Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
War kale :- Raga weerarka Daarusalaam geystay waa labo nin . Garbaha ayay ka tuurayeen sabano iyaga oo sidoo kale ganayay rasaas.
Waxay wataan Mooto Feykoon waxayna u baxsadeen dhanka Deyniile . Intaas ayaa idinku filan.
Degdeg:- Dhanka Daarusalaam ayaa laga soo warinayaa iney tahay halka qaraxyadu ka dhaceen.
Xilligan waxaa ka socota rasaas toos ah
Qatar cusub :- Iska ilaaw manaxe kasta oo hore aad u aragtey ! Ragan ayaa ugu daran umana turayaan naftaada ee iska jira dadka inta aan ogeyna gaarsiiya|
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid02Dcyw6bDU98hbTtaNv3nCCHEZRMK6UEygJiw4iekST6RckrkNH4MSNCi3954zNnQml&id=100044273962170&mibextid=wwXIfr
Xog degdeg ah:-
Marxuumka ku dhintay saldhigga degmada Deyniile ayaa lagu eedeeyay inuu hore u aha nin Askari ah oo laga saaray diiwaanka ciidanka kadib marki uu ku kacay falal badan oo isugu jira dhac, qalqal gelin dadka shacabka, isbaaro u dhigtay xaafada kamid ah Deyniile .
Kiis aad loo qarinayo:- Nin askari ah oo xarun dowladeed lagu dhex diley & arintiisa oo sababi rabta isku dhaca Murusade & AB. Maxaadan ogeyn ?
https://www.facebook.com/share/v/18Wdp91oNy/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Waa wiil dhalinyaro ah oo qaliin dhabarka ah gelaayo hangulaha iyo laf dhabarka waxuu Deg Deg ugu baahanyahay dhiig O- ah 0615055562 / 0615835571
Читать полностью…Asc munaser walalow waxaan rabaa inaad umada somaliyed dhiig AB+ oo emergency ah .
Mamada hospitaal shaafi ayay qalin kumartey xaalkeeda dhiiga in lehelo ayuu ku xiran yahay. +252 61 5190251
Wiilyar oo Saqiir ah ayaa degdeg ugu baahan
A-
Kalkaal Hospital. Wac 615570302
Ninkan mooto ayaa sidaan lugta uga goysay balse ragii dhib kan u geystay ayaa kaga dhuuntey farmashi ay keeneen kuna baxsadey mootadii ay wateen.
M
Sxp waku salamey munasar waxan wadada kahelay lesinkaas waxan kaaga bahanahay muwadinki lahaay inaad kuraadisid araj allh kaa siiye wixii dheeriyana lamparkas kuso xirtid 0614328422 mahad sanid
Читать полностью…Waa ilmo yar oo isagoo bac ku jira lagu soo tuurey D/Yaaqshiid .
Naf kuma jirto balse qofka sidaan yeeley xittaa mxy u siin weysay dad kale oo korsada .
Birmade oo beerka u saarey beerka saaxibkiis Abii . Odeyga Soomaali dhan qiiro jabaan ayuu u jileey. Ar birmadaa?
https://vm.tiktok.com/ZNeKaXH9d/
https://www.facebook.com/share/v/1BEEfEdR3K/?mibextid=wwXIfr
Haye jimco wanaagsan team Telegramka . Sanad cusub ayaan galney howsha maxaa inoo qorsheyseen ?
Читать полностью…Koox isbaariistayaal ah oo lacag baad ah ka qaata gawaarida dhuxusha keenta ayaa tooktey walaalkaan aad aragtaan oo la socdey gaari marayay aaga Macaani ee Garasbaaley.
Waxay ka rabeen lacag baad ah waana ay tookteen. Muuqaalka dhacdadan halkan ka dhameyso isagoo kaamil ah .
https://www.facebook.com/share/v/1WfFQQN5ur/?mibextid=wwXIfr
Una hiili marxuumka walaalkeen ah ee gardarada lagu diley.
Muuqaalka qaraxa ka dhacey Muqdisho & halka hadda ay ka socoto rasaasta.
https://vm.tiktok.com/ZNeKXXqc5/
Degdeg:- Saddex qarax oo culus ayaa Muqdisho ka dhacey . Ma maqasheen?
Читать полностью…Arin kale oo yaabkeeda leh :- Muxuu sameeyay askari baangado lagu weerarey markii loo direy inuu soo xaliyo kiis beryahan nagu cusub?
https://www.facebook.com/share/v/19mtwC6q2g/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Nin xawaare ku wadey mooto Feykon ayaa ku dhacey Hooyadan oo jidka mareysa.
Goobta waa Towfiiq .
Haddii aad ogeyd burcad jidka kugu dhaceysa hadda Jaamacada dhexdeeda xittaa kuma baxsaneysid | Indhahaaga ku arag waxa uu sameyn doono ninkan .
https://www.facebook.com/share/v/1BeBDMvfRG/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Degdeg:- Ciidan Boliis ah & kuwo maamulka G/Banaadir ah ayaa weerar burburin ah ku qaadey xaafada Warlaliska. Dadka ayaa si qasab ah loo barakiciyay.
Читать полностью…Rasaas ayaa daqiiqado kooban ka dhacdey D/ Kaxda .
Читать полностью…Qofka yaqaana walaalkan ha u sheego in Shahaadooyinkiisa oo Ceelmacaan uga dhumey loo hayo hana waco telkan. 0615888232 liibaan maxamud calasow
Читать полностью…Waa Isgoyska Sanca . Dadka ayaa lagu xayiray halkan. Waxay taagan yihiin 2 saacood ka badan . G/Kaaraan ayaa jidkan xirtey isagoo dhahaya waa la nadiifinaya. Jid la isticmaalayo oo xilliga ugu mashquulka badan la dhahayo waa la nadiifinaya caalamka kama jirto ee saq dhexe hala qabto Howshan.
Читать полностью…Nisa oo 30K ku siin doonta haddii aad sheekto ninkan laakiin ninku ma nin sahlan| Kan oo aad hesho shiid waa isdeyseen laakiin ma isku deyi kartaa?
https://www.facebook.com/share/v/19qA7cpFbA/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Bafin waxa labafinaya Xalimo Cabdule Adan. Dadeda waa 12jir cidwaxay ugu dambeysay jumcihi taariqdu ahayd 10/01/2025 Dhar waxay xirned gabasar gaduda iyo dirac baluga waxay gacanta ku wadata kish dhar ugu jiraan. Waxay kaso ambatay xafada Calikamin. Cidi aragta waxay nagala soo xiririkaran Talefaan number ka hoskuqoran. 0612887700. 0611128897
Читать полностью…Qofkii arka ha waco telkan . 612469182. Qaabku u xadaya yaab leh .
Читать полностью…Waan hubaa muuqaalkan oo kale ma aadan arkin ! Maxaa kala qabsadey koox burcad ah & nin Sheekh ah oo ay dhici rabeen? Orodkuba waa hiil marmarka qaar.
https://www.facebook.com/share/v/15oCts2YVx/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wiilkan gamaqan maskaxda loo ka jiraa xalad adag aabihiis ku jiraa ee sxbow la raadi mhdsnid
617002469 hooyadiis wye 614498150 aabihiis ama wllkis 610434364 wll la raadi codsi wye
Salaaam iqyaarey waxaan ubahanahy dhiig A+ hooyo umul ah oo ku jirta Yerdimeli hospital kala xiriira 618103051
Читать полностью…