Degdeg:- Tarabuunka illaa KM4 ayaa xiran . Haddii aad u socoto dhankaas isku diyaari Lug dheer .
Читать полностью…Mooryaannimo tan ka weyn ma arkin | Hal nin oo hubeysan ayaa keligiis xirtey jidkan cid kadaba hadli kartana malaha . Aawey dowladii?
https://www.facebook.com/share/v/d6WdnxsebSeKKEt9/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Degdeg:- Qarax xoogan ayaa laga maqlay dhanka Garasbaaley dulleedka Muqdisho . Illaa & Saddex jug oo culus & rasaas ayaa wada yeerey.
Читать полностью…Asc munasarow walaalow waxaan ubaahannahay dhiig A– (A negative) ah maamo Ayaa qallin nogaleyso, Kalkaal Hospital Qeybta Banaadir.
Taleefoonka :0615283431
Deg ayaan ugubaahannahay mahadsanid
Niyad Jab:- Saddex nin oo macangag ah oo rabta jidka dhexdiis & dadkoo arkaya iney nafta dhaafiyaan darawal miskiin ah | Caddeeymo .
https://www.facebook.com/share/v/bR7ERWNZCdEBpQTJ/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
C/rahman c/qadir maxamed kaso dhume degmada warta nabada garahan suuqa xamar jadid hadi aragto kala soo xariir. 0615308254 / 0615997724.
Читать полностью…War degdeg ah:- Cabashadii ganacsatada oo gebi ahaan la xaliyay | Canshuur bixayaasha cusub ee maanta oo war weyn loo sheegay | https://fb.watch/u1Tdz6RqVM/Sii gudbi
Читать полностью…Kulan ay isku mari la'yihiin taliyaha Nisa , kan Boliiska , kan Dekeda , Wasiirka Maaliyada & saraakiil kale oo hadda ka socda Dekedda Muqdisho |
https://www.facebook.com/share/v/NfYTz5iRHuSxcW7d/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Walaalyaal waxaa naga maqan maxamed axmed cirro, magaca hooyada hani faarax
Waa wiilka hoos idinkaga muuqda
Wuxuu xirnaa
Funaanad gacma dheer ah
Sarwaal madow ah
Waxaa noogu war dambeysay saaka 1 saac subaxnino 18/08/2024 mesha uu ka lumay Waa laba dhagax kitaab quraan ayuuu watay
Ciddii aragto si deg deg ha noola soo xiriirto Hana ku soo hagaajisa
Lambarada hooyada oo hoos isinkaga muuqda
0618315842
0614719646
Ducadana nagu soo kaalmeeya
Fadlan haddii fariintan ku soo gaarto sii share garee
Dhiiga A_ oo u bahanhy asxpy qofkii A_ ah haila soo xariiro qof isbitaal iga jiro deg deg baan u ahy
612307028
Asc walal waxan ubahanahay dhiig O_ ah will ayaa shil naga galay ilahada komow kujiraa hospital Somalisudanays moto owsarnaa ayaa shil lagashay 616555519
Читать полностью…Weli horey uma arkin xildhibaano sidaan iskugu karbaashey runta " Boorama ka imid xamarna anaa libaax ka ah | Orod ka difaac AS dhulka Murusade| Tuugo ayaa tihiin " Waa erayada la isku adeegsadey.
https://www.facebook.com/share/v/vBmhSqUE7Xfr5eXd/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Muuqaalo qarsoodi ah :- Sarkaal lagu dhex ceebeystey Suuqa Bakaaraha markii uu dhex galey ganacsatada bannaanbaxeysa & Suuqyada Xamarweyne & Bakaaro oo xiran.
https://www.facebook.com/share/v/uX4zEkfkRzcevYnL/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
D/ Dharkenlay ayaa lagu haya wiilkan oo lunsan . Waxaan codsanaynaa ciddiisa iney la xiriirto telkan Abuukar bashiir Abuukar
0619983017
Dhaawaca shan Askari oo Boliis Militaar ah ayaa la geeyay isbitaalka Digfeer. Weli ma heyno xog sugan oo xaqiineysa waxa ku dhacay balse Waan ogaaneynaa Insha Allah .
Читать полностью…Asc walal
Isbitaalka gabadha ku jirto waa isbitaal gaandi wuxuu ku yaal afarta darjiin
Dhiiga u baahanahay waa dhiiga nuuciisu yahay A- numberada lagala xiriiri kro waa 0610441412 gabadha hooyadeeda salaado xassan
0618657845 gabadha aabaheed cumar xusseen
0619730569 gabadha dhiiga loogu baahanyahay iqro cumar xusseen