munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Yaab ! Waxaa loo soo direy inuu si cajiib ah nafta u dhaafiyo sarkaal caan ah oo xaaskiisa & ilmahiisa la jooga maxaase ku dhacey AS-kan ? Adaa yaabaya!

https://www.facebook.com/share/v/1DcahQ8rSV/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qalbi jab :- Gabar ka badbaadey Soomaalidii ku baaba'dey Madagaskar & Mayotte oo iyadoo ilmeyneysa tirinaysa magacyada gabdho & wiilal dhintey | Ogoow hadda.


https://www.facebook.com/share/v/1Fj5Dyhqjn/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ee ka soo jeeda Jubbaland ayaa si buuxda u taageeray Madaxweynaha maanta Kismaayo lagu doortay Ilyaas Badal Gaboose

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ma aha Dagaal balse ragan ayaa isku hardinaya dhar cusub oo soo gaarey Suuqa Bakaaraha .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa xeeladeystay ninkan.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xaqiijin ! Dagalka saakay kadhacay Kismaayo waxa kudhintay yarkan oo magacisa layirado Bukhaari .

Qacda hore ee Iska hor imaadka waxaa gaarey dhaawaca sawirka aad aragtaan kadibse waxaa qabsadey xabado baas ah sidaas ayuuna ku dhintey .

Wuxuu kamid ahaa ilaalada musharax Ilyaas oo ah xubin katirsan aqalka sare we dalka .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Fadlan Hadii dhiigaaga uu yahay AB+ ku caawi Hooyo Soomaaliyeed oo si deg deg ah ugu baahan kuna foolanaysa isbitaalka Somali sudanness ee Muqdisho.

Kala xiriir ehelka la joogo isbitaalka taleefan lambarka 0619615726.

Aan ka wada qayb qaadano gurmadka Hooyadaas Soomaaliyeed .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Magacyada dad 70 qofood ah oo ku dhintey Jaziirada Madagaskar & Mayotte | Macluumad sax ah waakan |

Inta ka daawo .

https://youtu.be/LALGj_12I18?si=ZwKSVUXs--75Y0qa

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc walaal Munasara Yoonis Mohamed Abdullahi,ayaa iga lumay Maqribkan ee fadlan ila raadi Numarkan ayaan wataa 0615593153

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Hotel Guleid degmada Yaaqshiid ayuu ka dhacey shilkan oo hadda dhacay . Waa Feykon & Bajaaj .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdo yaab leh :- Ninkii laamaha amniga Muqdisho u diidey harsiga ee katirsanaa kooxda Cawaa-ta Afrika oo AS ay bireysay | Muxuu ahaa ninkan? Caddeeymo.


https://www.facebook.com/share/v/15EZktoZaL/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Dagaal culus ayaa hadda ka socda Jubba , South Sudan halkaas oo ay ku nool yihiin Soomaali badan . Dhawaqa rasaasta ayaa la maqlayaa xaalkuna ma sahlana.

Walaalaha halkaas jooga Alle haku ammaansado, adigu qof makaa joogaa dalkaas ?

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Meel u dhow Xarunta degmada Waaberi halaga gaaaro.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Toos:- Wuxuu madaxa ka saaraya Amaanlaay toos ayuuna u baaranaya kadibna hal baalooto ayuu kilida uga dhufanaya | Wiil Soomaali ah oo nafta la dhaafiyay|

https://www.facebook.com/share/v/1B8kd6DdH1/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

libaax nin aan aqoon baa lax ka rita ! Maxaa qabsadey askari dulmi ula tagey nin malaay / Kalluun ku iibinayay suuqa balse ah askari tababaran ?

https://www.facebook.com/share/v/15UARR2xF9/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

https://youtu.be/251gnkwYwJI?si=2RLSaUTI1g78-r6_

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dhacdadan ma xasuusataan? Team Telegramka ka kuwii ugu horeeyay ee nagu soo xirmey ayaa la socda . Waxaa halkan ku dhintey wiil yar waana tarabuunka.

Ragii maalin taas aan baahiney maanta maxkamada ayay saaran yihiin .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Guri ku yaala Bakaaraha ayaa waxaa ka dhashey dhaawaca labo qof .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Dr abdirizak omar osman ( gaahirow ) waa musharax u taagan qabashada xilka naadiga ardayda jaamacada umada somaliyeed gudoomiyaha waxa uu kasocdaa kuliyada medicine and surgery gudoomiyaha ugu imow wax qabad la,isku hubo cadaalad, sinaan iyo wax qabad loo wadda jeedo Dr abdirizak omar osman oo idin leh mahadsanidiin dhamaan bahda ardayda jaamacada umada somaliyeed

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Adiga lee waaye ! Gabar ayuu Iska dhigayay balse waa kaas .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Magaalada Kismaayo xaalkeedu waa uu degen yahay.

Isku dey fashilmey oo ay sameeyeen ilaalada qaar kamid ah Musharaxiinta Mucaaradka oo rabey iney xoog ku galaan Hotelka Agan ee Magaalada Kismaayo ayaa laga hortagey .

Ciidamada Amniga Hotelka iyo Ilaalada Musharaxiinta ayay is rasaasayn kooban dhex martay iyadoo hal qof uu ku dhintay shaqaaqadan labo kalana ay ku dhaawacmeen.

Xaalada ayaa hada ah mid dagan iyadoo si weyn loo adkeeyay amniga Magaalada.

Dhinaca kale musharaxiinta xilka Madaxweynaha ayaa maanta qaadan doona shahaadada musharaxnimada.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Magacyada 70 qofood ah oo ku dhintey Jaziirada Madagaskar & Mayotte | Macluumad sax ah waakan | Waxaan wacey Mayotte | gaarsii waalidIinta walwalaya |

https://www.facebook.com/share/v/1CpaGmgY5d/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

War degdeg ah & 12-kii ugu halista badnaa dalkeenna oo dhan oo ...

https://www.facebook.com/share/v/1Cc23UvBSe/?mibextid=WC7FNe


Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wargelin! Ex control Afgooye ha isku aadin walaal . Waxaa halkaas lagu qabtey labo gaari oo qarax looga shakiyay waxaana ku socota baaris. Sidoo kale jidka waa Jaam .

Wargeli inta aan ogeyn ee hooyaadka sii ah oo halkaas u sii socota.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Dhaawaca qof ehelkiisa aan la aqoonsan ayaa yaalla Isgoyska Korontada agtiisa gaar ahaan jidka Jaziira aadaya.

Mooto Feykon ayuu dhaawaca ka soo gaarey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Afgooye nin diidey inuu bixiyo lacag baad ah ayaa feeraha looga dhuftey xabad. Waxaa loola cararey isbitaalka .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Soomaali lagu dhex weerarey goobtooda ganacsi. Waa Yaab .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Toos:- Wuxuu madaxa ka saaraya Amaanlaay toos ayuuna u baaranaya kadibna hal baalooto ayuu kilida uga dhufanaya | Wiil Soomaali ah oo nafta la dhaafiyay|

https://www.facebook.com/share/v/1B8kd6DdH1/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Calaq aad u badan oo lagu qabtay Afgooye .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Hooyo Soomaaliyeed oo uur leh ayaa ku dhaawacantay shil hadda ka dhacey Garasbaaley .

Читать полностью…
Subscribe to a channel