Meel xasaasi ah ayay mareysa doorashada . Toos inta Iga daawo .
https://www.facebook.com/share/v/14NWRnaoRH/?mibextid=WC7FNe
Qarax Kartoon la soo dhex geliyay ayaa ka dhacey D/Jowhar gaar ahaan Hantiwadaag.
Nasiib wanaag cidna waxba kuma noqon .
Sida warku xaqiijiyay waxaa geeriyoodey Weriyihii hore ee BBC Somali Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad oo ku sugnaa magaalada Hargeysa.
Waxaa aad loogu xasuustaa gudbin qurux badan & nooleyntii Afkeenna Hooyo .
Adigu weligaa ma dhegeystay? Aan u wada duceyno iyadana maanta anfaceyse.
Waxaa gurigiisa ku dhex geeriyoodey Abdirizak Alto oo la sheegay inuu ahaa nin odey ah oo saciim ah .
Marxuumka ayaa la sheegay in kursigii uu ku fadhiyay la baxey kadibna uu madaxa ku dhufsadey dhulka looguna tagey naftii oo ka baxdey .
Wuxuu ahaa xubin katirsan Wasaarada Maaliyada Soomaaliya .
Senator Iftiin Xasan Baasto “Wax kasta oo dhaca lagama yeelayo Axmed Madoobe waxa uu ka wado Kismaayo "
https://www.facebook.com/share/v/15bH5YssSD/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .
Quus :- Sawirada dadkii doonta ku naf baxey oo na soo gaarey hadde waa doon buuxda oo dad ah ! Kuwii ka badbaadey oo xaalad quus ku sugan iyaguna | .
https://www.facebook.com/share/v/17eLuQsC4E/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Dhacdadan ma xasuusataan? Team Telegramka ka kuwii ugu horeeyay ee nagu soo xirmey ayaa la socda . Waxaa halkan ku dhintey wiil yar waana tarabuunka.
Ragii maalin taas aan baahiney maanta maxkamada ayay saaran yihiin .
Dr abdirizak omar osman ( gaahirow ) waa musharax u taagan qabashada xilka naadiga ardayda jaamacada umada somaliyeed gudoomiyaha waxa uu kasocdaa kuliyada medicine and surgery gudoomiyaha ugu imow wax qabad la,isku hubo cadaalad, sinaan iyo wax qabad loo wadda jeedo Dr abdirizak omar osman oo idin leh mahadsanidiin dhamaan bahda ardayda jaamacada umada somaliyeed
Читать полностью…Degdeg:- Magaalada Kismaayo xaalkeedu waa uu degen yahay.
Isku dey fashilmey oo ay sameeyeen ilaalada qaar kamid ah Musharaxiinta Mucaaradka oo rabey iney xoog ku galaan Hotelka Agan ee Magaalada Kismaayo ayaa laga hortagey .
Ciidamada Amniga Hotelka iyo Ilaalada Musharaxiinta ayay is rasaasayn kooban dhex martay iyadoo hal qof uu ku dhintay shaqaaqadan labo kalana ay ku dhaawacmeen.
Xaalada ayaa hada ah mid dagan iyadoo si weyn loo adkeeyay amniga Magaalada.
Dhinaca kale musharaxiinta xilka Madaxweynaha ayaa maanta qaadan doona shahaadada musharaxnimada.
Degdeg:- Nin laga jarey/ gooyay madaxa ayaa yaalla Saddexda dabaq dhaadheer ee Daarusalaam.
Waxaa madaxa ninkan laga raadiyay meel kasta balse lama helin hase yeeshe jiq dhexdeed ayaa lagu arkey wiil kale oo dhaawac waxaana loo qaadey isbitaalka .
Telegramka ayaad ka arki kartaa balse waa codsi sii gudbi si qoyskiisa aan u helno.
War degdeg oo gabar & wiil kasta oo Muqdisho jooga saameynaya oo hadda dhacey | Xaalka faraha ayuu ka baxey iska jira arinkan |
https://www.facebook.com/share/v/15e1SL8Lr5/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Manta oo ay taariikhdu tahay 24/11/2024 degmada garasbley gaar ahaan xaafada macaani waxaa nagula dhacay in 2 nin oo tuugo ah ay dhaceen adeeg dukaan oo ay lacag been ah utuureen wiil yar oo dukaanka looga tegay labada nin mid wajigiisa sifiican ayaa loo arkaayaa TAARKADA (M8A941) mootada niicle ayaa lagu qoray Waxana qoray wiil Ka shakiyey mootada mida kle fiiri ninka mootada weday waxa uu leeyahy nin meesha taagna maxaa iiduubee cml lkn ma,oga in CCTV ay duubeysay
Читать полностью…BAAFIN/Ambad: Waxaa la baafinayaa oo naga maqan Cabdifitaax Maxamed Cali Suuleey, Waalidkiis Waxaa ugu wardanbeysay shalay 2:00 duhurnimo, ka dib markii loo diray dugsi quraan ku yaal Degmada Yaaqshiid gaar ahaan Hotel Guuleed .
Waxaan idiin ka codsaneynaa inaad nagu gacan siisaan helida wiilkan ambadka ah.
+252615196348/ +252 61 4388535
Ma jiro musharrax gaar ah oo ay dowladdu si gaar ah u riixayso. Dalka wuxuu diyaar garoow ugu jiraa doorasho qof iyo cod ah.
Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday, miska wada hadalku weli waa u furan yahay.
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Kalluumeysiga
Dhacdo yaab leh :- Nin iska dhigayay dumar si uu u biisho gabdhaha & marwooyinka Suuqa Bakaaraha u adeeg doonta oo la qabtey | Xaalka ma sahlana .
https://www.facebook.com/share/v/19eTLx3vAn/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Munasar wllke wiilkan ayaa naga maqan waxaana noogu wardambaysay asaga oowata funaanad madow iyo surwaal jenis bulug ah. Afsomaliguna sifiican uma yaqan wll waxa uuna kalumay isgoyska tabeelaha sheekh ibraahim nagalana soo xiriir 615126477 ama 613952084 ama 618146622
Читать полностью…Yaab ! Waxaa loo soo direy inuu si cajiib ah nafta u dhaafiyo sarkaal caan ah oo xaaskiisa & ilmahiisa la jooga maxaase ku dhacey AS-kan ? Adaa yaabaya!
https://www.facebook.com/share/v/1DcahQ8rSV/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Qalbi jab :- Gabar ka badbaadey Soomaalidii ku baaba'dey Madagaskar & Mayotte oo iyadoo ilmeyneysa tirinaysa magacyada gabdho & wiilal dhintey | Ogoow hadda.
https://www.facebook.com/share/v/1Fj5Dyhqjn/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ee ka soo jeeda Jubbaland ayaa si buuxda u taageeray Madaxweynaha maanta Kismaayo lagu doortay Ilyaas Badal Gaboose
Читать полностью…Ma aha Dagaal balse ragan ayaa isku hardinaya dhar cusub oo soo gaarey Suuqa Bakaaraha .
Читать полностью…Xaqiijin ! Dagalka saakay kadhacay Kismaayo waxa kudhintay yarkan oo magacisa layirado Bukhaari .
Qacda hore ee Iska hor imaadka waxaa gaarey dhaawaca sawirka aad aragtaan kadibse waxaa qabsadey xabado baas ah sidaas ayuuna ku dhintey .
Wuxuu kamid ahaa ilaalada musharax Ilyaas oo ah xubin katirsan aqalka sare we dalka .
Fadlan Hadii dhiigaaga uu yahay AB+ ku caawi Hooyo Soomaaliyeed oo si deg deg ah ugu baahan kuna foolanaysa isbitaalka Somali sudanness ee Muqdisho.
Kala xiriir ehelka la joogo isbitaalka taleefan lambarka 0619615726.
Aan ka wada qayb qaadano gurmadka Hooyadaas Soomaaliyeed .