Suuqa ugu weyn ee Bakaaraha oo xiran Hal dukaan oo sokor aad ka iibsato xittaa ma furna. Xaafadaada suuqiisa ma furan yahay ?
https://www.facebook.com/share/v/sZAqb4ytbSadpA2E/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Iska jira saaxibayaal! Gaarigaas oo laga shakiyay inuu qarax sido ayaa yaalla aaga Saldhiga D/Waaberi.
Ciidanka ayaa ku baxey Marka inta laga hubinayo Iska ilaaliya saaxibayaal.
Waa la aqoonsan la’yahay walaalkeen qoyskiisa gaarsiiya. Isbitaalka Somali Sudanese ayuu ku jiraa .
Читать полностью…Muuqaal quus ah : 11 qof oo ku dhintey qaraxa Deyniile & qarax kale oo lagu hoobtey oo hadda ka dhacey D/ Afgooye.
https://www.facebook.com/share/v/VxQVbi9Kk7fnCVWG/?mibextid=WC7FNe
Waa niyad jab weyn.
Qarax lagu dhammaadey oo deynile ka dhacey & dadka oo gaari caasi ah lagu qaadey iyagoo isku raseeysan| Sidaan xaq ma aha .
https://www.facebook.com/share/v/pG6bZLeE95BufCBB/?mibextid=WC7FNe
Inta ka arag faahfaahinta
Sarkaal diidey inuu dadka shacabka ah dhaco oo afar maalin ku afduuban konteenar ku yaalla Muqdisho | Caddeeymo .
https://www.facebook.com/share/v/n2geismemCRZkA6f/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Aad ayaa loogu dhib qabaa ninkan oo dabaqyada Muqdisho kala baxaya saacadaha Biyaha . Ciddii aragta ha war geliso laamaha amniga .
Читать полностью…Degdeg waaye saaxibayaal. Munasarow masul Hooyo Uur-leh ayaa Emergency u ah Dhiig A- ah.
Waa codsi walaalayaal howshan ka qeybgala taga isbitaalka Somali Sudanese Muqdisho.
Waxa ku dhacey wiilkan waa musiibo kugu dhici karta maanta ama beri| Ugurmo ama gaarsii inta awooda ee u hiilin karta.
Waa murug sidaan . https://www.facebook.com/share/v/AZ8sZzu4k2r4u86k/?mibextid=WC7FNe
Si degan u fiiri gaariga hoostiisa waxaa ku jira qof uu dulmarey gaarigaas weyn .
Ninkaan ayaa la xaqiijiyay in baaburkaas weyn ee xamuulka uu ku dilay xaafada galmudug ee asluubta udhow.
Isgoyska Siinaay waxaa isku dhaawacey labo ciidan oo kala ah Nisa & Boliis .
2 nabad sugid baa dhawc mid baa aad u daran.
Dadka Beledweyne ayaa sheegaya in ay maqleen dhawaqa jug xoogan . Wixii dheeraad ah Waan raadineynaa Insha Allah .
Читать полностью…Gaarigaas wuxuu marayaa wadada shaqaalaha, culeeska saaran iyo rarka xad dhaafka ah awgeed fiilooyinka wadada ayuu goyn rabaa dad ayaa dushiisa saaran oo fiilooyinka wadada kor uga qaadaayan
Читать полностью…Degdeg:- Berito ma jirto hal dukaan oo Muqdisho ku yaalla oo furan | War weyn oo ganacsatadu ay soo saareen | Maxaa kuu xal ah ?
https://www.facebook.com/share/v/85DTdU5rAoZuXiSf/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Cunugan waa la waayay balse saaka ayaa la arkey isagoo sidaas ah . Waxaa lagu qabtey maaso waana la diley. Xaaladan waa mid waalid badan saameyn karta.
Читать полностью…Degdeg:- Nin dhalinyaro ah oo watey mooto Feykoon ay leedahay shirkada Rakaab ayaa hadda shil ku dhintey.
Isgoyska Xoosh ayuu yaalla Meydkiisa oo maro baati ah dusha laga saarey. Ehelkiisa lama aqoonsan waana mid aan rabo inaan idinkaga codsado inaa ila baahisaan xogtan si walaalkeen qoyskiisa aan u helno.
Sawirkiisa waxaa ka arki kartaa barteenna kale si ugu yaraan loo aqoonsado loona asturo marxuumka.
Alle ha u naxariisto dulmi ayaa lagu diley. Dalkeenna ma laha cadoow aan AS aheyn .
Читать полностью…Degdeg:- Qarax ayaa hadda ka dhacey Degmada Afgooye . Dhimasho & dhaawac ayaa jira.
Читать полностью…Shil naxdin leh ayaa hadda ka dhacey Tabeelaha Sheikh Ibraahim . Darawalkii wuu cararey markii uu dulmarey nin muruq maal ah oo hadda sakaraad ah .
Читать полностью…Degdeg:- Rasaas culus ayaa ka dhaceysa degaanka Ceelasha Biyaha xilligan .
Dadka shacabka ah ee ku nool halkaas ayaa maqlaya dhawaqa rasaasta oo joogsi aan laheyn.
Asc walaal munasar marka hore waan ku salaamay waxaan kaa codsanayaa inaad gabadhaas noo baafisid waxaa la yiraahdaa Maryama Asad Xasan waxaa noogu dambeysay 13/08/24 maalin talaado waxayna naga soo wici kartaa qofkii hesha nambaradaan 0615479223 ama 0615584297
Mahadsanid
Codsi:- Nin ciddiisa la aqoonsan la’yahay ayaa weli ku hoos jira gaari xamuul ah oo dulmarey.
Shilkan ayaa ka dhacey xaafada Galmudug ee u dhow Taliska Asluubta.
Si loo helo qoyskiisa waxaan codsanayaa in fariintan aad nala sii gudbisaan.
Degdeg:- Wiilkan isagoo baaskiil wata ayay mooto jiirtey ciddiisana lama garanaayo. Wuxuu ku jiraa isbitaalak SomCare ee ku yaalla Ex Control Balcad.
Wiilka wuu isku dhex yaacey Waana lagu dhiban yahay bar loo daaweeyo. Ciddiisana ma sheegi karo . Sii gaarsiiya oo Ajar aan ka helne.
Waa labo qof oo midna askari yahay midka kalena yahay shacab oo lagu dhaawacey D/Howlwadaag.
Ninka dhibkaas geystay waa askari katirsan ilaalada Xarunta degmada Howlwadaag .
Meel lagu baxsanaayo malaha Muqdisho .