munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Meydka oo qaab loo qaado la la’yahay Ila Arka . Bani’aadanku inta nooshahay ayay laabta ku gashanayaan markaa dhimato sidaan baa kugu dhaceysa .

Isla weynida Iska daaya dadoow rabbina adeeca.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

#BAAFIN waxaa Naga maqan maxamed cali ciise ilaa 2 malmood ayaa la nahay jamacad ayaa ku Ogden ilaa ii hadda nolol ii geeei midna kuma hayno ee wallaha sharafta badan waxaa ka codsanena inee nala raadiyaan maxamed dagan afgoye

Taleefan nombar

0615799197

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa ku dhacey nin shukaansi dheer ku jirey oo bannaanka fadhiyay & burcad u gaatanteey | Wallee Muqdisho looguma talagelin qof Biikoow-Biikoow ah |

https://www.facebook.com/share/v/5g1J7Du9fHADReu5/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Halistan ila arka ! Ninka khamiiska xiran fiiriya wuxuu sameyn doono gaariga ayuu geli doonaa waa hade gaari uusan isagu lahayn .


Goobtu waa Dharkenlay Mootada uu ka soo degay lambrka A11603

Cidii aragtaa ninkan ha wacdo +252 61 6574495

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Suuq bocole oo maanta arin yaab leh ay ka dhacdey . Labo Nin oo mindi nafta iskaga qaadi rabey . Arag Muuqaalka .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nin nabadsugid ah balse isku arka inuu yahay Sanjey Dutt-ka India oo kale ayaa halkan Makaaroof dhafoorka ka saaraya muwaadin dalkiisa jooga |

https://www.facebook.com/share/v/YD5BUCzxyPbfiN7q/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wll munasar leesinkaan iga dhumey ibaafi telkaeygi waakan 0615200202

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Askar wadatey gaari Surf ah ayaa si qalad ah ugu dhacdey Mooto B ah kadibna qori ayay ku handadayaan miskiinka bajaajlaha ah . Goobtu waa Daarusalaam weliba suuqa dhexdiis .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nin isaga dhan wada miineysan oo nolosha lagu qabtey & adiga oo qeyb ka ahaa dadka uu rabey inuu nafta dhaafiyo |

https://www.facebook.com/share/v/FohrpvTHgUHDvTfb/?mibextid=WC7FNe

Dadka ka baro, siina gudbi guusha ciidanka.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabadhan oo Tiktoker ah ayaa lagu dhaawacey Muqdisho sida uu xaqiijiyay nin la sheegay inuu iyada qabo kaas oo isbitaalka Kalkaal isagoo jooga soo duubey Muuqaal .

Gabadha ayuu sheegay in lala dhacey Mindi arinkuna wuxuu u tiriyay inuu la xiriiro isheysi qabiil.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wall munasar gabar maskiin ah ayaa ICU dhiig B+ u bahaan plz nagu caawi is bitaal lalkaal 612776177

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ciyaal weero manaxayaal ah ayaa Mindi dhex dhigey labo qof oo ay rabeen iney mobile ka dhacaan . Goobtu waa Degmada Kaaraan.

Hala is jiro asxaabteenna Kaaraan degan mindi ayaa kelida la Iska gelinooyaaye

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Albaabka hore ee Bank Salaam & inta u dhaxeysa Abuu Hureyra ayaa lagu dhacey mootadan. Qofkii lahaa oo masjidka ku tukanayay ayaa laga xadey goobta lagu xadeyna waxaa fadhiya askar Nisa ah . Waa wada kaamiro haddaba yaa qaatey mootada? Sidaan sax ma aha .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://www.facebook.com/share/v/1Zt9WMZmx7TvKUqs/?mibextid=WC7FNe

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Isbaaro toos ah oo dhex taalla Muqdisho | Si aan gambasho laheyn ayay u qaadanayaan Aawey hadalkii Macalin Mahdi ?

https://www.facebook.com/share/v/1Zt9WMZmx7TvKUqs/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo qalbi jab ah :- Meydka nin waayeel ah oo baangad & waxyeelo badan ay ka muuqdaan jirkiisa oo la soo dhigey Masaajid agtiis & dadkii oo yaaban|

Inta ka daawo xogta .

https://www.facebook.com/share/v/qD66M3VXM7Kiyqp3/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- 3 jug oo xoogan ayaa Muqdisho laga maqley . Waxa ay yihiin Waan hubineynaa .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Waaberi agagaarka Via Liberia waxaa lagu haya gaari laga shakisan yahay . Iska jira .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa masjidka Cumar Tukumbe agagaarkiisa, xaagadduna waa Tookiyo.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Walaalayaal ! Wiilkan Kenya ayaa laga watey Koox magafe-yaal ah ayaana hadda cididisa lacag weydiineysa. Weli ma ka foga xadka Ugandha & Kenya ee qofkii arka hala xiriiro qoyska wiilkan si burcada looga dhigo . Waca telkan +254726064213 ama 0726064213

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Labo carruur ah oo u dhashey Syria ayaa ka soo dhacey dabaq dheer oo ku ag yaalla maqaayada Karmel.

Xaalad miir daboolan ah ayaa lagu qaadey . Waalidoow la socda ubadkiina.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Munasarow waa labo gabdhood OO mataana ah sheley aa wadada laga sooqaaday deegaanka ceelasha xaafada Quraca dhinbilka ilmahaan yar qofkii nagu soo qabsado faraha leskula tagidoonaa

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Bahashan ayuu rabey inuu dadka dhexdiis iskugu qarxiyo waa la qabtey . Ogoow sirta uu sheegay .

👇ka daawo

https://www.facebook.com/share/v/FohrpvTHgUHDvTfb/?mibextid=WC7FNe

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xaqiijin ! Askari nabadsugid ah ayaa lagu tooktey Suuq-Bacaad waxaana diley askar katirsan Ilaalo Qaran .

Marxuumka oo ahaa nin da’yar ayaa caawa Ifka ka tagey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Alxamdulilaah Waan helnay dhiigan. Walaalo Soomaaliyeed oo halkan ka arkey ayaa sadaqadaas la baxey.

Wadajir aan u barakoowno idim Alle .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaal toos ah oo Dowladeenna ay dadka ku tusisey awoodeeda ciidan & saanad ciidan oo dhexmaraya jidadka Muqdisho | Guul weyn & cabsida Itoobiya.

https://www.facebook.com/share/v/KFsa43GjHJbDYffF/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Saraakiisha amniga ayaa xirey askarta dadka isbaareysanaysay ee aan baahiney. Saraakiisha amarta ragan la xirey waa rag aan ogoleyn in dadka la dhaco waxayna si degdeg ah uga falceliyeen cabashada shacabka.

Annaguna shaqadeennii Waan gudaney soo ma aha ? Maxaa qabyo ah 👀.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qof kasta oo Muqdisho jooga waa la xiri doonaa 1-da October kadib haddii sidaan uu sameeyo |

https://www.facebook.com/share/v/4ajs9CdotF2abR3v/?mibextid=WC7FNe

Iska jir una sii gudbi inta aan ogeyn arintan weyn.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc wll munasar waxaan rabay in aad bulshada iila wadagto (dhiig A- )
Gabar ila dhalatay u rabaa
Plz
Phone 614397774

Читать полностью…

Munasar Maxamed

XOG XASAASI AH:-Muuse Biixi oo Canaan darran kala kulmay heshiiska Badda.

Go,doon la doonayo in la geliyo Soomaaliland.

https://www.facebook.com/share/v/QnasLbBaUn6nh2pz/?mibextid=WC7FNe

Читать полностью…
Subscribe to a channel