Hadda ayaa la qabtay ninkan oo rag Isaga la socdey & qudhiisu ay dhacayeen dad shacab ah.
Si daran ayaa loo garaacay. Waa Garasbaaley .
Wa wiilkii aan hore idinkula wadaagnay ee dhegta laga goostay. Dib ayaa loogu dhejiyay dhegtiisa balse maalmo kadib wa ay shaqeyn waysay dib ayaana looga jarey.
Saddex Nin ayaa dhegta ka goostay waxaana hadda lagu xirey saldhiga D/Howlwadaag.
Degdeg: O- ayaa la rabaa gabar fool ah ayaa u baahan oo qalliin ah .
Isbitaalka Soos ayay ku jirtaa Fadlan badbaadi . 0616560713
Cidiisa ayaa la’ ee walaalayaal la raadiya.
Magaciisu waa Xudeyfi idir xusen 615372909 ama 615886225
War yaab leh :- Ninkii dadka barayay qaabka loo qiyaami karo canshuurta dowlada oo xabsiga la dhigey & war yaab leh oo uu sheegay| Sidee u aragtaa?
https://www.facebook.com/share/v/ohUvHZPoetCAJp22/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Askar Nisa ah oo maalin caddeey dhacaya muwaadin Bajaajle ah kadibna ula soo baxaya Makaaroof jidka dhexdiisa ku ihaaneysanaya | Sidaan xaq miyaa ?
https://www.facebook.com/share/v/gXMbFRnLkqNvLohc/?mibextid=WC7FNe
U hiili dhibanaha oo sii gudbi.
Ninkan saaxiibkiis ayaa xabad ku dhaawacay . Saaxiibada qaar ma aha sidaa moodo. Adigu saaxiibkaa maku kalsoon tahay ?
Читать полностью…Halkii saaka ay ku dhinteen dhalinyaradaas galabta shaah & sheeko ayaa lagu yeeshay caawa AS ayaa 13 Hoobiye ku weerarey.
Siyaasi mashruuc ah & dhalinyaro dal jecel oo isku dhiban.
Maxaa kaaga baxey ? Ha cabsan dhiibo aragtidaada.
Muuqaal:- 13 Hoobiye oo qaar ay ku dhaceen xeradii maanta la weerarey qaarna ay u gudbeen guryaha shacabka | Xogta degdega ah ee sugan.
https://www.facebook.com/share/v/8ZHR8vdavrTmCWrX/?mibextid=WC7FNe
Degdeg:- Nin aan la aqoonsan oo hadda madaxa xabado looga dhuftey meydkiisana uu weli jidka yaallo | Soo lagama yaabo inuu walaalkaa yahay?
https://www.facebook.com/share/v/muoKRLo2VMWN4qsE/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Waa askar dharcad ah & kuwo gashan dharka Militeriga ayaa si xun jidka dhexdiis ugu ihaaneysanaya gabar xijaaban.
Dharbaaxo ayay dhulka kula rideen . Goobtu waa Bakaaraha .
Muuqaal :- Taliyaha Nisa oo afka gacanta saartey markii uu dultagey halka qaraxa uu ka dhacey & hadalo kulkul oo uu ku cannaantey saraakiishiisa.
https://www.facebook.com/share/v/6qVQRAQF6wFHrqNk/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Waxa xalad degdeg ah ku jirto hooyo somaliyed oo oo dhiigedu yahay A- faldan inoo baahi farintaan numbarda nagala heli karo waa 0619858567 ama 0615283431 mahadsanid
Читать полностью…Degdeg :- Gaari caasi ah oo buuxo ayaa ku rogmadey Ceelasha Biyaha .
Waxaa ku dhaawacmay illaa 8 qof oo madaxa uu dhiig uga furmay.
Awood sheegasho ! Nin sarkaal ah oo odey waayeel ah & dad kale ku handadaya baaskoolad kuna amraya inay madaxa hoos geeyaan intuu hadlayo |
https://www.facebook.com/share/v/PAJR5QJq5Sp2hiT4/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Gaarigaas 40 daqiiqo waxaa u xirna dartiis jidka maka Almukaramah. Qarax ayaa looga shakisana balse ninka watay ayaa mesha inta dhigey dan kale Iska raacdey.
Sidaan halaga waantoobo oo gaariga parking geeya ama u sameeya meel parking ah .
Haazim Guleed Daahir Abdishakuur
Kaso lumay Albaraka maqribkii
Waxow watay surwaal madow dabagaab ah iyo finaanad buluug ah iyo kabo caag ah
Qofkii arko Kuso hagaaji numbarkaa
0614667077
Agagaarka ka soo horjeedka Hayat Market waxaa taalla mooto laga kala cararay oo qarax looga shakiyay.
Iska jira .
Nin geesi ah oo si raganimo leh iskaga difaacey Askari dhici rabey oo wata AK47|
Inta ka daawo . { https://www.facebook.com/share/v/yveAmFX3yojwrVg6/?mibextid=WC7FNe
BAAFIN
Waxaa la baafinayaa C/rashiid Xasan Duurube oo ah nin xanuun dhimirka looga jiro.
Fadlan waxaan idinka codsaneynaa inaad nala raadisaan.
Cidii aragtaa waxaa sinaxriis leh looga codsanayaa in ay lasoo xariiraan lambarada hoos ku qoran:
0615276335
0615168330
0618939007
Mahadsanidiin.
Degdeg:- Ciidan AS ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu arkey Ceelasha Biyaha waxaana hadda difaac iskugu jira ciidankaas & kuwa dowlada .
Laamaha amniga ayaa illaa & hadda weli helin halka rasmiga ah ee hoobiyayaasha laga soo tuurey. Dulleedka Muqdisho gaar ahaan Garasbaaley illaa & Ceelash Biyaha ayaa qasan.
Taliyaha Nisa ayaa maanta booqdey halkaas laakiin odeyga gaarigiisa lama demin geesahana aad ayuu iskaga fiirinayay. Nin wax og miyuu ahaa mise feejignaan & isku aaminid la’aan raga la socdey ayaa jirta ?
Degdeg:- Afar Jug oo xoogan ayaa hadda ka dhacdey aaga Weedoow. Waxaa lagu shakisan yahay in Hoobiye yahay & in Qarax caadi loo dhigey tahay .
Laamaha amniga ayaa ogaan la’ weli . Ma joogta halkaas adigu maxaadse maqashaa?
War Meesha waa ku go’doonsanahay. munasarmoh?_t=8p3sLt6aBDl&_r=1" rel="nofollow">https://www.tiktok.com/@munasarmoh?_t=8p3sLt6aBDl&_r=1
Читать полностью…Muuqaal kooban team Telegramka u gaar ah .
Muuqaalka oo full ah oo waxba la isku reeban inta ka daawo . https://youtu.be/asVAir7TzLs?si=M9-O02JgadeVjqX5
Adigaa yaabaya.
Wuxuu ku dhaawacmey qaraxa ka dhacay D/Garasbaaley . Shacab ayaa wax ku noqdey xog halis ah ayaa ka soo baxeysa qaraxan oo aad loo qarinaayo.
Читать полностью…Dalkaaga ma jeclid haddii sida geesigan oo kale aadan qarax isku dhigi karin | Ragii ka sarreeyay waa carareen isagana nin isqarxinaya ayuu isku dhigey.
https://www.facebook.com/share/v/Q71ZQu1kisAYEpkk/?mibextid=WC7FNe
U hiili sii gudbi.