Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667
https://youtu.be/Nf1b4ZKxTBs?si=7pABIxLQfu_PsFdA
Читать полностью…AS oo degdeg uga jawaabtey fariintii kululeyd ee aan u dirney si yaab lehna u deysay ninkii ay Baydhabo ka qafaasheen | Caddeeymo.
https://www.facebook.com/share/v/15ST9RJEb5/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
ASC waxa loo bahan yahay dhiig Noocisa yahay AB+ hospital Kalkaal
Fadlan la soo xiriir 0618698362
0615620883
Wiilkan oo dhunsan ayaa lagu haya Ceelasha Biyaha.
Hooyadiisa wuxuu ku sheega faadumo walaalkiisa daa'uud waxaa laga helikaraa 615059110
Waxaan u hambalyaynayaa walaalahay Gashaaanle Abdirisaaq Amiiin & dumaashiday caisha Abdiqani
Читать полностью…War degdeg ah oo aan idinka gaarsiinayo.
Video inta kala soco .
https://www.facebook.com/share/v/163L4f11C3/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Wiilkan oo lunsan ayaa lagu haya Suuqa Xoolaha Ceel turcaaye. Ciddiisa waxay wici karaan telkan 0615841489
Читать полностью…Suuqyaraha Sayidka D/Howlwadaag waxaa ka dhacay kiis iskugu jira dil & dhaawac .
Askar Nisa ah ayaa nafta dhaafisey Cabdiraxmaan Cabdullaahi Xasan oo ahaa askari katirsan ciidanka xooga dalka halka ay dhaawaceen Cabdishakuur Maxamed Cali oo isna katirsan Ciidamada xooga dalka .
Degdeg:- Tan waa qalbi jab . https://www.facebook.com/share/v/15b8sxQwuc/?mibextid=wwXIfr
Читать полностью…Askari macwiisleey ah oo raganimo badan oo isagoo dhaawac ah sheekeynaya.
Читать полностью…Koox cusub oo Muqdisho ka howl bilowdey & saddex kiis oo isku wada mid ah oo ay geysteen | Rag & Dumarba waa qabsan kartaa sidan isjira.
https://www.facebook.com/share/v/18e3bLYZip/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
BAAFIN: Nala Raadi Walaalkeen Abdicasiis Salad Hussein
Waxaan Naga maqana walaalkeen Abdicasiis Salad Hussein muddo laga soo bilaabo 15 Feb 2025. Wuxuuna kaso tagay Degmada cabdicasiis, gaar ahaan Xaafada Kaambo.
Cid ala cidii aragtay, fadlan si naxariis leh nagala soo xariir lambarradan:
• 0615908144
• 0615170235
Mahadsanidiin.
https://youtu.be/KmcetobQel4?si=HOCdXvJ9cj-ZJu2g
Читать полностью…Hel 100$ oo sax cida Caawa guuleysan karta Real & Liverpool? Aqri sharuudaha, codeyntuna waxay ka dhacee Tiktok.
Shuruudaha waa in aad si sax ah u sheekto haddii natiijadaas ay sax noqoto waa balan inaad hesho. Labo in aad halkan ku xiran tahay sidoo kalena aad sii gudbisey muuqaalka.
Sida loo kala hor sheegeysay ayaana go’aanka ku kala saareynaa. Haddii labo qof isku waqti & saadilin noqdaan 50/50 ayay kala helayaan.
https://vm.tiktok.com/ZNd1s4oXB/
Puntland oo cashir u dhigtey Siyaasiyiin dano siyaasadeed wadatey soona dhoweysay Sarkaalka qatarta badan ee reer galbeedku ay wax ka maqlaan|
https://www.facebook.com/share/v/1AVyMVvYjy/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Asc wll munasar waxaa si deg deg ah loogu baahan yahay dhiiga A+
Gaar ahaan isbitaal kaafi laami yaraha zoobe ka soo horjeedka isbitaal aadan cade 618155158
Fara fudeedka ayaa la isku dhaafey bal dhameyso illaa dhammadka siduu uga gaarsiinayo |
https://www.facebook.com/share/v/15p2mYX7rY/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi si loo qabto.
20K oo dollar ayaad qaadaneysa haddii aad meel ku sheekto ragan . Waa taa shiidka uga bixi lahayd .
https://www.facebook.com/share/v/161xuADYW9/?mibextid=wwXIfr
Rag ka indho adag kana dhiiran Ciise Harti ma arkin | Jilbaha ayay dhulka ugu aasteen cashirna waa ay u dhigeen colkii ku soo mirtey | Caddeeymaha ka daran.
https://www.facebook.com/share/v/1ABXyDQR1D/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Jimco wanaagsan saaxibayaal. Alle ha naga aqbalo acmaasha , dalkana nabad hanooga dhigo.
Читать полностью…Hala caawiyo maamadan. Wixii caawin ah ugu dir 0684531595 ama 0618372951
Читать полностью…Share hadaa sii dhahdo wax kaama dhibeeyso lakin Maxamed iyo qoskii oo xaaladan ku sugan ayey caawineysaa
Waa Garsoore Maxamed Geedi, walaashiis iyo Xaaskiisa oo dhamaantood ku gubtay dab gurigooda ka kacay gurigooda oo Gaalkacyo kuyaal, Waxey yaalaan isbitaalka Digfeer
Sawirada waa mid naxdin leh. Please aan u duceeyno oo caawino walaalkaas iyo qoyskiisa oo xaalad daran kusugan
Meelaha laga caawin karo
Hormuud: 615148966
Salaam Bank: 40455223
War bal yaabkan arka ! Bermade canshuur keen haku dhaho , Maahirna ilama xisaabtami kartid ayuu taagan yahay ? Maxaa kuu xal ah canshuur bixiye?
https://www.facebook.com/share/v/18dgDiZSbP/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi.
Gaarigan ayaa qarax looga shakiyay Isgoyska Bakaraha .
Читать полностью…Dhawaaqii ciyaal xamar oo gaarey Hargeysa & Somaliland oo joojisey bandhigii Haboon, mushaarkiina ka jartey abwaankii Itoobiyanka ammaaney| Sidee u aragtaa?
https://www.facebook.com/share/v/1JUbYPayzP/?mibextid=wwXIfr
Sii gudbi
Sxb Munasar waxaan u baahanahay dhiig B+ Isbitaal banaadir maamo ku jirta ayaa lo rabaa
612668565 numberkaan lagala xiriiraa
Ma waxaa is leedihiin maanta qofna laguma dilin Muqdisho ? Dulmi weyn ayaa dhacay
Читать полностью…Dulmigii ugu xumaa oo Muqdisho ka socda | Dadka Soomaaliyeed waa sida Maroodiga oo xoogooda waa laga qariyay |
https://www.facebook.com/share/v/168NsMXGsE/?mibextid=wwXIfr
Xaqa u hiili oo sii gudbi.