Ilmahan yar ayaa tii dhashay ay soo tuurtey kadibna qoys Soomaali ah ayaa qaadey balse nasiib daro Wuu dhintey . Maxaa sababa dumarka iney ilmahooda tuuraan?
Читать полностью…Xog hordhac ah ayaa sheegaysa in diyaarado masar ka yimid ay soo gaareen Muqdisho .
Читать полностью…Waa Muuqaalka Ninka lagu dhaawacay Isgoyska Zoobe . Ciidan Militeri ah ayaa sidaas yeeley .
Читать полностью…Degdeg:- qof shacab ah ayaa hadda lagu dhaawacay Isgoyska Zoobe . Rag Militeri ah oo hubeysan ayaa dhaawacey kadibna baxsadey.
Читать полностью…Degdeg:-Nin la sheegay in shaqadiisu ahayd darawalnimo ayaa jooga ka dhacey kadibna nafta ay ka baxdey . Meydkiisa ayaa yaalla D/Kaxda gaar ahaan mallka weyn ee degmada.
Ma cadda waxa sababey geeridiisa balse tiisi ayaa gashay .
Wll waxan ubahnahay dhig o menis ah waliba si dag dag ah wuxu jifa digfer plz nagu cawi wll lanbaka nagala so xariir sxb 0618334373
Читать полностью…Sxb munasar wxa naga maqan wiilkan dhalin yarada ah wa uu xanun san yahay mana hadlayo wxa uuna ka soo lumay dagmada hilwa wxa la dhaha magaciisa Ayuup cabdi casiis wxna nagala soo xariiri karta 612803998 615210196
Читать полностью…Degdeg:- Boliiska Magaaalada Beydhabo ayaa xabsiga dhigey askarigii manaxa ahaa ee aan baahiney isagoo qof shacab ah handadaya.
Codkiina ayaad xaqa ugu hiiliseen saaxibayaal, waana mahadsan yihiin laamaha amniga ee ninkaas xirey.
Caddeeymo:- Isbitaalka Banaadir oo $10 ka qaadaya qofkasta oo dhiig u shubaya qof kale oo caawin u baahan & bukaanada oo dhan |
https://www.facebook.com/share/v/hBxh72f2YB5zMYPf/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Barteeenna wararka ee Tiktok ayaa gaarey 300K . Ragu ha isku hambalyeeyo hana la gacan saaro ceeb ma aha . munasarmoh?_t=8pEHFAC2Fwe&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=8pEHFAC2Fwe&_r=1
Читать полностью…Shilkan ayaa ka dhacey Calikamiin gaar ahaan Isbartiibada. Darawalka mootada Feykoonta wadey madaxa ayaa dhaawac uu ka gaarey . Dhiiga dhulka daadsan ayaa ka baxey .
Читать полностью…Maanta xaqa u hiili! Wiilkan Sajuuda ayaa laga tooktey waxaana la yiri nin waalan oo qori soo dafey ayaa tooktey | 19-jir ayuu ahaa , hooyadiis waa u qaadan la'dahay.
https://www.facebook.com/share/v/H9R4d5RiqSnmrkyn/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .
Tijaabo diyaaradeed waaye diyaarada duł waregeysa garoonka Muqdisho sida aan hadda xaqiijinay.
Читать полностью…Dhacdo yaab leh :- Iska fiiri qofka dhinacaaga fadhiya ! Ninkanba waxaa hadda tooktey ninkii ay ku wada jiifeen hal sali.
https://www.facebook.com/share/v/FkFuUTu3vfSfcnpZ/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Arin halis ah ! Maxaa ka dhex socda garoonka Muqdisho, sideela rabey in wiilal & gabdho yaryar loogu gacan geliyo Magafe?| gabdhaha Muqdisho lagu waayo xagee la geeya?
https://www.facebook.com/share/v/6DGANcmfLBffvLJq/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Gaariga uu wadey aabaha Soomaaliyeed ee jooga ka dhacey kadibna dhintey. U duceeya walaalayaal .
Читать полностью…Muqdisho:- Toos ayaa loo dhacaya wiilkan & gabar la socotey oo uu dhaafinayay meel mugdi ah |
https://www.facebook.com/share/v/8MjYeGyBZNVTVr9A/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi si loo qabto iskana jir ragan .
Isbitaalka Zoos , jidka meel la maro malaha markii laga dhex dhistey maqaayad. Dadka ayaa isku dul xanniban.
Читать полностью…Ar ninkaana! Kolleey alle ayaa na mootiyay.
https://www.facebook.com/share/v/iqtNsfHMhntSci7u/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Ciil weynaa:- Wuxuu ku dhex toogan rabey garoonka ciyaaraha | Askari kibir badan oo dhibaato ku haya dhalinyarada.
https://www.facebook.com/share/v/CBVY6vEou8mrDxvk/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi si loo qabto.
Garre & Jiido oo ah labo beel ayaa isku dagaalaya D/Qoryooley. Khasaaraha ayaa kordhaya.
Читать полностью…Nijad Jab :- Bal ila arag ciqaabta Muqdisho ku heysata shacabka & canshuurta ay bixiyaan oo dabaq dhaadheer laga dhistey |
https://www.facebook.com/share/v/QJazjK5ybbmVtD5L/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Degdeg:- Berito 3:30 illaa 4:00 galabnimo dhawaqa qaraxyo xoogan ayaa laga maqli doonaa Muqdisho balse sii ogaada waa debrid ku qabsoomaya Xalane gaar ahaan xarunta UNSOM/UNSOS.
Ima sheegin ha I dhihin hana nixin haddii aad maqasho ee shaahaaga tartiibkaaga u cab.
Guul ! Ninkii xaley nolosha ku cadaabayay qof miskiin ah kadibna live tiktok soo geliyay isagoo duudka uga taagan oo hadda gacanta lagu soo dhigey |
https://www.facebook.com/share/v/5a1v6AuaWoeMbSYz/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
0619988224 asc mudane munasar wankuu salamay walal qaaliya waxan ahay asaxabta kugu xiran sxbow gabar fool ah aya dhiig la'aan iga ah A B + waxan jogaa isbitalku yaala muqdisho o la dhaho isbitaalka xamar wuxu kasoo hor jeeda isbitaalka xoogga washadda caanaha wayay mahadsanid intaas iigu caawi 👏🏽
Читать полностью…