mudnayn in loo adeegsado galka ayaad ka gashanaysaa!
" اركان العلاقات "
1: Xariirka aad laleedahay Ilaah: insaanku waxaa ku beeran fidra ah rumaynta Ilaah iyo baahida uu u qabo Ilaah, laakiin waa Ilaahee?!, halkaan ayaa lagu kala duwanyahay, sidaa darteed Rususha waxaa loo soo diray inay na baraan Ilaaha swt mudan in la caabudo, kaligii la caabudo. Ilaaha ay dadka qaar caabudaan wuxuu noqon karaa isla hawdooda inay caabudaan...
{... أَرَأَيْتَ مَنِ اتَّخَذَ إِلَٰهَهُ هَوَاهُ ...}
Xariirka Alle swt wuxuu ku taaganyahay saddex arrin, "warkiisa inaad rumayso, waxa Rabbi Swt kuu qoray inaad ku raalli noqoto, amarkiisa inaad raacdo ".
2: Xariirka naftaada aad laleedahay: waa inaad qadariso ixtiraamto, nabiga scw wuxuu yiri " qofka muslimka ahi yuusan dullayn naftiisa...." sidee buu dullaynaa?, yacnii inaa dusha aad saarato shay kaa wayn aadan xamili karin culayskiisa ". Dharka aad xiranayso, waxa aad aqrinayso, magacaada, naanaystaada, waxay ka tarjumayaan xariirka naftaada. Caaqilka waa qofka lasoo baxaa jawharka!
Dadku saddex qaanad bay kuugu kala jiraan, qof ku garab taagan ku kaalmaynaya( waa sayidkaaga qofkaa), qof aad adigu garab taagantahay( sayidkiisa baa tahay), qof aan kuu baahnayn (waa simantihiin qofkaas).
Xariirradu waxay ku taaganyihiin hab-dhaqan wanaagsan, kala faa,iidaysi sidaa darteed " Mar kaste oo ay xirfadahaagu bataan waa mar kaste dadka baahida ay kuu qabaan badato, waxaana siyaado inaad ka maaranto dadka. Mar kasto ay ku hayso xirfad-yari waa mar kaste ay badato baahida dadka aad u qabto, waxaana siyaado in dadku kaa maarmaan! ".
Si guud xariirradu waa 3 qayb. Nabiga scw: " Alle swt ka baq meel kaste aad joogto(Xariirka Alle swt laleedahay), xumaanta marka ay kaa dhacdo wanaag raaci, wanaagga ayaa tirtiraya xumaanta(Xariirka naftaada laleedahay), dadka kula dhaqan dabeecad wanaagsan( xariirka dadka aad laleedahay)".
Jacaylka Naftaada:
Sidee ku garanaysaa inaad naftaada jeceshahay? 1: garashada xuduudkaaga iyo inaa tahay qof nuqsaani ku jirto waxay ku tusinee inaa naftaada jeceshahay, dhammaytirnaan Alle swt bay u sugnaatay. 2: Waa inaadan ka xishoon waxyaabaha caadiga ah aad leedahay, sida qaabka u muuqato, timahaaga, bidaarta aad leedahay, waxa aad haysato, waa dullinimo inaad soo xirato maro kugu dhegan adigoo is leh dadka haku qancaan soo jiido waxa aad xirantahay lkn, adiga culays ku dareemayso... 3: inaad hal waji lahaato, markii baraha bulshada la joogo inaad muujiso dabeecad wanaagsan inaad leedahay, lkn waaqaca aad tahay qof dabeecad xun dhaqan aan lahayn, tusaale: marka qoyskaaga aad dhax joogto inaad dabeecad xun tahay! Nabiga scw " dadka sharta ahi waa kuwa labada waji leh, kuwaan waji ugu imaan, kuwa kalane waji kale ugu imaan", kooxdaan waji ula tagayaa, qolada kalane waji kale ayuu ula tagayaa!
Qaybaha xariirrada:
1: Xariir ku dhisan si nabdoon wanaagsan, in labada qofood isku xadgudbin, wixii waajibaad la isku leeyahay la guto, la isku naseexeeyo, waa xariir wanaagsan xariirkaa.
2: Xariir jirran oo ku dhisan canaan, qaylo buuq, qofka uusan ilaalinayn qofka kale xuquuqdiisa.
3: Xariir ku dhisan in qofka qofka kale ka dalbo arrin uusan awoodin, isagoo wiliba aan xuquuqdiisa siinayn, xariir danaysi ah.
"laakiin waxaan jeclaan lahaa in aynu kulano, xitaa haddii uu yahay mid kooban oo daqiiqado ah,
"Inkasta oo aan hadda ku dul socono burburkii riyooyinkeenna."
❀𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢 𝐩𝐫𝐨𝐦𝐨𝐭𝐢𝐨𝐧❀
🌙💠𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ☪️💠🌙
➽ @Al_xakiim
➽ @Quruxdaislaamka
➽ @Hidaayatu_Rabi
➽ @hogaan_Dumar
➽ @Dhaqan_wanaag
➽ @TAMARSIINTARUUXDA
➽ @Diinteenna_Macaan
⟣⃟⸻⚀♦️
✨𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
➽ @XikmadoSom
➽ @Dhiiragaliye
➽ @AishaAhmed99
➽ @QalbiDhaye143
➽ @kalimakariim
➽ @xaqiiqadanolosha
➽ @Albaanichannel252
➽ @Ruuxda
➽ @dareenbulsho
⟣⃟⸻⚀♦️
🦋𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢
➽ @Dareen_side
➽ @Hasancaashaq
➽ @Mohametahmed
➽ @Noqoxiddig
➽ @DunnidaSuugaanta
➽ @qalbiyadeena
⟣⃟⸻⚀♦️
📚𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢
➽ @maanhage
➽ @farsamada
➽ @KobciAqoontaada2
➽ @guuleyso11
⟣⃟⸻⚀♦️
📖𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗
➽ @somalibooks
➽ @Somalilibrary
➽ @kobciyebooks
⟣⃟⸻⚀♦️
/channel/Somalienglish3
🔰🔰 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰
𝗞𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝗮𝗰𝗮𝗮𝗻 𝗧𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺
Waxaan diyaar kuu nahay inaan kuu soo gudbino:
/channel/addlist/lPvkBnO_T6wzZTNk
/channel/addlist/lPvkBnO_T6wzZTNk
☛❖▂▅█▓༆҈﷽༄▓█▅▂❖☚
✨ 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏 ✨
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━🌸
🌙💠🌺 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 ☪️ 🌺💠🌙
⤷ @Diinteenna_Macaan
⤷ @Al_xakiim
⤷ @Quruxdaislaamka
⤷ @Hidaayatu_Rabi
⤷ @hogaan_Dumar
⤷ @Dhaqan_wanaag
⤷ @TAMARSIINTARUUXDA
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━🌸
✨🌻 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆 ✨
⤷ @XikmadoSom
⤷ @Dhiiragaliye
⤷ @AishaAhmed99
⤷ @QalbiDhaye143
⤷ @kalimakariim
⤷ @xaqiiqadanolosha
⤷ @Albaanichannel252
⤷ @Ruuxda
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━☀️
🦋🌹❤️ 𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 ❤️
⤷ @Dareen_side
⤷ @Hasancaashaq
⤷ @Mohametahmed
⤷ @Noqoxiddig
⤷ @DunnidaSuugaanta
⤷ @Qalbiyadeena
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━🌸
📚🎓🌟 𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢 📖 🌟
⤷ @maanhage
⤷ @farsamada
⤷ @KobciAqoontaada2
⤷ @guuleyso11
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━🌟
📖📘 𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 & 𝗠𝗔𝗞𝗧𝗔𝗕𝗔𝗗 📘📖
⤷ @somalibooks
⤷ @Somalilibrary
⤷ @kobciyebooks
☀️🌟🌸━━━━━━━━━━━☀️
𝗫𝗔𝗬𝗘𝗬𝗦𝗜𝗜𝗦 𝗚𝗔𝗔𝗥 𝗔𝗛 ⚡️
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
Nala soo xiriir maanta si aad uga faa’iideysato fursadan cajiibka ah
⌨️
𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡!⤵️
┏━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━┓
🥇 ✨ 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏 ✨🥇
┗━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━┛
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
✦•······················•✦•······················•✦
➠ @Diinteenna_Macaan
➠ @Al_xakiim
➠ @Quruxdaislaamka
➠ @Hidaayatu_Rabi
➠ @hogaan_Dumar
➠ @Dhaqan_wanaag
➠ @TAMARSIINTARUUXDA
✦•······················•✦•······················•✦
🏅𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
➠ @XikmadoSom
➠ @Dhiiragaliye
➠ @AishaAhmed99
➠ @QalbiDhaye143
➠ @kalimakariim
➠ @xaqiiqadanolosha
➠ @Albaanichannel252
➠ @Ruuxda
✦•······················•✦•······················•✦
🌹𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 🦋
➠ @Dareen_side
➠ @Hasancaashaq
➠ @Mohametahmed
➠ @Noqoxiddig
➠ @DunnidaSuugaanta
➠ @Qalbiyadeena
✦•······················•✦•······················•✦
🎓𝗔𝗤𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗦𝗔𝗔𝗟𝗢 🎓
➠ @maanhage
➠ @farsamada
➠ @KobciAqoontaada2
➠ @guuleyso11
✦•······················•✦•······················•✦
📚𝗕𝗨𝗨𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
➠ @somalibooks
➠ @Somalilibrary
➠ @kobciyebooks
✦•······················•✦•······················•✦
____
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
Hadda waxaad fursad u haysataa inaad adeegyadaada
ama badeecadaada u soo bandhigto dadweyne badan
oo ku jira kanaalada kala duwan. Haddii aad rabto
in xayeysiiskaaga lagu gaarsiiyo meelo badan,
nala soo xiriir. 👇👇
⌨️𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡❕
📧 @XayaysiisBot
💫 𝑲𝒖 𝑺𝒂𝒍𝒊 𝑵𝒆𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑺𝑪𝑾
╚═.·:·.✧ ✦ ✧.·:·.═╝
✅Sponsored by✅
/channel/dareenbulsho
Khudbaddii macsalaamada ee Nabiga (SCW) oo dhameystiran .
"Dadka Allaw! I maqla oo si fiican ii dhageysta, waayo, ma hubo haddii aan idinla joogi doono sanadkan kadib. Sidaas darteed, fiiro gaar ah u yeesha waxa aan idin leeyahay oo gaarsiiya kuwa aan maanta halkan joogin.
Dadka Allaw! Sida aad u tixgelisaan maalintan, bishan, iyo magaaladaan inay yihiin kuwa barakaysan, waa inaad sidoo kale tixgelisaan nafta iyo hantida qof walba inay yihiin amaano barakaysan. Ha is-dhibin oo ha dhibin dadka kale. Ku celi wixii lagu aaminay dadka iska leh. Xusuusta, maalin ayaad Allah hortiisa istaagi doontaan oo waxa la idin weydiin doonaa camalkiinna.
Dadka Allaw! Allah wuxuu reebay ribada (ama dulsaarka), sidaas darteed ha qaadan ribo mar dambe. Ogaada Shaydaan (Ibliis) wuu ka quustay inuu idin khiyaaneeyo arrimaha waaweyn, laakiin wuxuu isku dayi doonaa inuu idin khiyaaneeyo arrimaha yar-yar, ee iska jira.
Dadka Allaw! Haweenkiinna waxay leeyihiin xuquuq idinka saaran, idinkuna xuquuq ayaad ku leedihiin. U la dhaqma haweenkiinna si wanaagsan oo naxariis leh, waayo iyagu waa shuraakadiinna iyo kuwa idin caawiya. Allah ka cabsada markaad la macaamilaysaan haweenka.
Dadka Allaw! Caabuda Allah oo keliya. Tukada shanta salaadood ee maalinlaha ah, sooma Ramadaanka, bixiya sakada (Zakah), oo taga Xajka haddii aad awooddo. Ogaada dhammaan Muslimiinta waa walaalo. Waad siman tihiin. Carab kuma fiicna qof aan Carab ahayn, qof aan Carab ahaynna kuma fiicna Carab. Midab-cad kuma fiicna midab-madow, midab-madowna kuma fiicna midab-cad. Kan ugu fiican waa kan ugu dhow Allah.
Dadka Allaw! Markaan tago kadib, nabi kale ama diin kale ma imaan doono. Waxaan idinka tagayaa laba waxyaalood: Qur’aanka iyo tusaalahayga (Sunnadayda). Haddii aad raacdaan, waligiin ma qaldami doontaan.
Fariintayda gaarsiiya dadka kale, oo kuwa maqla ha fahmaan fariinta ka fiican inta halkan ku maqashay. Allahayow, waaan gaarsiiyay fariintaada dadkaaga .
@mrxoosh
Wiilka dhalinyarada ah ee aan aragnay isagoo ka soo baxay Saydnaya isagoo waayay maskaxdiisa iyo xusuustiisa, magaciisu waa Cabdulwahaab Dacdush, waxaana la aqoonsaday.
Wuxuu ahaa arday baranayay cilmiga caafimaadka aadanaha, wuxuuna ka baxay guriga isagoo 20 jir ah si uu ugu aado imtixaanka magaalada Xamaah 13 sano ka hor, laakiin tan iyo markaa dib uguma soo noqon guriga.
Hooyadii, oo uu u ahaa wiilka keliya ee ay aduunka ka leedahay, ayaa indha beeshay murugada maqnaanshihiisa awgeed, iyadoo u malaysay inuu dhintay.
Alxamdu lilaah ugu dambayn Suuriya way xorowday, keli-taliskii dharagqabaha ahaa ee Bashar Assad waala riday saaka.
✌🏾💚😍
Waa muuqaalka muwaadin Suuriyaan ah oo dib ula midoobay hooyadii ka dib marka xalay la xoreeyey magalaada Xalab, Suuriya. Waxa kala irdheeyey hoyaadan iyo wiilkeeda dagaalka Suuriya ee ay malayshiyaadka Iiraan ee argagaxisada, ciidanka bashaar al-asad iyo ruushku gumaad iyo gaboodfalo arxandarro ah geysteen guud ahaan Suuriya.
Читать полностью…Jaceylku waa doonis xun iyo dhalanteed baas oo qofku is dhaho ku kab naftaada dhimman oo ka hel dugsi iyo galmo. Waa wax jaan oo aan doorosho iyo caqli toonna lahayn, ma aha arrin akhlaaqi ah, insaani ah ama ruuxi ah, qofkana wuxuu u biddeeya si dadban oo aannu dhaadi karin.
Ujeedka uu qofku wax u jeclaado si dhab ah u gama hadlo, wuu munaafaqadeeyo, weero iyo meerisyo qurxoon ayuu u ku dadaa dhabnimadiisa ha ahaate dhabnimada uu qofku wax u jeclaado waa hiigsi uu ku doonayo inay noloshiisu sii socota iyo inuu carruur iyo farxad ka helo. Waa run in jaceylka laga helo farxad balse waa waqti gaaban oo ay ka dambayso rafaad, cidlo iyo murug baas. Waa isagii uu Maxamud Darwiish lahaa "jaceylkaba waxaan ka doonayaa bilowgiisa" oo uu dabcan u la jeedo in bilaha hore ama maalmaha hore uu baxnaaniyo dareennada dadka.
Rafaadka iyo cidlada laga dhaxlo kalatagga waxay dhallanrogaan qofka nafsaddiisa, waxayna u yagleelaan habdhaqanno iyo habfekerro ugub ah—tan waxaa tusaale u noqonaya jaceylka koowaad ee qofka. Sidaas la'ajligeed qofku waa in aannu ku kadsoomin dhaan dabagaallahaas oo uu isu jarabaraa siduu uga adkaan lahaa dareennadiisa iyo shahawaddiisa.
- Nuur Camuudi
🔰🔰𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶 𝗖𝗼𝗺𝗺𝘂𝗻𝗶𝘁𝘆 🔰🔰
𝗠𝗮 𝗷𝗲𝗰𝗲𝘀𝗵𝗮𝗵𝗮𝘆 𝗶𝗻𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂 𝗯𝗶𝗶𝗿𝘁𝗼 𝗸𝗮𝗻𝗮𝗮𝗹𝗮𝗱𝗮 𝘂𝗴𝘂 𝗺𝘂𝗱𝗮𝗻 𝘁𝗲𝗹𝗲𝗴𝗿𝗮𝗺 𝗸𝗮 𝗸𝘂𝘄𝗮𝗮𝗮 𝗼𝗼 𝗺𝗮𝗿 𝘄𝗮𝗹𝗯𝗮 𝘂 𝗵𝗲𝗲𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗶d𝗶𝗶 𝗮𝘆 𝘂𝘀𝗼𝗼 𝘀𝗮𝗮𝗿𝗶 𝗹𝗮𝗮𝗵𝗮𝗮𝘆𝗲𝗲𝗻 𝗰𝗼𝗻𝘁𝗲𝗻𝘁 𝗶d𝗶𝗻 𝗮𝗻𝗳𝗮𝗰𝗮.
☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
☠️👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿👇🏿 ☠️
☠️👉🏿👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👇🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👇🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👇🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👇🏻👇🏻👇🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻👇👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿 👉🏾👉🏽 CLICK HERE 👈🏽👈🏾👈🏿 👈🏿☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👉🏻 👆👈🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👉🏼👆🏻👆🏻👆🏻👈🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👉🏽👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👆🏼👈🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👉🏾👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👆🏽👈🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👆🏾👈🏿 ☠️
☠️👉🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👆🏿👈🏿☠️
☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️☠️
🟫🟨🟡JOIN ALL🟩🟥JOIN ME🔵🟦⬜️
✨ 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏 ✨
━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
✦ 📖 @Diinteenna_Macaan
❋ 🌟 @Al_xakiim
✽ ✨ @Quruxdaislaamka
❈ 🌼 @Hidaayatu_Rabi
✤ 🌸 @hogaan_Dumar
❅ 🌺 @Dhaqan_wanaag
✎ 💫 @TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
✰ 💡 @XikmadoSom
✽ 🏅 @Dhiiragaliye
❋ 📚 @AishaAhmed99
✦ 🧠 @QalbiDhaye143
❉ 📘 @kalimakariim
❈ 📝 @xaqiiqadanolosha
✎ 🔥 @Albaanichannel252
✤ 🌟 @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 Jacaylka & Oraahyo 🌸
✦ 💬 @Dareen_side
❋ ❤️ @Hasancaashaq
❉ 💫 @Mohametahmed
❈ 🦋 @Noqoxiddig
✎ 🌟 @FAAIDOCHANEEL
✤ 🎨 @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━
🎓 AQOON & FASAALO 🎓
✦ 📖 @maanhage
❋ 🛠 @farsamada
✽ 🎓 @KobciAqoontaada2
❉ 🌟 @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━
📚 BUUGAAG 📚
✦ 📚 @somalibooks
❋ 🏛 @Somalilibrary
✽ 📘 @kobciyebooks
━━━━━━━━
🌐 JOIN ALL CHANNELS
━━━━━━━━
💫 Ku Sali Nebiga SCW 💫
━━━━━━━━
📲 [Dareen Side]
✅Sponsored by✅
/channel/Dareen_side