dareen_side | Unsorted

Telegram-каМал dareen_side - DAREEN SIDE 🫀 🍁

18287

Noloshu waa dareen ka dhasha dhacdooyin YouTube: https://youtube.com/@DareensidePodcast?si=5Fo Instagram : 🔜 Follow us 🔜 https://www.tiktok.com/@dareen_side_?_t=8bmg https://instagram.com/dareen_side_ Mareegta internetka 'web' : https://Dareenside.com

Subscribe to a channel

DAREEN SIDE 🫀 🍁

"Hadduu ogaan lahaa qofka aan jeclahay sida aan ugu adkeysanayo wax kasta si aan u ilaashado iyada iyo inta aan la jaanqaadayo xanuunka kasta oo isoo foolsaara, oo aan uga horeysiinayo waxkasta dareenkeyga cabsi aan kaa qabo in aanan waayin iyada...
Waxay ku qaadi lahayd wadnayga gacmaheeda si degenaan leh."

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏
───  ☆: .☜ . :☆. ───
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
➥ @Diinteenna_Macaan
➥ @Al_xakiim
➥ @QuruxdaIslaamka
➥ @Hidaayatu_Rabi
➥ @Hogaan_Dumar
➥ @Dhaqan_Wanaag
➥ @TamarsiintaRuuxda
•❅───✧❅✊❅✧───❅•
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
➥ @XikmadoSom
➥ @Dhiiragaliye
➥ @AishaAhmed99
➥ @QalbiDhaye143
➥ @KalimaKariim
➥ @XaqiiqadaNolosha
➥ @Albaanichannel252
•❅───✧❅✊❅✧───❅•
🌷 𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 🌞
➥ @Dareen_side
➥ @Hasancaashaq
➥ @Daren_Jaceyl
➥ @MohametAhmed
➥ @Noqoxiddig
➥ @DunnidaSuugaanta
➥ @Ruuxda
───  ☆: .☜ . :☆. ───
🎓 𝗔𝗀𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗊𝗔𝗔𝗟𝗢 🎓
➥ @MaanHage
➥ @Farsamada
➥ @KobciAqoontaada2
➥ @Guuleyso11
───  ☆: .☜ . :☆. ───
📚 𝗕𝗚𝗚𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
➥ @SomaliBooks
➥ @SomaliLibrary
➥ @KobciyeBooks
┏━━━━━•❃°•°•°•°❃•━━━━━┓
💫 𝑱𝒐𝒊𝒏 𝑚𝒍𝒍 𝑪𝒉𝒂𝒏𝒏𝒆𝒍𝒔
/channel/kobciyebooks
┗━━━━━•❃°•°•°•°❃•━━━━━┛
❝

Ogeysiis Dood Muhiim ah: Caqliyadda Dhalinyarada Soomaalida ee Qarniga 21aad


Waxaad ku casuuman tihiin dood muhiim ah oo diiradda lagu saarayo fikirka iyo caqliyadda dhalinyarada Soomaalida ee qarnigan 21aad. Dooddan waxay iftiimin doontaa isbeddelada, caqabadaha, iyo fursadaha ay dhalinyaradu ku wajahayaan nolosha casriga ah. Waxaa la falanqeyn doonaa sida ay dhalinyaradu u halbeegtaan wax kasta oo noloshooda khuseeya, iyadoo la eegi doono doorka teknolojiyada, baraha bulshada, iyo horumarinta naftooda.

Mowduuca:
Caqliyadda Dhalinyarada Soomaalida ee Qarniga 21aad

Goobta: Kanaalka ➥
@dareenbulsho
Goorta: Habeenimada Axada, 9:00 PM (Xiliga Geeska Afrika



Ka qaybgal dooddan oo la wadaag fikirkaaga iyo aragtidaada!👇👇👇👇

➥ @dareenbulsho

💫 𝑲𝒖 𝑺𝒂𝒍𝒊 𝑵𝒆𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑺𝑪𝑟
┏━━━━━•❃°•°•°•°❃•━━━━━┓
➥ @dareenbulsho
➥ @dareenbulsho
┗━━━━━•❃°•°•°•°❃•━━━━━┛

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Waa sidee caqliyadda dhalinyarada Soomaaliyda ee qarnigan 21aad nool?
Qaab sidee ah ayey u fikiraan? Waa maxay maanhagahooda ay ku halbeegaan wax kasta?

Weydiimahani waxay bud-dhig u yihiin dood muhiim ah oo ka qabsoomi doonta telegram-ka

Goobta: kanaalka Dareenbulsho
Goorta: habeenimada Axadu soo galayso 9:00 xiliga Geeska Afrika

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Maalin uun waxaad noqon doontaa oo kaliya xusuus ku jirta qalbiyada dadka qaar. Hubi in xusuustaadu noqoto mid qurux badan.

@mrxoosh

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

ANOO JECEL BAAN KA TEGAY !.

Sida ay dunidu u fiddo maalin walba waxaa iyaguna balaadhanaya oo koraya jidhkeenna , maskaxdeenna , aragtideenna iyo waayaheenna aqooneed .
Hase ahaatee korodhkaas iyo kobocaas aynu samayno maalin walba waxa ay innagu yeeshaan saamayn dheefeed iyo mid dheef-darro labadaba , si lamida sida uu cuf-isjiidadku " gravity-gu" saamayn taban iyo mid toganba ugu leeyahay jiritaanka dunida iyo koonka iyo sii balaadhashadeeda " expending universe " ayuu inagana saamayn lamida inoogu leeyahay .

Hadaba isbeddelkaas maalinlaha ah ee innaga iyo dunidaba inagu socdaa waxa uu keennaa isdiiddooyin iyo iska-hor-imaadyo badan oo aynaan mahadin , waxana kamid in aynu kala fogaanno kuwa aynu jeclayn la jirkooda , iyo in ay qaar inaga mid ahi ka tanaasulaan qorshayaashooda nololeed iyada oo ay kallifayso maankeenna sida maalinlaha ah u curinaya aragtiyada cusub .

Waa caways ay goor-sheegtu ay ku beegantahay 5 saac habeennimo , ma jirin hawl iyo fallaad aan ku fooganaa oo aan ka ahayn sugitaanka iyo dhawridda hadalkeeda ,
Sababta u weyn ee aan odhan karo waan usoo jeeday habeenkaas waa iyada iyo hawaawigeeda .

Waxa ay ahayd darmaan da'yar oo diin , dulqaad iyo debecsamiba illaahay ku muuneeyay , waxa ay ahayd 19 jir cududeedda iyo caqligeeduba buuxsamay oo camal wanaag iyo cuddooni ku darsatay .
Waa mid kamida aayadaha illaahay kuwooda ugu faddilan , illaahay ayaa ku muujiyay awooddiisa iyo illaahnimadiisa , oo abuurkeeda iyo sansaankeeda waad la irkigaysaa , jidbo iyo ashqaraarna waad la jilbo joogsanaysaa .
Raggii hore haddii ay hablaha ku ammaani jireen fardaha , geela iyo tigaadda anigu waxaan iyada ku masaali lahaa muraayad dhalaal badan iyo quraarad noole kasta oo hor istaaga uu iska dhex arkayo oo uu humaaggiisa ka dheehanayo .
Waa muraayad goortii uu iftiinka qorraxdu ku dhaco oogadeeda soo celinaysa ilayska oo waxa ay kamid tahay " reflection objects-ka " dunida ka jira .

Tilmaamaheeda muuqaal haddii aan wax ka taabtana waxa ay ahayd indho-deeroleey , san quruxsan iyo midab dahabiya leh , waana ta keentay inaan ula baxo magacyo ka turjumaya midabkeedaas iftiinka badan , magacyadaas oo ay kamid ahaayeen , kaaha iyo dhool , oo aan ugu wici jiray mar walba , gabadh soo-jiidasho iyo dhaayo-tiix leh bay ahayd, waxa ay ahayd mid ka soocan bulshada oo jaad-gooni ah , weligay ma arag shabbad iyo cadrad la muuqaal iyo macne ah , waase laga yaabaa in ay indhahaygu u sixran yihiin iyada , oo aan ku suganahay " nin waliba hablaha tuu calmado , waw cambaro luul "
Run ahaantii waanse qirayaa in ay ahayd gabadh qurux ku sheeggan oo labbood kasta oo daymooda uu la cajabi lahaa muuqaalkeeda iyo dixiinnimadeeda .

Muddo badan oo aannu soo wada qaadannay waxa ay xidhiidhkayaga ka ahayd hormuud iyo yeesha aan la 'aanteed la guurin , ama maskaxda aan la'aanteed hore loo socon.
Waxa aannu soo marnay maalmo badan oo aannu is afgaran weynay iyo habeenno badan oo aannu isa-saluugnay .
Hase ahaatee waxa aannu kusoo dhaafnay isu samir iyo isu-tanaasul " samraa sedkii waa helaa " iyo " ilko iyo carrab baa isugu dhawoo ways qaniinaan " ayaa kamid ahaa murtidii aannu isku laab-qaboojin jirnay .
Waanse qirayaa inay iga dulqaad iyo samir badnayd oo iiga tudhaale badnayd wadajirkayaga .

Qorshayaal nololeed ayaan ka yeeshay oo waxaan ku darsaday dunida aan rajaynayo , iyaduna si lamida waxa ay igu darsatay riyooyinkeeda iyo mustaqbalkeeda nololeed .
Labadayaduba waannu jeclayn inaannu midowno oo reer islaameed yagleello waase suuro-geli wayday maalmo badan.

Waxa ugu weyn naga hor istaagay in aannu lammaanowno waxa ay ahayd aniga oo aan xandho iyo adduun aan ku maareeyo noloshayada soo taabin ama gacanta ku hayn .
Wax caqabad ah se umaannu arkayn arrinkaas oo waxa ay qanaaco iyo kalsooni ka jillaysnayd laabahayaga iyo maankayaga , waxana ay ku kalsoonayd kartidayda iyo taagtayda , aniguna waxa aan geed dheer iyo mid gaaban ba ugu koray sidii aan uga runsheegi lahaa yaqiinteeda .
Hubaashii gob bay ahayd igu garab taagnayd gaadhidda iyo xaqiijinta yoolkayaga .
Haa!! gob aan laga gobsanayn bay ahayd .

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

✹ 𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏 ✹
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
➻ 📖 @Diinteenna_Macaan
➾ 🌟 @Al_xakiim
⌲ ✹ @Quruxdaislaamka
✿ 🌌 @Hidaayatu_Rabi
▲ 🌞 @hogaan_Dumar
◇ 🌺 @Dhaqan_wanaag
✧ 💫 @TAMARSIINTARUUXDA
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
➾ 💡 @XikmadoSom
✿ 🏅 @Dhiiragaliye
⌲ 📚 @AishaAhmed99
▲ 🧠 @QalbiDhaye143
✧ 📘 @kalimakariim
◇ 📝 @xaqiiqadanolosha
➻ 🔥 @Albaanichannel252
✿ 🌟 @Ruuxda
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🌷 𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 🌞
➻ 💬 @Dareen_side
⌲ ❀ @Hasancaashaq
▲ 🌹 @daren_jaceyl
✧ 💫 @Mohametahmed
◇ 🊋 @Noqoxiddig
✿ 🎚 @DunnidaSuugaanta
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
🎓 𝗔𝗀𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗊𝗔𝗔𝗟𝗢 🎓
➾ 📖 @maanhage
⌲ 🛠 @farsamada
▲ 🎓 @KobciAqoontaada2
✧ 🌟 @guuleyso11
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
📚 𝗕𝗚𝗚𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
➻ 📚 @somalibooks
◇ 🏛 @Somalilibrary
✿ 📘 @kobciyebooks
━━━━━━━━━━━━━━━━━━
💫 𝑱𝒐𝒊𝒏 𝑚𝒍𝒍 𝑪𝒉𝒂𝒏𝒏𝒆𝒍𝒔
/channel/dareenbulsho
━━━━━━━━━━━━━━━━━━

Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?

Hadda waxaad fursad u haysataa inaad adeegyadaada
ama badeecadaada u soo bandhigto dadweyne badan
oo ku jira kanaalada kala duwan. Haddii aad rabto
in xayeysiiskaaga lagu gaarsiiyo meelo badan,
nala soo xiriir. 👇👇

⌚𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡❕

📧 @XayaysiisBot

💫 𝑲𝒖 𝑺𝒂𝒍𝒊 𝑵𝒆𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑺𝑪𝑟
╚═.·:·.✧ ✩ ✧.·:·.═╝

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

​Ka: muwaadin reer Suuriya ah
Ku: Xisbulaat

Dadka ka soo qaxaya dhanka koonfureed ee Lubnaan (shiicada Lubnaan)..
ku soo dhawaaasa gurigayga ..
Dadkayga qaxootiga ah maantow ma xasuusataan gurigaygii aan idinku soo dhaweeyay sanadkii 2006?

Waxaan jeclaan lahaa inaan idin ku soo dhaweeyo mar kale, balse waad duqayseen aqalkaygii oo waxba kama hadhin ..
Waxaan jeclaan lahaa inaan ubadkayga u diro wadooyinka si ay idiinku yeedhaan oo idiin yidhaahdaan: Guryahayagu way idiin furan yihiin ..
Ma xasuusataan markii ay idin soo dhaweeyeen 2006?
Ma heli doontaan maanta carruurtaydii, maxaa yeelay waad ku disheen xasuuqii Al-Xuula ..
Inantaydii idiin diyaarisay saxanka mac-macaanka ee aad ka hesheen xagaagii 2006 waxa lagu afduubtay gaadhi sita calan huruud/jaalle ah ( calanka Xisbulaat ) mar ay joogtay bar koontorool, dabadeedna waxaanu helnay iyada oo jidhkeeda oo la jeexjeexay oo la kufsaday!
Hooyaday oo idin diyaarin jirtay cuntada intii aad joogteen, waxay dhimatay iyadoo tiiraanyo iyo murugo u dhimatay ka dib markay aragtay walaalkay oo muuqaal la faafiyey uu jidhdilayo wiilkiinu ilaa uu ka dhintay .. Waxay kaliya rabtay inay hesho meydkiisa si ay u aasto, balse waxay u dhimatay ciil iyo caloolyow.

sidaas darteed iga raali noqda, hooyo idiin cunto karisa iyo walaal idin martigeliya toona ma jiraan.
Aabbahay oo guriga idiin dhiibay oo anaga amray inaan ku hoyano guryaha adeeraday iyo eddooyinkay waa la afduubay, dabadeed waa na lagu qasbay inaan bixino lacag, markaas ayay meydkiisii soo tuureen..
ma garanayo inaad aragteen wejiyada dhibanayaashiina, si u xasuusataan in kaasi yahay kii idin martigeliyey ka hor inta aydaad dilin.
Wallaahi waxaan jeclaan lahaa inaan idiin dhaafo wax aad cunto ka heshaan, balse ma xasuusataan gaajadii Madaaya oo aad nagu wiirsan jirteen wahtigaa iyo sawirada cuntada aad noo soo bandhigi jirteen si aad nagu quudhsataan, dhammaantiin haweenkiinna, dhalinyaradiinna, waayeelkiinna iyo carruurtiinnaba .. cuntadayadii Madaaya waxba kama hadhin maalintii ay dadku gaajo u dhimanayeen iyadoo aad na go'doomiseen idinku.
Dugsiyadii aan idinku soo dhaweyn lahaa, waad dumiseen.
Dhakhtaradii aanu idinku daweyn lahaa dhaawiciinna, waad ku duqeyseen iyadoo dhaawacayagii gudaha ku jiraan..
Sidaa darteed, waan ka xumahay inaanan maanta ku marti qaadi karin ..
Balse ma ii ogolaan doontaan inaan weydiin idin weydiiyo:
- Markaad na dili jirteen waxaad dhihi jirteen inaan nahay caqabad idinkaga hor gudban cadowga Sahyuuniyiinta, cadowgii waakaa, maxaad uga soo cararteen maanta?
- Dalkayaga waxaad ku ahaydeen geesiyaal, hub sita, dagaallo gala, waadna dagaallanteen..
Miyaydaan geesiyaal ka ahayn magaalooyinka Ximis iyo Xalab? Maxaan maanta idiin arkayaa idinkoo cararaya?
- Waxaad dagaal adag u gasheen inaad ka xorreysaan magaalada Al-Qusayr dadkeedii, maxaa maanta idinka hortaagan inaad difaacdaan guryihiinna Lubnaan?
- Waad gumaadeen dadkayagii, waad disheen dhallinyaradayadii, waad dumisay guryahayagii, waadna gawracdeen carruurtayadii, si ugu gacan banaanaataan dagaalka aad cadowga yuhuuda la geli doontaan..

Waakaa cadowgii yuhuuddu idiin yimid hadda ..
waakaa fagaaruhu idiin bannaan, idinka iyo iyaga wax idiin dhex yaal ma jiraan, maxaad iska dhiciseen?

- Waxaad u aargoosayseen Xusayn bin Cali RC, Zaynab, Ruqiya iyo Sakiina ( waa ahlu baytka ay ka been abuurteen shiicadu) iyo dhamaan sheekooyinkii sooyaalka idiinku yaaley ilaa aanay jirinba cid aydaan ka aargoosanin..
Balse maxaa sabab u ah in Sahyuuniyiinta yahuuddu maanta idin qixiyaan mar labaad iyo mar saddexaadba oo ay guryihiinna dumiyaan, dhallinyaradiinna dilaan oo madaxdiinna toogtaan, dhamaan waxaas oo hortiina ka dhacaya, miyaanay jirin aargoosi kale??!
In badan ayaan isku dayay in aanan idinku wiisan.. In badan ayaan isku dayay inaan kala sooco arrimaha, qadiyadaha iyo go'aamada aan ka qaadanayo.
Oo aan iska ilaaliyey inaan ku sugnaado meel la ii arko inaan la safanahay cadowgiinna ..

Se Ilaahay baan ku dhaartee isku koox baa tihiin yuhuudda saf keliya ku wada jira.

Ibraahim Al- Kowki, muwaadin Suuriyaan ah.

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

https://skl.sh/3XYMWPN


Skill share waa goob aad ku baran karto xirfado kala duwan oo muhiim ah ,si free ah .

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🫧 Community ++ 🌪
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
Join 👉 @somali_admins
▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬
📮Somali Free Books ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Somali Librarians ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Xikmado iyo murti ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Kobciye Books ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Mucaashaq Jacayl↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dhiirigaliye nolol ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hoyga Farsamda ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aqoon Kobciye ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hidaayatu Rabbi ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Quruxda islaamka ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 jacaylside channel ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 alxakiim channel ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮xaqiiqada Nolosha ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Dareen Side channel↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Hassan Caashaq ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Qalbi Dhaye ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qalbiyadeena ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Guulaayso bet ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kalimat Kariim ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Aisha bin Ahmed ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Faiido Channel ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮Hogaan Dumar ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 albaani channel
↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dhaqan Wanaag ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Dinteena suuban ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Qoraalo kooban ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Nuxur Side FXV ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Kaydka Qormo ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 MaanHage School ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█

📮 Ruuxda channel ↩
❯❯❯ █░JOIN NOW░█



█▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀▀█
🎯Presented by @zomalibot
█▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄▄█
anti-delete 🔝12hrs in channel

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Gabaygii baroordiiqda ahaa ee uu tiriyey Raage Ugaas markii xaaskiisii xadiyo nuur uu libaax qaaday habeen

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

💞➰Community ++ ♚♚
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
32k+ ✹Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
23+ 🌞 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
21+k 🪎Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
16k+ 👀Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
16k+ 🌓Somali to English♊
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺ jacaylside channel❀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪎
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k ♚ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 🔎 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k ♒ Kalimat Kariim ♉
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
12k 🪀 Dhaqan Wanaag ⚖
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
12k 👳‍♂ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
10k ✍ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
⭐ VIP Channel ➡ JOIN NOW ✅
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channels

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

💞➰Community ++ ♚♚
━━━━━━━🔺━━━━━━━━

111k+ 📚Somali Free Books 📙
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
53k+ 📘Somali Librarians 📒
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
32k+ ✹Xikmado iyo murti🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
31k+ 📘Kobciye Books📗
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
23+ 🌞 Mucaashaq Jacayl🌷
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
21+k 🪎Dhiirigaliye nolol🍀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
19+k ⚙Hoyga Farsamda💭
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
18k+ 🌟 Aqoon Kobciye 🔆
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
17k+ 👩‍🏭 Hidaayatu Rabbi 👥
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
16k+ 👀Quruxda islaamka🫂
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
16k+ 🌓Somali to English♊
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
15k+ ⛺ jacaylside channel❀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
14k+ 🪢 alxakiim channel 👔
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
14k+ ➰xaqiiqada Nolosha🪜
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
14k+ 🌱Dareen Side channel🪎
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 💹 Hassan Caashaq ❇
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k ♚ Qalbiyadeena 💢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 🔎 Guulaayso bet 🟢
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k ♒ Kalimat Kariim ♉
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 🧩 Faiido Channel🪝
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
12k 💬 albaani channel 🗯
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
12k 🪀 Dhaqan Wanaag ⚖
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
12k 👳‍♂ Dinteena suuban💚
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
10k ✍ Kaydka Qormo 🖌
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
10k 🌎 Haqabtire Online⚡
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 Ruuxda channel 💫

▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂
06k 🫧 MaanHage School 💫
▂▄▅▆▇█ 🅹🅞🅞🅜 █▇▆▅▄▂

━━━━━━━━━━━━
⭐ VIP Channel ➡ JOIN NOW ✅
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channels

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Kuuma sheegi karo sida ay naftaydu u daalan tahay, iyo sida ay nolosha cajiibka ah u tahay, laakiin inkasta oo ay cajiib tahay, haddana iima fiicna, sababtoo ah marnaba ma fahmaysid xaaladda aan ku suganahay iyo xaaladda aan ku hadhay, maxaa yeelay waxa ku farxay Aniguna igama farxin karo, oo codkaygiina waa yaraaday, oo xooggaygiina waa i dhimay, oo aamusnaantayduna waxay ii noqotay dawo, oo si joogto ah ayaan u cunaa.

Kuuma sheegi karo sida ay maalmuhu igu dhaafeen, iyo sida aan uga go’ay xidhiidhkii yididiilo kasta, iyo sida uu Ilaahay iiga fogeeyey dareenkii ugu darnaa ee aan dareemay iyo in aan go’doon noqday arrinkaas awgii , kuuma sheegi karo sida aan ugu dadaalayay in aan helo Iftiin yar oo aan isku hareereeyo, xitaa haddii haba ahaado mid dhalabteed ah bee, way ka xanuun badan tahay sidii aan filayay, Balse ugu dambeyntii waan ka adkaaday isaga, sidaan uga adkaaday rabitaankaygii inaan kula hadlo. ❀‍🩹😞

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

113k🌐Somali Books 📚
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
54k 😎Somali Library⚡
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
33k 💭Xikmado iyo murti 💙
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
31k 💰Kobciye Books 📚
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
24k 💞Mucaashaq Jacayl 🌞
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
22k 💰Dhiiragaliye 📚
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
19k 🆓 Free Udx Courses🈚
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
19k 🆓 somali english🈚
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
17k 📖 Aqoon Kobciye 📒
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
16k 👩‍🊰 Hidaayatu Rabi 🧕
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
15k 🍎 Quruxda Islamka 🍀
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
15k 🌹Xaqiqada Nolosha🥀
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
14k 🪎Al-Xakiim Channel🌌
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
14k 🌻Ereyo jacayl ah 🌞
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
13k ✹Dareen Side🔥
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
13k 💹 Hassan Caashaq ❇
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
13k 🈳Qalbi Dhaye 🚹
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
13k ♚ Qalbiyadeena 💢
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
13k ♒ Kalimat Kariim ♉
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
13k 🧕 Aisha bin Ahmed🗣
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
13k 👩 Hogaan Dumar 🧕
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
12k 🧩 Faiido Channel🪝
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
12k 💬 albaani channel 🗯
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
12k 🪀 Dhaqan Wanaag ⚖
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
12k 👳‍♂ Dinteena suuban💚
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
11k 📒 Qoraalo kooban 👀
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
10k 🍇 Nuxur Side 🌬
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
10k ✍ Kaydka Qormo 🖌
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
13k 🌎 guulayso bet⚡
➠
░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
06k 🫧 Ruuxda channel🌖
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
06k 🫧 MaanHage course ⌚
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░
500 🫧 Dareen Bulsho 💫
➠ ░▒▓█ 🄹🄟🄞🄜 █▓▒░

━━━━━━━━━━━━
⭐ All Channels ➡ JOIN ALL ✅
━━━━━━━━━━━━
anti-delete 🔝12hrs in channel

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

U fudud si kakan ! 🫥

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

إنا لله و إنا إليه راجعون

Wuxuu shihiiday isagoo furinta dagaalka ku jira, iska Xamaas iyo mujaahidiinta e reer Qasa oo dhami waa wada Yaxye Sinwaar oo kale.

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Ka dib markii aan go'aansaday inaan ku daayo, waan awoodi waayey inaan ku soo qoro hal ereyna.
Balse si uun, daw kasta oo aan qaado wuxuu igu soo hagayey dhankaaga.
Adigaa igu soo dhaca mar kasta oo aan arko qof aad isku magac tihiin, marka aan akhriyo weedh jaceyl ama aan daawado filim, mar kasta oo aan arko lammaane xidhiidhkoodu guulaystay.
Waxaan kugu xusuustaa dhoolacadayntii maalinta keliya a indhahaygu ka buuxsadeen ee aan xusuustayda ka go'in weli iyadoo sannado badan ay kasoo wareegeen.

Mar kasta oo aan eego dayaxa waxa i hor yimaada maalmihii naruurada iyo wada-sheekaysiyadeenii saqda dhexe ee maalmaha kooban ii ahaa tamarta qudhayda.

Waan ogahay oo wax kasta way dhamaadeen, se waxaan ogaaday inaynu ahayn sida xariiqyada qotoma ee mar keliya kulma weligoodna aan dib u kulmin. ❀‍🩹 🩹

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Ads 🔺✖ ka warhay 500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!

Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.

📢 Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%✅ 

✅ ADDEEGYADA STAR TECH

➡Xayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.

➡  Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.

➡Hal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.


Maxaad sugaysaa?

Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1⃣ 👍

📞 Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!

HALKAN TAABO

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Hadaba habeenkan khayraad waxa uu ahaa habeenkii isi-sagootinta , sugitaan iyo soo-jeed badan dabadii waxa dhacay wax lama filaan ah , waxa uu ahaa habeen uu laabtayda si caaro-hoor ugu soo dhacay qodobkan hoosta ka xarriiqaya kala-tagayaga iyo in aannu is macasalaamayno .
Waxa laga yaabaa inuu saamayn nagu yeeshay cuf-isjiidadku "gravity-gu " oo uu ka awood batay "dark energy-gii" keenayay inuu xidhiidhkayagu sii balaadho oo sii baaho sidaas na uu ku yimi isu soo ururka xidhiidhkayagu .

Illaa hadda ma garanayo sababta ay waxaasi u dhaceen hase ahaatee way dhaceen wixii dhacay .
Waxana habeenkan iyo maalintii ka dambaysayba ay ii ahaayeen milayo sagootineed .
Maalmihii ka dambeeyay ee ii curtayna waxa ay iigu curteen urugo iyo uur-ku-taallo .

In badan baan isku haaraamay oo ka qoomameeyay hanfadenimadaas aan ku kacay iyo shidaaddaas aan geystay ee anafada ah waase goor ay fandhaal iyo xeedho kala dhaceen iyo salaad waqtigeedii la dhaafay .

Qar-iska-tuurnimada aan habeenkaas sameeyay iyo deg-deggaasi waxa ay curyaamiyeen wax badan oo kamida mooradayda , waxana ay biyo ku shubeen badh badan oo kamida riyooyinkii aan nolosha ka lahaa .

Waxa waxaas oo dhan igaga sii darnaaday ba waxa ay ahaayeen inuu igusii laba-jibbaarmay jacaylkii aan u qabay iyada , waxana aan u haydalay ka fekerkeeda iyo xiisaheeda .
Mana jirto waddo aan ku qancin karo oo aan ku boogo-dhayi karo naftayda iyo iyada toona .
Ninkaygii habeenkaas qariibsanayay inaan iyada aawadeed usoo jeeday 5 saac habeennimo ama 11kii habeennimo waxa aan habeenkaa dabadii usoo joogay in habeennada qaar uu waagu iigu baryo iyada ka fikirkeeda iyo suuraysigeeda .

Wayska xaal adduun


- Xigasho

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

╔═════•✭•❀•°♛°•❀•✭•═════╗
𝑺𝒐𝒎𝒂𝒍𝒊 𝑷𝒓𝒐𝒎𝒐𝒕𝒊𝒐𝒏
✯ ━━━━━━ ✿ ✫ ✿ ━━━━━━ ✯
🕋 𝗗𝗜𝗜𝗡𝗜 🕋
❶ @Diinteenna_Macaan
❷ @Al_xakiim
❞ @QuruxdaIslaamka
❹ @Hidaayatu_Rabi
❺ @Hogaan_Dumar
❻ @Dhaqan_Wanaag
❌ @TamarsiintaRuuxda
✯ ━━━━━━ ✿ ✫ ✿ ━━━━━━ ✯
🏆 𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 & 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢 🏆
❶ @XikmadoSom
❷ @Dhiiragaliye
❞ @AishaAhmed99
❹ @QalbiDhaye143
❺ @KalimaKariim
❻ @XaqiiqadaNolosha
❌ @Albaanichannel252
✯ ━━━━━━ ✿ ✫ ✿ ━━━━━━ ✯
🌷 𝗝𝗔𝗖𝗔𝗬𝗟𝗞𝗔 & 𝗢𝗥𝗔𝗔𝗛𝗬𝗢 🌞
❶ @Dareen_side
❷ @Hasancaashaq
❞ @Daren_Jaceyl
❹ @MohametAhmed
❺ @Noqoxiddig
❻ @DunnidaSuugaanta
❌ @Ruuxda
✯ ━━━━━━ ✿ ✫ ✿ ━━━━━━ ✯
🎓 𝗔𝗀𝗢𝗢𝗡 & 𝗙𝗔𝗊𝗔𝗔𝗟𝗢 🎓
❶ @MaanHage
❷ @Farsamada
❞ @KobciAqoontaada2
❹ @Guuleyso11
✯ ━━━━━━ ✿ ✫ ✿ ━━━━━━ ✯
📚 𝗕𝗚𝗚𝗚𝗔𝗔𝗚 📚
❶ @SomaliBooks
❷ @SomaliLibrary
❞ @KobciyeBooks
✯ ━━━━━━ ✿ ✫ ✿ ━━━━━━ ✯
💫 𝑱𝒐𝒊𝒏 𝑚𝒍𝒍 𝑪𝒉𝒂𝒏𝒏𝒆𝒍𝒔
/channel/dareenbulsho
✯ ━━━━━━ ✿ ✫ ✿ ━━━━━━ ✯
❝ Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
Hadda waxaad fursad u haysataa inaad adeegyadaada
ama badeecadaada u soo bandhigto dadweyne badan
oo ku jira kanaalada kala duwan.👇👇👇❞

⌚𝗧𝗔𝗔𝗕𝗢 𝗛𝗔𝗟𝗞𝗔𝗡❕
📧 @XayaysiisBot

💫 𝑲𝒖 𝑺𝒂𝒍𝒊 𝑵𝒆𝒃𝒊𝒈𝒂 𝑺𝑪𝑟
╚═════•✭•❁•°❀°•❁•✭•═════╝

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Qaasim Sulaymaani: ku soo dhawoow naarta jahannama sxb, kulayl iyo gaajo igu dishay meesha ee ii wehel yeel .

Xasan: belaayo kuu wehel noqotay! Ma halkanaad iigu yeedhaysay weligaa?!



Maxaa akhyaar naarta ku kulantay maanta 😂😁😂

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.

Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO

Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimo

La socod wanaagsan

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Goor dambe waxaan si weyn u garwaaqsaday odhaahdii May Siyaadah ee ahayd: "Nolosha bani'aadamka ee dhulka dushiisu waa jihaad joogto ah."
Wax kasta faahfaahintiisa iyo dhinac kasta waa jihaad, nolosheena aqalka dhexsiida , qoyska, shaqada, asxaabta xidhiidhka aan la leenahay dadka kale, waxa aynu doonayno iyo waxa aynaan rabin, raadinta aynu ugu jirno kadabka (risq) Wax si fudud ku yimaada ma jiro, maalinna si fudud kuma tagto.

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

" Kumbulkiyo ardaagii miyaa, laygu kelieeyay?"

Meeris gabayga oo dhan ka xeeldheer

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Ciid mubaarig dhammaan gobta ay bartani na kulmisay 🌙🀍

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

🏳‍🌈 calankani maaha astaan ay leeyihiin dadka xayndaabka aadaminimada iyo dugaagnimada ka baxay ee anshax-xumada sameeya ee waa astaan rabbaani ah oo ka timid qaanso-roobaadka ama jeegaanta 🌈 oo ka kooban 7 midab oo dabiici ah!

Qodobka ugu weyn ee ay ka gadeen dadweynaha caalamka maanta ayaa ah inay astaan ka dhigteen summad dabiici ah oo quruxbadan si ay garaadkeena ma-weeleeyaha uga dhaadhiciyaan in anshax-xumada qawmu-luudnimadu ay tahay wax dabiici ah mar haddii aynu u aqoonsano in calan ay ka dhigtaan jeegaanta taasina ay inagu kalifto inaynu nacno jeegaanta iyo midabadeedaba. Waa talaabo halis ah oo aad loog soo baaraan-degay se ay dadweynaha caalamka oo dhami ku sirmeen.

Waxay la mid tahay tani in koox shufto dembiilayaal ah ay calan ka dhigtaan cadceeda sidaasna aynu ku nacno cadceeda iyo midabkeedaba halkii aynu ka diidi lahayn inay xidhiidh ka dhexaysiiyaan cadceeda oo waxtar weyn u leh dadka iyo falalka shuftada ee bahalnimada ah.

Haddii maro cad uskag ku daato maaha in marada la tuuro, midabka cadaankana la naco ee waa in uskaga meesha laga saara si aanu midabka caddaanka astaan ugu noqon.

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Halkani maaha Qassa mana aha Suudaan
Ee gumaad ka dhacay dhacay Suuriya oo ay geysatay dawlada Iiraan iyo maleeshiyaadka argagixada shiicada ee ay maamusho.

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

"Oradyahanada fahaaraha guusha ee nolosha ku tartamaya uu kala duwanyahay culayskoodu.

Waxa jira mid xambaarsan qoyskiisa.
Waxa jira mid sida culayska xanuun.
Waxa jira mid sida duruufaha saboolnimda.
Waxa jira mid sida waayaha agoonimino.
Waxa jira mid sida walbahaar.
Waxa jira mid sida culayska bulsho dhan.
Iyo mid sida naftiisa oo keliya.

Tartanku maaha ka ugu dheereeya ee gaadha bartilmaameedka ee ka ugu dadaalka iyo raadaynta weyn.

Weynee guulahaaga. 🏅🀍

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

/channel/+ZMXixSsxTqpjMTk8

ЧОтать пПлМПстью…

DAREEN SIDE 🫀 🍁

Yeelaal fududeeyaha addeeg kasta oo koronto/laydh iyo rakibida muraaxadaha/CCTV camera

Kala xidhiidh:
063 3223285
Ama

https://www.facebook.com/share/ZFYaZXUmGKojqfyX/?mibextid=qi2Omg

ЧОтать пПлМПстью…
Subscribe to a channel