Asc, walaal
Codsi: Dhiig Shubis Degdeg Ah.
Goobta: Cisbitaal Digfeer
Walaal haddii aad joogto Muqdisho, fadlan Hooyo soomaaliyeed oo bukaan ah u shub dhiiggaaga oo ugu deeq haddii uu yahay (AB+)
Fadlan igala soo xiriir 0617089898
Dilaagii nafta dhaafiyay Jaceylkiisa ee Iska dhigey Sheikha oo la qabtey | Ninkan caadi ma aheyn wallee.
https://www.facebook.com/share/v/Tb8q9X4xb1AAj76C/?mibextid=WC7FNe
Sii gud
Labo dhacdo oo yaab leh :- Nin maseersan oo nin kale gacan dhan ka jarey & nin dhalinyaro ah oo qol loogu dhex tagey isagoo meyd ah sababtan darteed.
https://www.facebook.com/share/v/7Mfb4JjJPnzL62qM/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Degmada Shangaani gaarigaas oo qarax looga shakiyay ayaa waxaa gacanta ku dhigey laamaha amniga . Ninkii watey ayaa isna la qabtey sida goobjoogayaal sheegayaan .
Ma la hubo in gaarigu qarax wadey & in kale .
Jab xun ayaa la gaarsiiyay kooxda AS . Meydkooda ayaa dhulka waran . Jubaland igu soo orod ma aha . Hambalyo ciidanka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa Jubaland .
Читать полностью…Gabar keligeed joogtey guriga oo lagu dhex diley sariirteeda dusheeda! Iska hubi gurigaaga inta aadan seexan in sariirta hoosteed laguugu jiro ama jikada|
https://www.facebook.com/share/v/o8RZmfyXziH5QxBP/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .
Kaamirada oo qabatey qaraxa markii uu dhacey & xaalku siduu ahaa . Dad weli ehelkooda aan la helin |
https://www.facebook.com/share/v/LwRBqy4ADLGPkLAF/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi si loo helo qoyskooda.
Ninkan cididisa lama garanayo wuxuu ku dhintey qaraxa ka dhacey D/Kaxda . Waa qof shacab ah oo jidka marayay. Wuxuu watey gaari .
Читать полностью…Toos muuqaalka qaraxa & meydadka oo jidka daadsan | Goob Tiktok lagu duubto oo lagu bartilmaamedsadey dad shacab ah .
https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0R16BzzHP34MzED7uxegyWifnyG5zX1zUrythzo1u9PZWBDkmpn7KtHhobc4tG2WLl&id=100044273962170&mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Degdeg:- Dhaawacyada ayaa la kala guri la’yahay , waxaa dhulka daadsan dad shacab ah oo sawiro iskaga qaadayay dalcada Kaxda .
Qarax miino ayaa ka dhacey xaaladuna waa adagtahay.
Saaxib wiilka yarka oo hadal aqoon lagu haaya suuqa xamar weyne dhinaca al hindi. 252619158150 ama 252618885556
Читать полностью…Wll.isbitl kal kal ayan jognaa ee wxn dagdag unahay Dhiiga nociisa yhy. AB+ muhiim ayaa loyahay Isbitalada kle wn kaso weynay wx nagal soxiririkartaan
Lmbrkan 612290580
Waxaan ku haayna laamiga bundoyin indhaha wax kama arkaayo waxaad nalagala soo xiriirtan 615788919 ama 615189766
Читать полностью…Degdeg:- Labo nin ayaa hadda lagu tooktey albaabka hore ee Isbitaalka Madiino .
Ninka ayaa goobta ka soo cararey balse wuxuu difaac ku xirtey Isgoyska Banaadir garaash ku yaalla oo hadda uu ka soo dhex afuufaya rasaas. Ciidan ayaa ku baxey.
Aagaas haddii aad u hooyab rabto Iska jir .
Wiilkan naga maqan saake laba io tabankii ilaaa hada oo inaga maqan yhay dugsigana ma tagin wxa raba ina no bafiso waxa jogna dharkinley gar ahan ex kontorol magacisuna wa yoonis nuur qordhere oo 8jir ah lambarka nagala so xirir karto
0613729935 \0615368087
Dilaagii gabadha sariirta hoosteed u galey oo la ogaadey qofka uu yahay ! Ka taxadar waa nin aad u dhagar badan si qiyaano ahna dadka nafta u dhaafiya.
https://www.facebook.com/share/v/v6B8FnKMjXzcaLse/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Asc munasar waxan heynaa wiil yar oo soo lumay waxana lagu hayaa D.shibis gaar ahaan laanta saqawariin kasii gar ahaan xafadaha dadkii laga jajabiye oo ay hey'ada jajabisay wiilkana dhimirka ayuu layahay mana hadlayo waxii aad weydiso ayuu kugu soo celcelinaa waxaadna nagala soo xariiri kartaa.
Lambarka ah:0612667653&0619114424
Wadna mahadsan thy
Degdeg:- Rag burcad ah oo wax dhaceysay & askar ku baxdey ayaa israsaaseeyay Muqdisho .
Читать полностью…Dhammaantood waa shacab aan waxba galabsan. AS waa cadoowga ummada Soomaaliyeed . Fadlan dadkooda ku raadi .
Читать полностью…Walaalkan waa dhaawac ciddiisa lama garanayo . Fadlan gaarsiiya oo dhaha taga isbitaalka Caalami ee degmada Kaxda .
Читать полностью…Degdeg:- Labo qarax oo waaweyn ayaa laga maqley magaalada Muqdisho gaar ahaan Dhanka Kaxda .
Wixii soo kordha aan sugno.
Munasar aboowe gabadhan lanahay waxay ka soo luntey isgooska xamar xajajab isgooska ceela gaabta magaceeda oo dhameystiran waa naciimo cabdinaasir shariif jamaludiin lambarka hooyada 0617655442 ama 0612646220 mahadsanid noo baafi please
Читать полностью…Waxay dagaalamen Nin kale oo baangad wata waxaana laga gooyay gacan dhan .
Baangadii ayuu uga dhuftey waxaana ruf ka dhahdey hal gacan . Digniin qof baangad wata haddii uu ku soo weeraro ka carar geesinimo ma aha inaa u istaagto. Falku wuxuu ka dhacey Muqdisho .