Asc walalayal i caawiya walashay oo fool ah aya qalin gali rabto waxana loo bahan yahay dhiig degdeg ah nuuca dhiiga waa A- isbitalka banadir ilah dartiis nagu caawi wll Tel. 061 5999952
Читать полностью…Baaris:- Arin dhib ku ah dadka Muqdisho balse aysan awoodin iney ka hadlaan oo maanta aan tooshka ku ifineyno | Caddeeymo qarsoon & kuwo muqda.
https://www.facebook.com/share/v/dRV8inu9M5cr7pcA/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Wad degdeg ah oo quus ah. Indhahaaga ku arag waxa ku dhacay Qofkan.
https://www.facebook.com/share/v/RNYd1aYHZfNYP6pB/?mibextid=WC7FNe
Sidaan xal ma aha walaaahi .
Maxaad sameeyn lahayd haddii aad saarnaan lahayd? Waa shil hadda ka dhacey Ceelasha-Biyaha.
Читать полностью…Degdeg :- Xaafadaha xiga Airportka ayaa la warinayaa in dhowr Hoobiye ay ku dhaceen . Waxaa aad u yeeraya raadeerka garoonka ee ka diga hoobiyaaasha.
Читать полностью…saaxiibayaal geelaan saan urafaadsan waxaa dilay kuwii waday oo sabab u ahaa wuuna dhintay meesha waa suuqa xoolaha gaar ahaan xaafada carto iyo inta udhaxeeso ceelka shiiq muuse ee dowladane lawadaaga si dadka uusan dhib ugaarsiin intuusan qurmin xalay ilaa hada uu meesha yaalaa
Читать полностью…War degdeg ah :- Diyaarad Militeri oo Muqdisho ku burburtey, Khasaare ka dhashey & Muwaadiniin Soomaali ah halis ay gashey naftooda .
https://www.facebook.com/share/v/w8pqoYHnAhB9PwBG/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Degdeg :- Isgoyska Banaadir shil gaari ayaa ka dhacey . Halkan ugu imaaw wixii dhaco yar & weynba.
Читать полностью…Waa sawirka Xildhibaan Sareedo oo lagu ciilciilayo garoonka Muqdisho kadib markii loo diidey iney u safarto M.Baydhabo.
Xildhibaanada oo askariga boliiska ah ee amran u sheegeysa iney tahay xildhibaanad xasaanad leh ayaa Isagana leh waa kuu keligaa sida lagu micneyn karo sawirkan.
Qofka adeerkan yaqaana haloo sheego in loo haayo alaabtiisa oo ah documents ka lumey. Ha wacaan telkan 0619507222
Читать полностью…Degdeg:- Nin reer Muqdisho ah ayaa ku dhex dhintey xerada qaxootiga Ifiyo ee dalka Kenya . Ciddiisa lama garanaayo sidaas darteed (Telegramka ) fiiri kadibna sabab u noqo inaan ciddiisa helno adiga oo fariintan qeyriga ah ku darsatid Misaankaaga aaqiro.
Intaas haddii aadan awoodin hore uga gudub kuma quseyso. Mahadsanidiin.
Degdeg:- Bam Gacmeed ayaa lagu weerarey ciidanka boliis Militaar oo ku sugnaa degmada Kaxda waaxda Cumar Fiyaasko.
Labo askari ayaa dhaawac ah oo goobta laga qaadey .
Aabe 65 Jir ah oo markale dadka oo arkaya lix xabadood lagu diley & Wadnaweynayaasha shacabka ah oo ku dhiiran waayay iney caawiyaan marxuumka oo dhahayay iqaada|
https://www.facebook.com/share/v/pCsteB8f9MrX6agh/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Ninkan oo jooga ka dhacey maqribkii illaa & hadda ayaan la garan la’yahay inuu dhintey & inuu nool yahay . Wuxuu yaalla D/Xamarjajab gaar ahaan Israaca. Aawey laamaha amniga ma oga miyaa ?
Читать полностью…Maanta kadib ima dhihi kartid Munasaroow kama hadashid hormarka Muqdisho ka jira | Arin dad badan ay u dhinteen oo aan ka cabsan jirey oo xal loo helay | Hadda ayaan xamar imaan kara.
https://www.facebook.com/share/v/nB98C4EDR3nBfwPQ/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Muqdisho:- Sidan dhaqsada leh ayaad u dhiman kartaa! Nin qurbaha ka yimid oo hal second u jirsadey in la dilo bal arag dulmiga laga galayo ninkan|
https://www.facebook.com/share/v/vNMVZjTr72iweMxa/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .
Nin u socdey qaarijinta dumarka & dhallaanka Saraakiisha oo la qabtey & Halkii laga soo tuurey Hoobiyayaasha oo loogu tagey wax la aqoon la'yahay|
https://www.facebook.com/share/v/iMbzGJ1QGRcWtDir/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Muqaalka goobta ay hoobiyayaasha ku dhaceen | Gudaha Xalane oo Gubaneysa.
https://www.facebook.com/share/v/XNYRLeYE33cXPRnY/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Macalin Mahdi oo su'aal uusan fileynin looga naxsdey & digniin toos ah oo uu direy|
https://www.facebook.com/share/v/z2x9w43UfNbQoR7F/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Waxaan gacanta ku haayaa wiil yar oo soo lumey magaciisa c.naasir lagu magacaabo balse garanyn magaca aaabahiis siduu sheegaa waxa deganhy ayuu yiri degmada shibis foornada buufow wxu kalo sheegey in ilmo oow soo raace ay ka dhuunteen gacanta ayaa ku haayaa plz nala wadaaga xfdaaas
0617007323
Maxaa kala qabsadey nin AS ah ah oo ku guda jirey qaadashada cashirka 1-Aad ee madax jebinta & Hooyadii uu dili rabey balse sida yaab ka ah isku badbaadisey ?
https://www.facebook.com/share/v/V8UqXj3DiTwFmLsf/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Qofka adeerkan yaqaana haloo sheego in loo haayo alaabtiisa oo ah documents ka lumey. Ha wacaan telkan 0619507222
Читать полностью…Waa Xaalada Tarabuunka ee Caawa . Jaamka adduunka ayaa ka jira . Sidaan waa la’aanta hannaanka wado marista oo caasimada ka jirin.
Читать полностью…Asad muqtaar Cumar
11jir
Dharkenley xafada showriga
Saaka guriga ugu war danbeysay
Wuxuu wataa funaanad madow iyo surwaal jemis ah cidii aragto 0616261002
0615603107
0611698976
Degdeg:- Xabado badan ayaa ka dhacaya D/ Dharkenlay gaar ahaan Saldhiga dhankiisa.
Sidoo kale ammaanka degmada ayaa faraha ka baxey habeen kastana dad ayaa lagu dhacayaa.
Arinta yaabka leh ayaa ah in Taliyaha Saldhiga Liibaan Shidane uu galabkii meesha lagu gaaro uu xaroodo isagoo ka baqaya in Mobile ka laga dhaco . Sidoo kale maanta wuxuu weerarey dad shacab ah oo xaley iyaga laga dhacey Mobile bedelka tuugada intuu soo qaban lahaa .
Aabe 65 Jir ah oo markale dadka oo arkaya lix xabadood lagu diley & Wadnaweynayaasha shacabka ah oo ku dhiiran waayay iney caawiyaan marxuumka oo dhahayay iqaada|
https://www.facebook.com/share/v/pCsteB8f9MrX6agh/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi