munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Gabadhan ayaa ku dhacdey welina taala checkpoint-ga degmada Cabdicaziiz . Ehelkeeda hala gaarsiiyo .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdadii ugu xanuunka badnayd :- Ninkan wuxuu nafta dhaafiyay ayeeydiis weliba sabab yaab leh darteed markii la wareystey wuxuu sheegayna waaba aaqirusaman |

https://www.facebook.com/share/v/18HiSLHK5J/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arin kaa yaabin doonta oo Muqdisho ka jirta | Nin caddaan Talyaani ah oo dhici raba guri qiimihiisu dhan yahay $600.000 oo Muqdisho ku yaalla | Caddeeymo|

https://www.facebook.com/share/v/14wGFxuyhs/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Baadii ugu xumeyd oo ka dhex socota Garoonka Muqdisho & qof kasta oo dhoofaya oo si qasab ah looga qaadanayo $45 si loo siiyo Yellow buug|

https://www.facebook.com/share/v/1BqGXfP6fm/?mibextid=wwXIfr

Ma dhergayaashan yaa ummada ka qabta? Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arintan ogaanshaheeda waa u muhiim qofka hadda jiifa & kan subixii daawan doonaba | Maxaa ka dhex dhacey kaamkan muxuuse sheegan kan la qabtey?

https://www.facebook.com/share/v/1BEts9K54s/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Dhawaqa Qarax xoogan ayaa hadda laga maqley Muqdisho . Faahfaahinta rasmiga ah weli ma inoo suuragelin.

Ma maqasheen?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Haddii ay kugu badatey madaxeyga isii waad jabtaye degdeg u gaar isbitaalka Rijaal oo xaniyaha iskaga daawee si lacag la'aan ah . Hadda la xiriir whatsappkooda https://wa.me/252612153175

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaalka qeybtiisa labaad halkan ayaan soo dhigey . Weligey ma arkin tuug qofkii uu dhacey dib ugu soo noqonaya https://vm.tiktok.com/ZNeoYU5WG/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc bro. Dhiig +A ah isbitaalka Madina muxtaaj looga yahay. 0618188295 kala xariira dheh.

Mahadsanid

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa la qaadi waayay .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabadhii uu ceejida ku dili rabey ninkii ay is shukaansanayeen halka sano oo toos noola hadashey & arin yaab leh oo ay sheektey | Ma sax baa in 5K ay ka cuntey?

Facebookna waa ka daawan kartaan. https://www.facebook.com/share/v/1817Dp24Ca/?mibextid=wwXIfr


Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaa naga Kukay Yaxye maxamed Abdullahi Oo ka xanuunsan dhimirka. Waxaa la waayay mark ii saacada aheeyd Maqribki 6:30.

Wuxuu kasoo dhumay Degmada daara Salaam.
Dhamaan walaahaha Somaliyeed waxaan ka Codsanaynaaa in lugu soo hagaajiyo number kaas hoos ku xusan.

Abdulkadir Ciise 0615666459
Faysal cali Hasaan 0615525006

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaa la baafinayaa hooyo Sahro maxamed sheeq Waxa nogu wardambeysay galabta 3:00 waxay kasoo luntay degmada yaqshiid gaar ahaan siliga .
Fadlan hadii aad aragtay naga soo wac 0617988120
0618672868

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Nin lacag dhan 5-kun oo dollar looga cuney waan isguursaneyna oo ciil dartiis cunaha jarey gabadhii balanta uga baxdey & laamaha amniga oo xirey |

Dumaroow raga qaar waa halis .

https://www.facebook.com/share/v/15wmVZhxGv/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Kawarama? Masha Allah .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waan ka xumahay in sidaan loo galo dhalinyaradan | Iska jira xaalada meeshan ayay mareysaa |

https://www.facebook.com/share/v/15Y3x5GbmA/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaa la baafinayaa Maxamed Cabdi Nuune oo ay qoyskiisa la'yihiin muddo 3 maalin ah, wuxuu kasoo lumay degmada Afgooye, gaar ahaan xaafadda If iyo aakhiro, agagaarka Baar-Ismaaciil, waa 13 jir.

Ciddii xogtiisa hesha waxaa laga codsanayaa in ay kusoo hagaajiyaan lambarkaan 0615566103.

Mahadsanidiin.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Baafin Baafin Baafin
waxa lq bafinaya
Sumayo Abdifitah Diiriye Sald
Hoyadeed Suways Hassan Olow
Degmada Yashiid Xafada Koka kola
Isku joog madow aha
Dadeda 7.5 Sano
fadlan qofkii arka waxaa si naxaris leh loga codsanaya inuu kusoo hagajiyo

Talefanka Aabehed 0617066661

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Deyniile , Oodweyne .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War degdeg ah & arin hadda ka dhacdey D/ Deyniile | Waxyeelada jirta & sida ay wax u dhaceen kaga bogo muuqaalkan daqiiqada aan ka badnayn.

https://www.facebook.com/share/v/1FRu285vDP/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Si xun ayuu ii galey qofkan waxna iima reeban waxaana halkan u taaganahay inaan idiin caddeeyo inaan berri ka ahay arintan .

https://www.facebook.com/share/v/15biU6xG42/?mibextid=wwXIfr

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/u-5BN2T4LQM?si=uH63VlUhhKG_BwIE

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Muuqaal qalbi xanuun ah :- Bal ila arka sida ninkan uu u galayo gabadhan | Waxay cod dheer ku leedahay i daa ha i dhaafin nafta ilaa uu ....

https://www.facebook.com/share/v/15hBVoupTY/?mibextid=wwXIfr

Muuqaalka Keligiis isagoo ah ka daawo full YouTube ka . https://youtu.be/xk4tqtq5S3M?si=MpKj_pgvzkTbnckc

Sii gudbi si loo qabto

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc munasar walal Driving License ayaa haayaa ku caawi walalkeen

615272444 Ama 615300337

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdadii ugu xanuunka badnayd ee Muqdisho hadda ka dhacdey | Maalinba mid ayaa qaabkan quusta ah loo dhaafinaya nafta idinka raaliya ka tihiin sax ?

https://www.facebook.com/share/v/1DnuwKGMQo/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gabadhii uu ceejida ku dili rabey ninkii ay is shukaansanayeen halka sano oo toos noola hadashey & arin yaab leh oo ay sheektey | Ma sax baa in 5K ay ka cuntey?


https://youtu.be/gAp1vi82GOo?si=YxBpqPbumiVJKl3q

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xabado & jug ayaa hadda laga maqlayaa caasimada dalka Muqdisho . Xog sugan lagama haayo waxa ay la xiriirto arintan .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wuxuu dhumay maanta 1:00 duhurnimo wuxuu kasoo dhumay dagmada warta nabada xafada geed jaceyl Magacisa waaa muniir momahed numberka laga heli karo
615141370
615717485

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhuusamareeb 01 /2 2025
Taliska booliska gmudug oo
Baafin qof meyd ah oo la aqqonsan Wayay
Kasoo ku Geeriyooday 30/1/2025 badiyaha caasimada galmudug ee dhuusamareeb,

Taliska booliska galmudug waxoow
Shacabka soomaliyed ku wargalinayaa soo helista muwadin meyd ah oo la aqoonsan Wayay eheladiisa iyo meesha uu ka yimid,

Taliska booliska galmudug waxoow shacabka soomaaliyed ka codsanayaa in ey la raadiyaan Eheladiisa ciidanka booliska galmudug ayaa meel baadiyaha dhuusamareb ah kasoo qaaday muwaadinkaan ,Cidii garaneysa sawirkiisa waxaa laga codsanayaa in ey lasoo xariiraan Taliska booliska galmudug oo xogtiisa haya

Shacabka Soomaliyed ee sharafta leh
Waxaa markale ka codsaneynaa in ey nala baadi goobaan ehelada muwaadinkan oo meyd ah
0612363080 Taliyaha saldhiga caasimada galmudug
0615320203 taliye xigenka saldhiga caasimada galmudug,

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Birmade haloo sheego qalabkan inuu Villada dhigto ciidankana u tababaro haddii kale habeen kasta Drone hakaga dhuunto derbiyada | Waa la yaabay wallee|

https://www.facebook.com/share/v/1DyrnuasFx/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…
Subscribe to a channel