Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
https://youtu.be/jYmxPWKU3V0?si=dxPeNrXC9T1hPKk9
Читать полностью…Ancaamtii Culimada Sheekhaal ay u aqriyeen MW Xasan Sheikh oo durba soo daahirtey kadib villada oo drone dul heebabtey aawgeed loo geliyay xaalad kala carar ah .
Dadka tufta loo doonto habaarkooda ma haro culimadii habaartantey waxaa xoog looga bixiyay dhulkii Carwada . Ancamta weli waa qabyo.
Ninkaas aad aragto u ducee hadda ma noola waxaana nafta lagu dhex dhaafiyay dukaankiisa | Dadkeennii hal hal ayay u dhammaadeen .
https://www.facebook.com/share/v/1RQ7ZbKWnR/?mibextid=wwXIfr
AMA isagoo full ah. https://youtu.be/yf3qUa1nnAU?si=KLKqyy6oOTkGdh16
Sii gudbi
Waa shil . Darawalkii ayaa laga soo bixin waayay Bajaajta .
Читать полностью…Shil aad u xun ayaa ka dhacey Boodboodka oo ah meel u dhaxeysa Muqdisho & Afgooye .
Читать полностью…Degdeg:- Deb ayaa ka kacey dabaq dhowaan la dhisey oo ku yaalla Suuqa Bakaaraha .
Читать полностью…War degdeg ah:- Ninkii gubey quraanka ee Salwan Momika oo toogasho lagu diley & hadal heyntii ugu weynayd ee hadda ka taagan Sweden .
https://www.facebook.com/share/v/19pj5XotF9/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
https://youtu.be/oPtJWAoMkDA?si=WrSwYtR-RuBEwVbt
Читать полностью…Yaa 🥵 video gan intee laga helay . Soomaalida qarxis jeclaa . https://vm.tiktok.com/ZNeEvpgo3/
Читать полностью…Baafin degdeg ah.
Wiilkan qofkii arka ha waco 0613497134
Degdeg:- Nin Hada loo diley jidkan ayaan marayaa & ma mareysid darteed & meydkii oo aan weli laga qaadin wadada.
https://www.facebook.com/share/v/14h6ioE3eT/?mibextid=wwXIfr
Waxaa si naxariis leh la idinkaga codsanayaa inaa nala raadisaan passporkan oo qofkii lahaa ka dhumey. Muhiim degdeg ah ayaa loo yahay haddii aad aragtana wac telkan . 619102525
Mahadsanidiin
https://youtu.be/Au2e_O6vW6c?si=VRhOvNF0aCWqpq7e
Читать полностью…Iyaga oo isleh dila askari boliis ah ayaa waxaa ku dhacey waxaysan fileynin. Muuqaalka full ah inta ka daawo .
https://www.facebook.com/share/v/15L4J8RwJN/?mibextid=wwXIfr
Degdeg:- Diyaarad drone ah oo Villa Somalia dulmartey & ciidanka oo rasaas ooda uga qaadey .
Читать полностью…Ciyaal weero hala Iska jiro saaxibayaal . Ninkan walaalkeen ah waxay ku heleen Garasbaaley .
Читать полностью…Ninkan ayaa gacanta lagu soo dhigey kadib markii uu u dhacey guri ay degen yihiin dad xer ah oo ka kala yimid gobollada dalka .
Ninkan ayaa ku hubeysnaa Tooreey .
Waa sawirka wiil dhalinyaro ah oo Caawa lagu diley Muqdisho . Dhalinyaradii mid badu laqdey & mid askari diley ayay noqdeen .
Читать полностью…Nasrudiin cabdi cali
Kasoo lumay xaafada Tawfiiq gaarahaan siliga
Dadiisu waa 3 jir
Telka lagaheli karo dadkiisa
0615559295
0610777715
War wax dhiig leh ma tihidiin. Tiktokii 500K intaas yar oo ka hartey xittaa waa cimaamadi la’dihiin . Isku xishooda oo gacanta saara meesha . munasarmoh?_t=ZN-8tTcQuGiaIA&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=ZN-8tTcQuGiaIA&_r=1
Читать полностью…Waan helnay . Alle ayaa mahadsan idinkana ajar baa ka hesheen.
Читать полностью…Sheekada Feysal qof kasta oo damiir Soomaalinimo leh ayay damqineysaa ! Wuxuu nafta dhaafiyay labo nin oo AS ah isagiina waa dhintey isagoo aan helin hiil.
https://www.facebook.com/share/v/1AGF7LtMXf/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Dhacdo jab ku ah AS:- Maxaa ka dhacey Isgosyska Ifka Xalane markii ay isku heleen ragii ugu qatarsanaa dhanka madax jebiska ee AS & askar boliis ah ?
Inta ka daawo Adiga ayaa yaaba Muuqaalka toos ah . https://www.facebook.com/share/v/15L4J8RwJN/?mibextid=wwXIfr
Tan ka aamus malaha waa guul weyn sii gudbi