munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Musuqmaasuq & bahdil ka socda Xarunta Nira . Bal arag sida dadkaas loo ihaaneysanayo. Insha Allah muuqaalo & dadka oo ka hadlaya waxa meeshan ka socda ayaan soo gudbin doonaa Mardhow .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaa kala qabsadey dadka Ceelasha biyaha & manaxayaashii ugu darnayd ee dhibka ku heysey ? Aad ayaan ula yaabey geesinimada reer Ceelasha |

https://www.facebook.com/share/v/1Cfp3DvwR4/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Villa Soomaaliya oo Xaraasheysa magacii & sharafkii Soomaaliya |

https://www.facebook.com/share/v/1BN743HGvt/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninkan dhalinyarada ah oo
Meyd inuu yahay loo maleynayo maadama dhaqaaq lahayn ayaa la soo dhigey Suuqa Xoolaha gaar ahaan Ceel Xaraar , Salaxa oto dheere , Degmada hilwaa.

Waxaa la codsanayaa in si degdeg ah loogu gurmado ninkan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wenaga maqan thy suheemo Ibrahim ciise la dhaha 8jir wye wexe kaso dhunthy dagmda karaan xfta jamurio masjidka turkiga 0615878710ama0613913197

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maamulka Kaamka Hibaaq waa kan keliya ee sida daacada ah ugu adeega shacabka barakacayaasha ah ee kaalmeynta u baahan .

Guddoomiyaha kaamkan ayaa lagu xasuusta waxqabad muuqda xilli kasta .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ragan waxaa lagu qabtey qoryooleey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Gudaha safaarada Turkiga ayaa nafta lagu dhex dhaafiyay askari katirsan ilaalada safaarada kadib markii ay murmeen isla askari kale oo ilaalada kamid ah .

Muranka ayaa salka ku hayay lacag deyn ah balse cadadka lahaanshaha la isku fahmi waayay taas oo keentay in kii deynta lagu lahaa uu maashka qaado saaxiibkiis shaqo wadaaga ay ahaayeen.

Hadda buuq ayaa jira meydkiina waxaa la amrey in aan la aasin illaa & inta laga soo qabanayo dilaaga falka geystay.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa in aan kaa gaarsiiyo arinkan yaabkiisa wata ee Muqdisho ka dhacey xilligan .

https://www.facebook.com/share/v/15y4ra77TL/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- qof shacab ah ayaa lagu diley D/Kaxda .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Ciidanka Boliiska degmada mahadday ayaa ku raad joogo dad maleeyisho ah oo dil u geeste askari ka tirsan ciidanka Boliiska degmada mahadday iyo laba qof oo caruur

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Kismaayo & sida dadka looga jajabinaayo goobahooda ganacsi. Kibirku ma aha wax fiican sidaan si ka wnaaagsan dadka haloola dhaqmo.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Salmaan Mohamed Hassan oo ahelkiisa ka maqan, Xaafadahaan Soona K ayaa dad ugu wardambaysay.
Lambaradaan ayaa lagu hagaajin karaa qofkii war u hela 0612888606 ama 0615055352

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Munasar ninkaan 1:30🕜 noso boday camiradan basa qawatay darbiyo kuso socday kdb guriya kuso dhacay dagmada wa dharkeynley eerida saldhiga galbeeed wye kso horjeedka school baarbe wye guriya mootada laga dhacay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Magaalada Garoowe ayaa lagu diley ninkan oo dilkiisa loo adeegsadey mindi. Dadka qaar ayaa inoo sheegay in uu ahaa Bajaajle .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waxaa lumay oo la baafinayaa Yahye zakariye Ismail Nur waxaa la waayay Maanta 11:00 waxa uu ku lumay xaafadda jabuuti Deg. Kaaraan waxaad kusoo hagaajisaan

0618882255, 0618121333, 0615589338, 0615961655

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc walal munasar waxaa naga maqan Hooyo oo xanunsan fadlan nala raadi walal, waxaa la socoto gabar yar oo ay Ayeeyo utahay

0618364488

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://www.facebook.com/share/v/15zzYkS8Cd/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Team Telegramka sidaa idinla joogey ayaan manaxe noqdey . Caawa Tiktok ayaan qalaacuudsanaya intan dhurwaa dadeed noqon 😂 https://vm.tiktok.com/ZNd1VePos/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maanta halkan ayaan ku maqanahay la socda . https://vm.tiktok.com/ZNd1Pc5dC/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Walaal munasar waxaa naga maqan gabadhaas yar dadeeda waa 8 jir magaceeda waa haajiro mowliid maxamuud maxaad ayaa ladhahaa degmadda shibis misjidka yaashey gadaashiisa fadlan nagu caawi tell no. Waa 0619874637

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Halagu biiro page kan .


https://www.facebook.com/share/v/1BHxttq4mM/

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Bal kawarama qof inta la dhaafiyay nafta kadibna isagii dhan garabka lagu qaatey ? Muqdisho ayay hadda ka dhacdey .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo Halis ah ayaan soo wadaa . Ma joogtaan ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Guutaalle oo galka kala baxey seefta | Hooygii Musuqmaasuqa oo kabtoodii la gashtey wallee waa soo daahay Guutaalle |

https://www.facebook.com/share/v/1A79iNc5Ts/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo :- Maxaa kala qabsadey Aabe xoog uga furey gabar uu dhaley nin AS ah oo qabey & saddex nin oo afka soo xirtey oo guriga ku soo weerartey isaga & xaaskiisa?

https://www.facebook.com/share/v/1Bn4X1ijvT/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ninka leh aqoonsigan waxa uu wici karaa telkan 617752053

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc abowe cunug yara naga dhume Akram c/ftaax macow Suuqa cana isbitaalka xooga 615407703 615137166

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Stadium Muqdisho qof ayaa lagu dhuftey xabad .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Arin musiibo ah oo ka dhacey Hirshabelle |Intaan wareysanayay hooyadan ma jirto waqti iiga murug badnayd | Sii gudbintaada muuqalkan ayaa sababi kara caddaalad

https://www.facebook.com/share/v/17fNKZDeZU/?mibextid=wwXIfr

Sii gudbi

Читать полностью…
Subscribe to a channel