Paydoon channel waxaad kala socon kartaa xogohii u danbeeyay Ee suuqyada onlineka waxaad sidoo kale ka heli kartaa linkiyo kuu fududeenaya inaad online ku bixisid lacagtaada
paydoon1?si=JsT9afS4uM_VmiN8" rel="nofollow">https://youtube.com/@paydoon1?si=JsT9afS4uM_VmiN8
qofku marka uu gaadho figta qaan-gaadhnimadu waxa uu dareemaa in aanan baahi loo qabin in uu la wadaago guulahiisa bulshada, dadkana aanu ka sugin hambalyo iyo in loo sacab tumo sidoo kale aanay taa la'aanteed dareensiin hoosayn. ๐โจ
ะงะธัะฐัั ะฟะพะปะฝะพัััั…โจ ๐บ๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐๐ โจ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐๐๐ก๐ ๐
โป ๐ @Diinteenna_Macaan
โธ ๐ @Al_xakiim
โฒ โจ @Quruxdaislaamka
โฟ ๐ผ @Hidaayatu_Rabi
โฒ ๐ธ @hogaan_Dumar
โ ๐บ @Dhaqan_wanaag
โง ๐ซ @TAMARSIINTARUUXDA
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ก & ๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ข ๐
โธ ๐ก @XikmadoSom
โฟ ๐
@Dhiiragaliye
โฒ ๐ @AishaAhmed99
โฒ ๐ง @QalbiDhaye143
โง ๐ @kalimakariim
โ ๐ @xaqiiqadanolosha
โป ๐ฅ @Albaanichannel252
โฟ ๐ @Ruuxda
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ท ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐ & ๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐ธ
โป ๐ฌ @Dareen_side
โฒ โค๏ธ @Hasancaashaq
โฒ ๐น @daren_jaceyl
โง ๐ซ @Mohametahmed
โ ๐ฆ @Noqoxiddig
โฟ ๐จ @DunnidaSuugaanta
๐โค๏ธ@Qalbiyadeena
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐ค๐ข๐ข๐ก & ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ข ๐
โธ ๐ @maanhage
โฒ ๐ ๏ธ @farsamada
โฒ ๐ @KobciAqoontaada2
โง ๐ @guuleyso11
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐จ๐จ๐๐๐๐ ๐
โป ๐ @somalibooks
โ ๐๏ธ @Somalilibrary
โฟ ๐ @kobciyebooks
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โ
Sponsored by โ
/channel/XikmadoSom
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐๐๐๐๐๐๐๐
Idaacada qabyaaladda
________
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
"Hadduu ogaan lahaa qofka aan jeclahay sida aan ugu adkeysanayo wax kasta si aan u ilaashado iyada iyo inta aan la jaanqaadayo xanuunka kasta oo isoo foolsaara, oo aan uga horeysiinayo waxkasta dareenkeyga cabsi aan kaa qabo in aanan waayin iyada...
Waxay ku qaadi lahayd wadnayga gacmaheeda si degenaan leh."
๐บ๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐๐
โโโ ๏ฝฅ ๏ฝก๏พโ: .โฝ . :โ๏พ. โโโ
๐ ๐๐๐๐ก๐ ๐
โฅ @Diinteenna_Macaan
โฅ @Al_xakiim
โฅ @QuruxdaIslaamka
โฅ @Hidaayatu_Rabi
โฅ @Hogaan_Dumar
โฅ @Dhaqan_Wanaag
โฅ @TamarsiintaRuuxda
โขโ
โโโโงโ
โฆโ
โงโโโโ
โข
๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ก & ๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ข ๐
โฅ @XikmadoSom
โฅ @Dhiiragaliye
โฅ @AishaAhmed99
โฅ @QalbiDhaye143
โฅ @KalimaKariim
โฅ @XaqiiqadaNolosha
โฅ @Albaanichannel252
โขโ
โโโโงโ
โฆโ
โงโโโโ
โข
๐ท ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐ & ๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐ธ
โฅ @Dareen_side
โฅ @Hasancaashaq
โฅ @Daren_Jaceyl
โฅ @MohametAhmed
โฅ @Noqoxiddig
โฅ @DunnidaSuugaanta
โฅ @Ruuxda
โโโ ๏ฝฅ ๏ฝก๏พโ: .โฝ . :โ๏พ. โโโ
๐ ๐๐ค๐ข๐ข๐ก & ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ข ๐
โฅ @MaanHage
โฅ @Farsamada
โฅ @KobciAqoontaada2
โฅ @Guuleyso11
โโโ ๏ฝฅ ๏ฝก๏พโ: .โฝ . :โ๏พ. โโโ
๐ ๐๐จ๐จ๐๐๐๐ ๐
โฅ @SomaliBooks
โฅ @SomaliLibrary
โฅ @KobciyeBooks
โโโโโโโขโยฐโขยฐโขยฐโขยฐโโขโโโโโโ
๐ซ ๐ฑ๐๐๐ ๐จ๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐
/channel/kobciyebooks
โโโโโโโขโยฐโขยฐโขยฐโขยฐโโขโโโโโโ
โ
Ogeysiis Dood Muhiim ah: Caqliyadda Dhalinyarada Soomaalida ee Qarniga 21aad
Caqliyadda Dhalinyarada Soomaalida ee Qarniga 21aad
Waa sidee caqliyadda dhalinyarada Soomaaliyda ee qarnigan 21aad nool?
Qaab sidee ah ayey u fikiraan? Waa maxay maanhagahooda ay ku halbeegaan wax kasta?
Weydiimahani waxay bud-dhig u yihiin dood muhiim ah oo ka qabsoomi doonta telegram-ka
Goobta: kanaalka Dareenbulsho
Goorta: habeenimada Axadu soo galayso 9:00 xiliga Geeska Afrika
Maalin uun waxaad noqon doontaa oo kaliya xusuus ku jirta qalbiyada dadka qaar. Hubi in xusuustaadu noqoto mid qurux badan.
@mrxoosh
ANOO JECEL BAAN KA TEGAY !.
Sida ay dunidu u fiddo maalin walba waxaa iyaguna balaadhanaya oo koraya jidhkeenna , maskaxdeenna , aragtideenna iyo waayaheenna aqooneed .
Hase ahaatee korodhkaas iyo kobocaas aynu samayno maalin walba waxa ay innagu yeeshaan saamayn dheefeed iyo mid dheef-darro labadaba , si lamida sida uu cuf-isjiidadku " gravity-gu" saamayn taban iyo mid toganba ugu leeyahay jiritaanka dunida iyo koonka iyo sii balaadhashadeeda " expending universe " ayuu inagana saamayn lamida inoogu leeyahay .
Hadaba isbeddelkaas maalinlaha ah ee innaga iyo dunidaba inagu socdaa waxa uu keennaa isdiiddooyin iyo iska-hor-imaadyo badan oo aynaan mahadin , waxana kamid in aynu kala fogaanno kuwa aynu jeclayn la jirkooda , iyo in ay qaar inaga mid ahi ka tanaasulaan qorshayaashooda nololeed iyada oo ay kallifayso maankeenna sida maalinlaha ah u curinaya aragtiyada cusub .
Waa caways ay goor-sheegtu ay ku beegantahay 5 saac habeennimo , ma jirin hawl iyo fallaad aan ku fooganaa oo aan ka ahayn sugitaanka iyo dhawridda hadalkeeda ,
Sababta u weyn ee aan odhan karo waan usoo jeeday habeenkaas waa iyada iyo hawaawigeeda .
Waxa ay ahayd darmaan da'yar oo diin , dulqaad iyo debecsamiba illaahay ku muuneeyay , waxa ay ahayd 19 jir cududeedda iyo caqligeeduba buuxsamay oo camal wanaag iyo cuddooni ku darsatay .
Waa mid kamida aayadaha illaahay kuwooda ugu faddilan , illaahay ayaa ku muujiyay awooddiisa iyo illaahnimadiisa , oo abuurkeeda iyo sansaankeeda waad la irkigaysaa , jidbo iyo ashqaraarna waad la jilbo joogsanaysaa .
Raggii hore haddii ay hablaha ku ammaani jireen fardaha , geela iyo tigaadda anigu waxaan iyada ku masaali lahaa muraayad dhalaal badan iyo quraarad noole kasta oo hor istaaga uu iska dhex arkayo oo uu humaaggiisa ka dheehanayo .
Waa muraayad goortii uu iftiinka qorraxdu ku dhaco oogadeeda soo celinaysa ilayska oo waxa ay kamid tahay " reflection objects-ka " dunida ka jira .
Tilmaamaheeda muuqaal haddii aan wax ka taabtana waxa ay ahayd indho-deeroleey , san quruxsan iyo midab dahabiya leh , waana ta keentay inaan ula baxo magacyo ka turjumaya midabkeedaas iftiinka badan , magacyadaas oo ay kamid ahaayeen , kaaha iyo dhool , oo aan ugu wici jiray mar walba , gabadh soo-jiidasho iyo dhaayo-tiix leh bay ahayd, waxa ay ahayd mid ka soocan bulshada oo jaad-gooni ah , weligay ma arag shabbad iyo cadrad la muuqaal iyo macne ah , waase laga yaabaa in ay indhahaygu u sixran yihiin iyada , oo aan ku suganahay " nin waliba hablaha tuu calmado , waw cambaro luul "
Run ahaantii waanse qirayaa in ay ahayd gabadh qurux ku sheeggan oo labbood kasta oo daymooda uu la cajabi lahaa muuqaalkeeda iyo dixiinnimadeeda .
Muddo badan oo aannu soo wada qaadannay waxa ay xidhiidhkayaga ka ahayd hormuud iyo yeesha aan la 'aanteed la guurin , ama maskaxda aan la'aanteed hore loo socon.
Waxa aannu soo marnay maalmo badan oo aannu is afgaran weynay iyo habeenno badan oo aannu isa-saluugnay .
Hase ahaatee waxa aannu kusoo dhaafnay isu samir iyo isu-tanaasul " samraa sedkii waa helaa " iyo " ilko iyo carrab baa isugu dhawoo ways qaniinaan " ayaa kamid ahaa murtidii aannu isku laab-qaboojin jirnay .
Waanse qirayaa inay iga dulqaad iyo samir badnayd oo iiga tudhaale badnayd wadajirkayaga .
Qorshayaal nololeed ayaan ka yeeshay oo waxaan ku darsaday dunida aan rajaynayo , iyaduna si lamida waxa ay igu darsatay riyooyinkeeda iyo mustaqbalkeeda nololeed .
Labadayaduba waannu jeclayn inaannu midowno oo reer islaameed yagleello waase suuro-geli wayday maalmo badan.
Waxa ugu weyn naga hor istaagay in aannu lammaanowno waxa ay ahayd aniga oo aan xandho iyo adduun aan ku maareeyo noloshayada soo taabin ama gacanta ku hayn .
Wax caqabad ah se umaannu arkayn arrinkaas oo waxa ay qanaaco iyo kalsooni ka jillaysnayd laabahayaga iyo maankayaga , waxana ay ku kalsoonayd kartidayda iyo taagtayda , aniguna waxa aan geed dheer iyo mid gaaban ba ugu koray sidii aan uga runsheegi lahaa yaqiinteeda .
Hubaashii gob bay ahayd igu garab taagnayd gaadhidda iyo xaqiijinta yoolkayaga .
Haa!! gob aan laga gobsanayn bay ahayd .
โจ ๐บ๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐๐ โจ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐๐๐ก๐ ๐
โป ๐ @Diinteenna_Macaan
โธ ๐ @Al_xakiim
โฒ โจ @Quruxdaislaamka
โฟ ๐ผ @Hidaayatu_Rabi
โฒ ๐ธ @hogaan_Dumar
โ ๐บ @Dhaqan_wanaag
โง ๐ซ @TAMARSIINTARUUXDA
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ก & ๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ข ๐
โธ ๐ก @XikmadoSom
โฟ ๐
@Dhiiragaliye
โฒ ๐ @AishaAhmed99
โฒ ๐ง @QalbiDhaye143
โง ๐ @kalimakariim
โ ๐ @xaqiiqadanolosha
โป ๐ฅ @Albaanichannel252
โฟ ๐ @Ruuxda
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ท ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐ & ๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐ธ
โป ๐ฌ @Dareen_side
โฒ โค๏ธ @Hasancaashaq
โฒ ๐น @daren_jaceyl
โง ๐ซ @Mohametahmed
โ ๐ฆ @Noqoxiddig
โฟ ๐จ @DunnidaSuugaanta
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐ค๐ข๐ข๐ก & ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ข ๐
โธ ๐ @maanhage
โฒ ๐ ๏ธ @farsamada
โฒ ๐ @KobciAqoontaada2
โง ๐ @guuleyso11
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐จ๐จ๐๐๐๐ ๐
โป ๐ @somalibooks
โ ๐๏ธ @Somalilibrary
โฟ ๐ @kobciyebooks
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ซ ๐ฑ๐๐๐ ๐จ๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐
/channel/dareenbulsho
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
โKa: muwaadin reer Suuriya ah
Ku: Xisbulaat
Dadka ka soo qaxaya dhanka koonfureed ee Lubnaan (shiicada Lubnaan)..
ku soo dhawaaasa gurigayga ..
Dadkayga qaxootiga ah maantow ma xasuusataan gurigaygii aan idinku soo dhaweeyay sanadkii 2006?
Waxaan jeclaan lahaa inaan idin ku soo dhaweeyo mar kale, balse waad duqayseen aqalkaygii oo waxba kama hadhin ..
Waxaan jeclaan lahaa inaan ubadkayga u diro wadooyinka si ay idiinku yeedhaan oo idiin yidhaahdaan: Guryahayagu way idiin furan yihiin ..
Ma xasuusataan markii ay idin soo dhaweeyeen 2006?
Ma heli doontaan maanta carruurtaydii, maxaa yeelay waad ku disheen xasuuqii Al-Xuula ..
Inantaydii idiin diyaarisay saxanka mac-macaanka ee aad ka hesheen xagaagii 2006 waxa lagu afduubtay gaadhi sita calan huruud/jaalle ah ( calanka Xisbulaat ) mar ay joogtay bar koontorool, dabadeedna waxaanu helnay iyada oo jidhkeeda oo la jeexjeexay oo la kufsaday!
Hooyaday oo idin diyaarin jirtay cuntada intii aad joogteen, waxay dhimatay iyadoo tiiraanyo iyo murugo u dhimatay ka dib markay aragtay walaalkay oo muuqaal la faafiyey uu jidhdilayo wiilkiinu ilaa uu ka dhintay .. Waxay kaliya rabtay inay hesho meydkiisa si ay u aasto, balse waxay u dhimatay ciil iyo caloolyow.
sidaas darteed iga raali noqda, hooyo idiin cunto karisa iyo walaal idin martigeliya toona ma jiraan.
Aabbahay oo guriga idiin dhiibay oo anaga amray inaan ku hoyano guryaha adeeraday iyo eddooyinkay waa la afduubay, dabadeed waa na lagu qasbay inaan bixino lacag, markaas ayay meydkiisii soo tuureen..
ma garanayo inaad aragteen wejiyada dhibanayaashiina, si u xasuusataan in kaasi yahay kii idin martigeliyey ka hor inta aydaad dilin.
Wallaahi waxaan jeclaan lahaa inaan idiin dhaafo wax aad cunto ka heshaan, balse ma xasuusataan gaajadii Madaaya oo aad nagu wiirsan jirteen wahtigaa iyo sawirada cuntada aad noo soo bandhigi jirteen si aad nagu quudhsataan, dhammaantiin haweenkiinna, dhalinyaradiinna, waayeelkiinna iyo carruurtiinnaba .. cuntadayadii Madaaya waxba kama hadhin maalintii ay dadku gaajo u dhimanayeen iyadoo aad na go'doomiseen idinku.
Dugsiyadii aan idinku soo dhaweyn lahaa, waad dumiseen.
Dhakhtaradii aanu idinku daweyn lahaa dhaawiciinna, waad ku duqeyseen iyadoo dhaawacayagii gudaha ku jiraan..
Sidaa darteed, waan ka xumahay inaanan maanta ku marti qaadi karin ..
Balse ma ii ogolaan doontaan inaan weydiin idin weydiiyo:
- Markaad na dili jirteen waxaad dhihi jirteen inaan nahay caqabad idinkaga hor gudban cadowga Sahyuuniyiinta, cadowgii waakaa, maxaad uga soo cararteen maanta?
- Dalkayaga waxaad ku ahaydeen geesiyaal, hub sita, dagaallo gala, waadna dagaallanteen..
Miyaydaan geesiyaal ka ahayn magaalooyinka Ximis iyo Xalab? Maxaan maanta idiin arkayaa idinkoo cararaya?
- Waxaad dagaal adag u gasheen inaad ka xorreysaan magaalada Al-Qusayr dadkeedii, maxaa maanta idinka hortaagan inaad difaacdaan guryihiinna Lubnaan?
- Waad gumaadeen dadkayagii, waad disheen dhallinyaradayadii, waad dumisay guryahayagii, waadna gawracdeen carruurtayadii, si ugu gacan banaanaataan dagaalka aad cadowga yuhuuda la geli doontaan..
Waakaa cadowgii yuhuuddu idiin yimid hadda ..
waakaa fagaaruhu idiin bannaan, idinka iyo iyaga wax idiin dhex yaal ma jiraan, maxaad iska dhiciseen?
- Waxaad u aargoosayseen Xusayn bin Cali RC, Zaynab, Ruqiya iyo Sakiina ( waa ahlu baytka ay ka been abuurteen shiicadu) iyo dhamaan sheekooyinkii sooyaalka idiinku yaaley ilaa aanay jirinba cid aydaan ka aargoosanin..
Balse maxaa sabab u ah in Sahyuuniyiinta yahuuddu maanta idin qixiyaan mar labaad iyo mar saddexaadba oo ay guryihiinna dumiyaan, dhallinyaradiinna dilaan oo madaxdiinna toogtaan, dhamaan waxaas oo hortiina ka dhacaya, miyaanay jirin aargoosi kale??!
In badan ayaan isku dayay in aanan idinku wiisan.. In badan ayaan isku dayay inaan kala sooco arrimaha, qadiyadaha iyo go'aamada aan ka qaadanayo.
Oo aan iska ilaaliyey inaan ku sugnaado meel la ii arko inaan la safanahay cadowgiinna ..
Se Ilaahay baan ku dhaartee isku koox baa tihiin yuhuudda saf keliya ku wada jira.
Ibraahim Al- Kowki, muwaadin Suuriyaan ah.
https://skl.sh/3XYMWPN
Skill share waa goob aad ku baran karto xirfado kala duwan oo muhiim ah ,si free ah .
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ซง Community ++ ๐ช
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
Join ๐ @somali_admins
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
๐ฎSomali Free Books โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎSomali Librarians โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎXikmado iyo murti โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎKobciye Books โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Mucaashaq Jacaylโฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎDhiirigaliye nolol โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎHoyga Farsamda โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Aqoon Kobciye โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Hidaayatu Rabbi โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎQuruxda islaamka โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ jacaylside channel โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ alxakiim channel โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎxaqiiqada Nolosha โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎDareen Side channelโฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Hassan Caashaq โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎQalbi Dhaye โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Qalbiyadeena โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Guulaayso bet โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Kalimat Kariim โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Aisha bin Ahmed โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Faiido Channel โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎHogaan Dumar โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ albaani channel โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Dhaqan Wanaag โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Dinteena suuban โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Qoraalo kooban โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Nuxur Side FXV โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Kaydka Qormo โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ MaanHage School โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
๐ฎ Ruuxda channel โฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โโJOIN NOWโโ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ฏPresented by @zomalibot
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
anti-delete ๐12hrs in channel
Gabaygii baroordiiqda ahaa ee uu tiriyey Raage Ugaas markii xaaskiisii xadiyo nuur uu libaax qaaday habeen
ะงะธัะฐัั ะฟะพะปะฝะพัััั…๐โฐCommunity ++ โจ๏ธโจ๏ธ
โโโโโโโ๐บโโโโโโโโ
111k+ ๐Somali Free Books ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
53k+ ๐Somali Librarians ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
32k+ โจXikmado iyo murti๐ฃ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
31k+ ๐Kobciye Books๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
23+ ๐ธ Mucaashaq Jacayl๐ท
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
21+k ๐ชดDhiirigaliye nolol๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
19+k โ๏ธHoyga Farsamda๐ญ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
18k+ ๐ Aqoon Kobciye ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
17k+ ๐ฉโ๐ญ Hidaayatu Rabbi ๐ฅ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
16k+ ๐คQuruxda islaamka๐ซ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
16k+ ๐Somali to Englishโฆ๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
15k+ โบ๏ธ jacaylside channelโค๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
14k+ ๐ชข alxakiim channel ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
14k+ โฐxaqiiqada Nolosha๐ช
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
14k+ ๐ฑDareen Side channel๐ชด
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐น Hassan Caashaq โ๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐ณQalbi Dhaye ๐น
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k โจ๏ธ Qalbiyadeena ๐ข
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐ด Guulaayso bet ๐ข
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k โ๏ธ Kalimat Kariim โ๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐ง Aisha bin Ahmed๐ฃ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐งฉ Faiido Channel๐ช
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐ฉ Hogaan Dumar ๐ง
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
12k ๐ฌ albaani channel ๐ฏ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
12k ๐ชค Dhaqan Wanaag โ๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
12k ๐ณโโ๏ธ Dinteena suuban๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
11k ๐ Qoraalo kooban ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
10k ๐ Nuxur Side ๐ฌ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
10k โ๏ธ Kaydka Qormo ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
10k ๐ Haqabtire Onlineโก๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
06k ๐ซง Ruuxda channel ๐ซ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
06k ๐ซง MaanHage School ๐ซ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
โโโโโโโโโโโโ
โญ๏ธ VIP Channel โก๏ธ JOIN NOW โ
โโโโโโโโโโโโ
anti-delete ๐12hrs in channels
๐โฐCommunity ++ โจ๏ธโจ๏ธ
โโโโโโโ๐บโโโโโโโโ
111k+ ๐Somali Free Books ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
53k+ ๐Somali Librarians ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
32k+ โจXikmado iyo murti๐ฃ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
31k+ ๐Kobciye Books๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
23+ ๐ธ Mucaashaq Jacayl๐ท
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
21+k ๐ชดDhiirigaliye nolol๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
19+k โ๏ธHoyga Farsamda๐ญ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
18k+ ๐ Aqoon Kobciye ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
17k+ ๐ฉโ๐ญ Hidaayatu Rabbi ๐ฅ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
16k+ ๐คQuruxda islaamka๐ซ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
16k+ ๐Somali to Englishโฆ๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
15k+ โบ๏ธ jacaylside channelโค๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
14k+ ๐ชข alxakiim channel ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
14k+ โฐxaqiiqada Nolosha๐ช
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
14k+ ๐ฑDareen Side channel๐ชด
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐น Hassan Caashaq โ๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐ณQalbi Dhaye ๐น
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k โจ๏ธ Qalbiyadeena ๐ข
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐ด Guulaayso bet ๐ข
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k โ๏ธ Kalimat Kariim โ๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐ง Aisha bin Ahmed๐ฃ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐งฉ Faiido Channel๐ช
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
13k ๐ฉ Hogaan Dumar ๐ง
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
12k ๐ฌ albaani channel ๐ฏ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
12k ๐ชค Dhaqan Wanaag โ๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
12k ๐ณโโ๏ธ Dinteena suuban๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
11k ๐ Qoraalo kooban ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
10k ๐ Nuxur Side ๐ฌ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
10k โ๏ธ Kaydka Qormo ๐
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
10k ๐ Haqabtire Onlineโก๏ธ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
06k ๐ซง Ruuxda channel ๐ซ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
06k ๐ซง MaanHage School ๐ซ
โโโ
โโโ ๐
น๐
๐
ธ๐
ฝ โโโโ
โโ
โโโโโโโโโโโโ
โญ๏ธ VIP Channel โก๏ธ JOIN NOW โ
โโโโโโโโโโโโ
anti-delete ๐12hrs in channels
Wax ayaan waayey ,halka aan wax badan fahmay .
Waxaan waayey farxadii ,halka aan ogaaday in noloshaan loogu talagalinba in la farxo .
Sidee farxad ugu raadisaa meel aad timid adoo ooyaya kana tageysid adoo ka ilmeysiiyey kuwo aad ugu jeceshahay dunnidaan .
Saxiibyaal nolosha adduun waa mid ku dhisan dhib iyo cariiri aad waliba dooneyso inaad sii joogto ,mana ah mid ka xor ah waxyeelo iyo murugo .
@mrxoosh
โจ ๐บ๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐๐ โจ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐๐๐ก๐ ๐
โธ @Diinteenna_Macaan
โธ @Al_xakiim
โธ @Quruxdaislaamka
โธ @Hidaayatu_Rabi
โธ @hogaan_Dumar
โธ @Dhaqan_wanaag
โธ @TAMARSIINTARUUXDA
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ก & ๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ข ๐
โธ @XikmadoSom
โธ @Dhiiragaliye
โธ @AishaAhmed99
โธ @QalbiDhaye143
โธ @kalimakariim
โธ @xaqiiqadanolosha
โธ @Albaanichannel252
โธ @Ruuxda
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ท ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐ & ๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐ธ
โธ @Dareen_side
โธ @Hasancaashaq
โธ @daren_jaceyl
โธ @Mohametahmed
โธ @Noqoxiddig
โธ @DunnidaSuugaanta
โธ @Qalbiyadeena
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐ค๐ข๐ข๐ก & ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ข ๐
โธ @maanhage
โธ @farsamada
โธ @KobciAqoontaada2
โธ @guuleyso11
โธ @Somalienglish3
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ ๐๐จ๐จ๐๐๐๐ ๐
โธ @somalibooks
โธ @Somalilibrary
โธ @kobciyebooks
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
โ
Idaacada qabyaalada โ
โโโโโโโโโโโโโโโโโโ
Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
"Allow, noloshu waa mid adag oo murugo badan leh."
โ Fyodor Dostoevsky
ุฅูุง ููู ู ุฅูุง ุฅููู ุฑุงุฌุนูู
Wuxuu shihiiday isagoo furinta dagaalka ku jira, iska Xamaas iyo mujaahidiinta e reer Qasa oo dhami waa wada Yaxye Sinwaar oo kale.
Ka dib markii aan go'aansaday inaan ku daayo, waan awoodi waayey inaan ku soo qoro hal ereyna.
Balse si uun, daw kasta oo aan qaado wuxuu igu soo hagayey dhankaaga.
Adigaa igu soo dhaca mar kasta oo aan arko qof aad isku magac tihiin, marka aan akhriyo weedh jaceyl ama aan daawado filim, mar kasta oo aan arko lammaane xidhiidhkoodu guulaystay.
Waxaan kugu xusuustaa dhoolacadayntii maalinta keliya a indhahaygu ka buuxsadeen ee aan xusuustayda ka go'in weli iyadoo sannado badan ay kasoo wareegeen.
Mar kasta oo aan eego dayaxa waxa i hor yimaada maalmihii naruurada iyo wada-sheekaysiyadeenii saqda dhexe ee maalmaha kooban ii ahaa tamarta qudhayda.
Waan ogahay oo wax kasta way dhamaadeen, se waxaan ogaaday inaynu ahayn sida xariiqyada qotoma ee mar keliya kulma weligoodna aan dib u kulmin. โค๏ธโ๐ฉน ๐ฉน
Ads ๐บโ๏ธ ka warhay
500,000+ Soomaali oo ku jira Telegram!
Star Tech waa shabakad hormuud u ah Midowga Telegramers-ka Soomaaliyeed oo ka kooban in ka badan 30+ channels oo ay ku xiran yihiin dad ka badan 500,000 oo Soomaali ah.
๐ข Tani waa tiro sax ah oo hubo oo la isku halayn karo 100%โ
ย
โ
ADDEEGYADA STAR TECH
โก๏ธXayaysiis digital oo beegsanaya Tirada Dadka somaliyeed ee aad u baahantahay.
โก๏ธย Samaynta, qaabaynta iyo nashqadaynta sawiradda iyo muuqaalada xayeysiiska.
โก๏ธHal-abuur iyo xirfado ku suurtagelunaya inaad Ganacsigaaga ka dhigto hela macaamiil dhab ah.
Maxaad sugaysaa?
Ku xayaysii ganacsigaaga Star Tech oo hel macaamiil iyo subscribe xadi badan muddo kooban Gudaheed.! 1๏ธโฃ ๐
๐ Nala soo xiriir maanta si aad u bilowdo!
HALKAN TAABO
Hadaba habeenkan khayraad waxa uu ahaa habeenkii isi-sagootinta , sugitaan iyo soo-jeed badan dabadii waxa dhacay wax lama filaan ah , waxa uu ahaa habeen uu laabtayda si caaro-hoor ugu soo dhacay qodobkan hoosta ka xarriiqaya kala-tagayaga iyo in aannu is macasalaamayno .
Waxa laga yaabaa inuu saamayn nagu yeeshay cuf-isjiidadku "gravity-gu " oo uu ka awood batay "dark energy-gii" keenayay inuu xidhiidhkayagu sii balaadho oo sii baaho sidaas na uu ku yimi isu soo ururka xidhiidhkayagu .
Illaa hadda ma garanayo sababta ay waxaasi u dhaceen hase ahaatee way dhaceen wixii dhacay .
Waxana habeenkan iyo maalintii ka dambaysayba ay ii ahaayeen milayo sagootineed .
Maalmihii ka dambeeyay ee ii curtayna waxa ay iigu curteen urugo iyo uur-ku-taallo .
In badan baan isku haaraamay oo ka qoomameeyay hanfadenimadaas aan ku kacay iyo shidaaddaas aan geystay ee anafada ah waase goor ay fandhaal iyo xeedho kala dhaceen iyo salaad waqtigeedii la dhaafay .
Qar-iska-tuurnimada aan habeenkaas sameeyay iyo deg-deggaasi waxa ay curyaamiyeen wax badan oo kamida mooradayda , waxana ay biyo ku shubeen badh badan oo kamida riyooyinkii aan nolosha ka lahaa .
Waxa waxaas oo dhan igaga sii darnaaday ba waxa ay ahaayeen inuu igusii laba-jibbaarmay jacaylkii aan u qabay iyada , waxana aan u haydalay ka fekerkeeda iyo xiisaheeda .
Mana jirto waddo aan ku qancin karo oo aan ku boogo-dhayi karo naftayda iyo iyada toona .
Ninkaygii habeenkaas qariibsanayay inaan iyada aawadeed usoo jeeday 5 saac habeennimo ama 11kii habeennimo waxa aan habeenkaa dabadii usoo joogay in habeennada qaar uu waagu iigu baryo iyada ka fikirkeeda iyo suuraysigeeda .
Wayska xaal adduun
- Xigasho
โโโโโโโขโญโขโโขยฐโยฐโขโโขโญโขโโโโโโ
๐บ๐๐๐๐๐ ๐ท๐๐๐๐๐๐๐๐
โฏ โโโโโโ โฟ โซ โฟ โโโโโโ โฏ
๐ ๐๐๐๐ก๐ ๐
โถ @Diinteenna_Macaan
โท @Al_xakiim
โธ @QuruxdaIslaamka
โน @Hidaayatu_Rabi
โบ @Hogaan_Dumar
โป @Dhaqan_Wanaag
โผ @TamarsiintaRuuxda
โฏ โโโโโโ โฟ โซ โฟ โโโโโโ โฏ
๐ ๐๐๐๐๐ฅ๐๐๐๐๐๐ก & ๐ซ๐๐๐ ๐๐๐ข ๐
โถ @XikmadoSom
โท @Dhiiragaliye
โธ @AishaAhmed99
โน @QalbiDhaye143
โบ @KalimaKariim
โป @XaqiiqadaNolosha
โผ @Albaanichannel252
โฏ โโโโโโ โฟ โซ โฟ โโโโโโ โฏ
๐ท ๐๐๐๐๐ฌ๐๐๐ & ๐ข๐ฅ๐๐๐๐ฌ๐ข ๐ธ
โถ @Dareen_side
โท @Hasancaashaq
โธ @Daren_Jaceyl
โน @MohametAhmed
โบ @Noqoxiddig
โป @DunnidaSuugaanta
โผ @Ruuxda
โฏ โโโโโโ โฟ โซ โฟ โโโโโโ โฏ
๐ ๐๐ค๐ข๐ข๐ก & ๐๐๐ฆ๐๐๐๐ข ๐
โถ @MaanHage
โท @Farsamada
โธ @KobciAqoontaada2
โน @Guuleyso11
โฏ โโโโโโ โฟ โซ โฟ โโโโโโ โฏ
๐ ๐๐จ๐จ๐๐๐๐ ๐
โถ @SomaliBooks
โท @SomaliLibrary
โธ @KobciyeBooks
โฏ โโโโโโ โฟ โซ โฟ โโโโโโ โฏ
๐ซ ๐ฑ๐๐๐ ๐จ๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐๐
/channel/dareenbulsho
โฏ โโโโโโ โฟ โซ โฟ โโโโโโ โฏ
โ Ma doonaysaa in ganacsigaaga lagu xayeysiiyo?
Hadda waxaad fursad u haysataa inaad adeegyadaada
ama badeecadaada u soo bandhigto dadweyne badan
oo ku jira kanaalada kala duwan.๐๐๐โ
โจ๏ธ๐ง๐๐๐๐ข ๐๐๐๐๐๐กโ
๐ง @XayaysiisBot
๐ซ ๐ฒ๐ ๐บ๐๐๐ ๐ต๐๐๐๐๐ ๐บ๐ช๐พ
โโโโโโโขโญโขโโขยฐโยฐโขโโขโญโขโโโโโโ
Qaasim Sulaymaani: ku soo dhawoow naarta jahannama sxb, kulayl iyo gaajo igu dishay meesha ee ii wehel yeel .
Xasan: belaayo kuu wehel noqotay! Ma halkanaad iigu yeedhaysay weligaa?!
Maxaa akhyaar naarta ku kulantay maanta ๐๐๐
Mowduuca: saamaynta dagaalka bariga dhexe iyo qaza uu ku leeyahay somalida.
Kala soco doodan oo ka qabsoomi doonta kanaalka DAREEN BULSHO
Taariikhda: 28/9/2024 9pm habeenimoLa socod wanaagsan
Goor dambe waxaan si weyn u garwaaqsaday odhaahdii May Siyaadah ee ahayd: "Nolosha bani'aadamka ee dhulka dushiisu waa jihaad joogto ah."
Wax kasta faahfaahintiisa iyo dhinac kasta waa jihaad, nolosheena aqalka dhexsiida , qoyska, shaqada, asxaabta xidhiidhka aan la leenahay dadka kale, waxa aynu doonayno iyo waxa aynaan rabin, raadinta aynu ugu jirno kadabka (risq) Wax si fudud ku yimaada ma jiro, maalinna si fudud kuma tagto.
" Kumbulkiyo ardaagii miyaa, laygu kelieeyay?"
Meeris gabayga oo dhan ka xeeldheer
๐ณโ๐ calankani maaha astaan ay leeyihiin dadka xayndaabka aadaminimada iyo dugaagnimada ka baxay ee anshax-xumada sameeya ee waa astaan rabbaani ah oo ka timid qaanso-roobaadka ama jeegaanta ๐ oo ka kooban 7 midab oo dabiici ah!
Qodobka ugu weyn ee ay ka gadeen dadweynaha caalamka maanta ayaa ah inay astaan ka dhigteen summad dabiici ah oo quruxbadan si ay garaadkeena ma-weeleeyaha uga dhaadhiciyaan in anshax-xumada qawmu-luudnimadu ay tahay wax dabiici ah mar haddii aynu u aqoonsano in calan ay ka dhigtaan jeegaanta taasina ay inagu kalifto inaynu nacno jeegaanta iyo midabadeedaba. Waa talaabo halis ah oo aad loog soo baaraan-degay se ay dadweynaha caalamka oo dhami ku sirmeen.
Waxay la mid tahay tani in koox shufto dembiilayaal ah ay calan ka dhigtaan cadceeda sidaasna aynu ku nacno cadceeda iyo midabkeedaba halkii aynu ka diidi lahayn inay xidhiidh ka dhexaysiiyaan cadceeda oo waxtar weyn u leh dadka iyo falalka shuftada ee bahalnimada ah.
Haddii maro cad uskag ku daato maaha in marada la tuuro, midabka cadaankana la naco ee waa in uskaga meesha laga saara si aanu midabka caddaanka astaan ugu noqon.
Halkani maaha Qassa mana aha Suudaan
Ee gumaad ka dhacay dhacay Suuriya oo ay geysatay dawlada Iiraan iyo maleeshiyaadka argagixada shiicada ee ay maamusho.