Fiiri muuqalka CC kaamirada waa gabadha sawirkeeda aad aragtaan . Waa la la’yahay waxaana la idinka codsanayaa inaa la raadisaan ehelkeeda oo aad u walwalsan. Wac teleefanadan
0618998025 /0618521882 / 0615843323/ 0615518138, oo laga helo ehelkeeda.
Degdeg Deb xoog leh ayaabkakacay Asturan restaurant oo kutaal debka derisna la ah saldhigga D/waaberi
Читать полностью…Arin yaab leh oo ka dhacdey Beledweyn | War ninku geesisanaa oo dadka halkaas ku nool laandheereysanaa!
https://www.facebook.com/share/v/8iqtBEUvPkdAnFJS/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Qalbi Jab:- Naafo ayaan ahay , Aabahey wuu dhintey ayuu leeyahay iyaguna way qoslayaan, caddalad dara igu dhacdey ayuu leeyahay iyaguna way sacbinayaan|
https://www.facebook.com/share/v/VCiSRfeDrwV9dBPG/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Reer Waajid xaq ayay u leeyihiin iney taageeraan Itoobiyaanka ama diid ama yeel | Gobol go'doonsan 13-sano loogana hiiliyay Masagawaa & Ceeldheer dowladna aysan u gurman kawaran?
https://www.facebook.com/share/v/VDdbTk8F2FYbQVrc/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Degdeg:- Militeri & Boliis ayaa hubka iskula baxey Ex Control Afgooye . Daqiiqado jidka uu xirnaa hadda xaalka waa degay waxayna kala tageen iyagoo isku afuufin wax xabad ah .
Читать полностью…0618329817 telkaas ha wacdo Sahro Maxamed Maxamuud haddii teleefanka & kaarka qaxootiga ka maqanyahay
Читать полностью…Ciyaal weero ayaa cajarka Mindi uga mudey kana dhacdey mobile uu watay . Ninkan ayaa sheegay in ciyaalku ay badnaayeen ayna dhaawaceen iyagoo mindi ku mudey.
Mobile ka Iska dhiib haddii ciyaal weero ku qabtaan sxb.
Waa Isgoyska Xararyaalle. Jidka hal qeyb kamid ah waxa uu u xiran yahay guri loo dhisaayo shaqsi ugu yaraan laandheere ah .
Todobaad ka hor sidaan oo kale jid dhan ayaa u xirnaa nin kale oo boosaneer ka dhex dhisanayay laamiga dhexdiis. Canshuurtaada guri halaga dhisto hana lagaa xirto jidka waa waxaa adiga isku keentey.
Asc walal Munasar gabadhaan waa gabar dhumeyso fadlan waxaa kaa codsanayaa inaad baafiso sidee cideeda u helaan waa gabar xamar joogto oo 3 malin joogto cid ay garaneyso maleh marka waa codsi ee cideeda u baadi goob numberka nagala soo xariira 0616665566
0616958029
Turjumaan Ciraaq oo ah ninka ugu caansan beesha Sheekhaal oo lagu dhex silcinayo Magaalada Guriceel | Katiinado ayaa lagu xirey waa la ihaaneystay.
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0miwR4eM8x3G9JrJv31WsZit1i2GkdA9ThyMDyYGKtVYQgvtrBccAtwNzqh7rzRBal&id=100044273962170&mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Saddexdooduba waa la haya ee qoyska dhalayoow waxa teleefankan . Team Telegram, aniga & walaalka haayana inoo duceeya 613085801
Читать полностью…Kuwa sidaan u ciiley gabadhan ilaahayoow cadaab ku tus adduunka | Canshuur ayaa laga qaadi jirey subax kasta laakiin waa loo gurman waayay|
https://www.facebook.com/share/v/w4m19nPB7Vk3dxou/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi oo u hiili.
Meydkooda ayaa laga tallaabsadey ! Tuugada dadka ku dhacda Muqdisho oo lagu heshiiyay in la tookto & xeeladii dhaca dadka oo ay u badaleen dhaca Ariga|
https://www.facebook.com/share/v/aHUfgHjdHCpi47yt/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Weligay isma dhihin sidaan oo kale ayaad u yaabi doonta ! War waayeelka xittaa ma sidaana?🤣🙈 https://www.facebook.com/share/v/jBq7naaKqo1VtjwP/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Taxadar Muujiya!
——————-
Xog xuuraan ah oo aan helay ayaa sheegeysa gaari Prado Land cruiser Cadaan ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu soo galay magaalada Muqdisho .
Dhagar ayay rabaan iney shacabka u hoosaasiyaan sidaas aawgeed taxadara walaalayaal maadama shacab uun ay waxyeelo ka soo gaarto dhibaatada maleeshiyaadka AS ay geystaan.
Goobta ay la beegsanayaan xogteeda wali lama hayo.
Ciidanka dowlada gaar ahaan Special Duufaan ayaa fashiliyay qarax miino oo iyaga loo dhex dhigey goob ay maraan kuna taalla Ceelasha-biyaha.
Читать полностью…AS oo weerar qaraxyo ah ku qaadey dukaamo xirtey kaamirooyiinka & saraakiishii amniga oo gacmaha isdul saartey keliyana amraya shacabka | Caddeeymo.
https://www.facebook.com/share/v/VHyHq7R7FkXdfzAt/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Askar ayaa sidaas ugu dhaawacdey Muqdisho gabadhaas .
Isbitaalka Jaziira ayay taala .
Warba ma heysid haddii aadan la socon sida ragan ay u galeen 4 qof oo shacab ah oo ay ku jirto qof dumar ah |
https://www.facebook.com/share/v/1wFfTs5FWysgAe7F/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .
Asc walaal gadhaas yar oo lagu magacaabo kowther macalin suleemaan ayan maqan waxaana cida ugu War dambeeday maqribkiii xaafadana waa degaanweenaha ceelasha waxana nalaga soxariirtaan
0618035001 ama 0619018880
Alle ayaa mahadsan. Waxaa hadda xabsiga laga sii daayay Cabdiqani Daahir Shire oo loo heystay inuu gooyay geed .
Dadka shacabka ah ayaa aad uga xumaadey xariga ninkan oo ahaa xoogsade raadinaya ilmahacaanahooda.