Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Degdeg:- Nin dhalinyaro ah ayaa hadda shan xabadood lagula dhuftey agagaarka Alleeyl ee Isgoyska debka .
Labo nin ayaa lagu sheegey iney falka geysteen marka ninka la dilayayna wuxuu cabayay shaahi. Mid ordi waayay oo cayilnaa oo kan wax dilayay la socdey ayaa la qabtey.
Wararka qaar ayaa sheegaya in hiilo ahaan loo wacdey raga dhibka geystay markii ay qoys deris ay dagaalameen .
Munasar wll dhiiga noociisa B+
Ayaan si dhaqsi leh ugu baahanahay
Kaafi hospital
Tell/615254286
Fadlan nagu caawi Dhiiga B+
Hospital Ayaan
Ayuu yalaa Bukaanka misanka dhuxusha 0617487450
As oo laga fashiliyay qorsho ay waqtigii ugu badnaa geliyeen | Maxuuse sameeyay geesigan gacanta ula tagey waxa ay ku dhiiran waayeen shacabka ?
https://www.facebook.com/share/v/19w564RfwC/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Nin ayaa hadda lagu tooktey D/ Wadajir. Wlh si xun ayaa maashka looga tooktey
Читать полностью…Degdeg:- Dhiig nuuciisu yahay B- isbitaalka Digfeer degdeg u gaar Walaal codsi waaye .
Wac telkan +252 61 4417661
Degdeg:- Shil xun ayaa hadda ka dhacey Excontrol Balcad . Wiilkan oo bajaajle ahaa ayaa dhaawacan uu soo gaarey halka darawalkiina uu goobta ka baxsadey.
Читать полностью…Magaalada Buulomareer ayaa lagu arkey meydka ninkan oo la sheegayo iney nafta dhaafiyeen ciidanka Atmis .
Ehelkiisa ayaa la aqoon la’yahay .
Kiiska Siidcali :- Halkan go'aan kadib Siid cali xoriyadiisa ayuu heli doonaa waana loo dhowyahay & hal sano oo ka soo wareegatey geerida Luul | Sidee u aragtaa?
https://www.facebook.com/share/v/18SDFWnKhs/?mibextid=wwXIfr
https://youtu.be/7Xfe2SOLrM4?si=g5sfTPO3fdctKsSc
Sii gudbi
Wixii ugu darnaa ila arka ! Ilmahaas gurigoodii waxaa quful ku xirtey sarkaal u hiilinaya wiil uu abti u yahay | Sidii ay dugsi uga yimaadeen jidka ayay fadhiyaan |
https://www.facebook.com/share/v/1BSf1g5hoV/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi u hiili xaqa .
Arin Yaab leh :- Suuqii Xoolaha ee Qoryooley miino ayaa la geliyay . Xoolaleyda ayaa ka soo carartey oo laamiga ku dhex ganacsanaya
Читать полностью…Waxaa la baafinayaa wiilkaan sawirkiisu idin muuqdo oo lagu magacaabo Yaxye Cabdi Cali, Saaka ayaa dugsi loo diray ilaa hadana lama haayo.
Hadaba cidii aragta hala xiriirto: 0615914295
Waa qalad & ceeb ku dhaceysa DF iney ka aamuso guulaha Puntland ee ka dhanka ah Arga*sada | Sheekadii Tiktok ee Hawiye & Daarood ayaa lala yimid siyaasadii|
https://www.facebook.com/share/v/1ADUzk7Ght/?mibextid=wwXIfr
Sii gubdi
Ciyaal weero ayaa sidan u garaacdey walaalkeen. Mobile ayay uga dhaceen Kaaba-Godey.
Читать полностью…Ma ogtahay inuu ninkani yahay qofkii ka qeylisiiyay Soomaali dal & dibadba 2003-dii ? Bal dib u celi xasuustaada halkeese joogtey markaas? |
https://www.facebook.com/share/v/1N2Ng8yZr3/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Qarax ayaa looga shakiyay gaarigan oo ceymiska yaalla . Hala Iska jiro saaxibayaal.
Читать полностью…https://youtu.be/7RE5bHvpTmU?si=gVcmb9CieTGpShbL
Читать полностью…https://youtu.be/hkEF6cNR70w?si=QQx2qZLMPRvgQ_y6
Читать полностью…War degdeg ah & dulmi weyn oo hadda dhacey. Haka aamusin adiguna oo sii gudbi.
https://www.facebook.com/share/v/12HfPb5DRq2/?mibextid=wwXIfr
Asc munasar walaal Bukaanka dumar ah oo kujirta isbitaal Banaadir ayaa deg deg ugu baahan dhiig nuuciisu yahay B+ Fadlan asxaabta I igula wadaag
618550838
Degdeg:- Dabaq cusub oo hadda la dhisi rabo ayaa lagu dhex arkey miino dhex taalla . Sida aragtaan ciidanka ayaa lagu wargeliyay jidkana xirey iskana jira idinkana.
Ma cada waxa keeney in dabaqan oo dhismahiisa hadda uu billaaw yahay in lagu dhex taakeeyo miino.
Maxaa keeni kara sidaan? Su’aashan ma nooga jawaabi kartaa adigu aqriste?
Ehelkiisa nala raadiya waa ninka ciidanka Burundeeska ay ku dileen degaanka buulamareer
Читать полностью…Baafin.
Waxaa la baafinayaa Maama Muumino ibraahim xasan oo Maalinti jimcaha ee 24 bishaan xiliga casir liiqa kasoo luntay Ex control gaar ahaan Xaafada Warlaliska.
Maamo Muumino Midibkeedao waa madow, da'deeduna waa 65 sano jir .
Cida markii ugu wardambeesay waxey ku labisneed Dirac Basali iyo cadaan ah iyo Garbasaar Jaale ah.
Hadaba cidii araktaa waxaa si naxriis leh looga codsanaya in ay ku soo hagaajiso taleefoon lambarada 615710451 oo laga hela Gabadheeda Seynab Daauud iyo 0618956011 oo laga helo Gabadheeda Samiiro Daauud.
Plane B haddii uu qorshaha A shaqeyn waayo . Yaa diyaar ah ? Hadal heyntan ayaa dunida heysata. https://vm.tiktok.com/ZNeExuEa1/
Читать полностью…https://www.facebook.com/Diiwaanmedianews/videos/1606515289967992
Читать полностью…Degdeg:- Shil gaari ayaa kadhacay deg,howlwadaag gaar ahaan isgooyska dukaanka Baress bakaaro. Dhaawacyo ayaa jira.
Читать полностью…Team telegramka . Halkan ayaan shidayaa adiguse ma ogid saxna ma aha .
https://vm.tiktok.com/ZNeEu1Fqs/
Dhiig nuuciisu yahay A+ ayaa loo rabaa walaalkaas. Si degdeg ah u gaar isbitaalka Digfeer ama wac telkan . 619582613
Читать полностью…