Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
Isbitaalka Kalkaal Hospital oo Dhaqtar Heer Caalami ah keentay Muqdisho. Warkaan wuxuu farxad u yahay dhamaan Ciyaartooyda iyo dadka lafaha ka xanuunsan.
🚨 Fiiro Gaar ah: Isdiiwaangelinta waxa ay ka socotaa Xarunta Isbitaalka Kalkaal ee Banaadir. La Kulan Dr. Chetan Nagaraj oo ku takhasusay daweynta lafaha iyo qaliimada casriga ah.
Munasar walal waxa naga maqan gabadhaan magceeda wa falastiin maxamed cilmi waxey naga luntay jimcihii mudo 4 malin naga maqantahtahy waxey kaso luntay xaafada seybiyaano
Cidii aragta waxa si naxriis leh loga codsanaya nabarkan iney nagso xariiran 615571014
617542765
Macalin Mahdi oo baajiyay Showgii Haboon & Mataan | Ciidan hadda albaabka u laabey halkii uu bandhigu ka socdey .
https://www.facebook.com/share/v/18MA4pcgvj/?mibextid=wwXIfr
Haboon arinkeeda waa qasan yahay . Ninkii Macalin Mahdi ahaa ayaa ku dheggan . Gabadha hees ayay soo qaadey. Bal wixii soo kordhey inta ka daawo .
https://vm.tiktok.com/ZNd1NH4HK/
Asc Munasar hooyo cunug lagu qalaayo ayaa waxa ay u baahantahay dhiiga A+ 0617855925/0615574868
Читать полностью…https://youtu.be/lmZnYov7xHA?si=ICodJ5FVSLdT0R2F
Читать полностью…Gabadhii qaadey heesta laga wada caroodey oo arinkeedii uu taagan yahay meel xun | Boliiska & Nabadsugida oo qorshe halis ah diyaariyay haddii aysan...
https://www.facebook.com/share/v/1FM59jUpAB/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Wall Munasar waxaan Emergency u nahay Dhiiga B+ xitaa keydka isbitaalka waa laga waayay waxaan u rabnay in aan u bedeln
Lambarka waa 618155158
Goobtu waa isbitaal sos sxb
Waa xilli saq dhexe waanaga codsi
Waa nin AS ah oo ay ku qaraxdey banbo uu tuurayay rabeyna inuu dad ku dhibaateeyo. Goobtu waa Jannaale. Bal Dhageyso wuxuu leeyahay .
Читать полностью…Wiilkaan ayaaa iga maqan waa 8sano jir magaca: suheyb cabdullahi shekh Cali muqdisho hanta dher buu Ka soo fakadey qofkii arkaa waxaan Ka codsanayaa inuu lambaradan iigu soo xiriiriyo.
613804689
619201771
615399034
Mahadsanidiin
Asc waxaaa ubanahay dhiig AB+ ah waxaaa loogu bahanyahay si dagdag ah Qof wayeeela oo xanuunsan kala xariiir 0615757778 0615104011
Читать полностью…War:- Weerar 10 qof ay ku dhinteen ayaa ka dhacey dalka Sweden gaar ahaan iskuul dhexdiis kaas oo ku yaalla magaalada Örebro .
Читать полностью…Wllalyaal odeygaas ayaa la'san nahay. Shaley galab buu guriga ka baxay ilaa maanta nah waa la la'yahay. Waxaa inoogu war dambeeysay asagoo shaar madoow iyo surweel madoow qabo. Hada kahor buu stroke ku dhacay marka carab kiisa wuu culus yahay oo mala fahmi karo. Cidi aragto fadlan ha ku soo hagaajiso +252 615800013 ama +252619872069
Читать полностью…Arin nagu cusub :- Meydka gabar cillaan u marsan yahay aadna u labisan oo laga dhex helay baraak dhex talla xero ku taalla Muqdisho & dadka oo yaaban| Cadeemo.
https://www.facebook.com/share/v/18QMSKEvpH/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi si aan u helno ehelkeeda .
Afaafka hore ee halka uu showgu ka dhici rabay & xaalada hada sida ay tahay .
Читать полностью…Maamadan qoyskeeda ayaa la la’yahay waxayna taalla Isbitaalka Madiino. Fadlan qoyskeeda ama qofkii aqoonsada ha aado isbitaalka Madiina .
Читать полностью…Wilkan Shan maalin iyo Shan habeen
Nolol iyo Geeri laguma haayo Fadlan nala Baafi Magaciisa neh Waa kunciil
Hdaa aragto Soo Wac Hoyadiisa Raaxo Jimcaale Tell:0616575193
Arin quus ah ayaa hadda ka dhacdey Muqdisho idinkuse Haboon & sheeko baraleey ayaad ku mashquulsan tihiin |
https://www.facebook.com/share/v/15jqeJCUt6/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi .
Munsar Abdimahad salad mumin layiraah waa 8jir ilaa 9jir waxa uuna kasoo lumay degmada daynile xaafada warshadaha&xero shiino inta udhaxayso fadlan qofkii arko hakusoo hagaajiyo numbaradaan +252615156542 ama +252612066000 ama 0615254882
Читать полностью…Anigo ah Cali rooble Axmed waxaa haayaaa Decomenti boos laga soqaday Black siii
Lambarka laala so xariirikaro 0615749944
https://youtu.be/c0eFljt52fQ?si=U--ErFFLt2zocS7v
Читать полностью…Maxaa jidka ku dhexmarey askarigii Shuute maxkamadiisa ka soo hor muuqdey & Shacab halkan marayay ? Weli rajaa jirta ogaada haddii saanba dhacdey !
https://www.facebook.com/share/v/1EmCdh8hWj/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
In kabadan 50 Naftii-halige oo ka tirsan Kooxaha Argagixisada ah ee Daacish ayay Ciidamada Dawladda Puntland ku laayeen hawlgalka maanta ee buuraha Calmiskaad.
Ka soo arag Telegramka ka weriye Maxamed Yusuf Bakayle arag sawirada: /channel/mbakayle
https://youtu.be/8xaggygG8FI?si=aHKYljWD6KmAOHoa
Читать полностью…Nimco Cali " Markii aan ka diidey inaan u raaco qolka jiifka ayuu fadhiga siduu doono iiga sameestey, dhexdana ii dhigey ilaaladiisa oo wax walba iiga same...
https://www.facebook.com/share/v/14sZG7jZYE/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Bes waaye dalkan ma so dhowa | Dulmiga intan la eg miyaa indhaha laga qabsan karaa waxaaba igu daran kumanaanka qof ee indha ka fiirsanaya?
https://www.facebook.com/share/v/15kmvPfLRW/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi