Meeshaan waa isgooska banadir hortiisa waa ciidamo bolis aha barqo cad gaadiidka raaxada weydiinayaan buuga gaariga goorto buuga gacantoda galena waxaa la leyahay bixi ilmaha canahooda
Sidee wax u jiraan ?
Nasiibka ayaa kaa batey ninkan haddii uusan ku qaban ! Maxaa ku dhacey manaxihii loogu cabsida badnaa D.Kaaran xilli uu nin nafta dhaafin rabey?
https://www.facebook.com/share/v/WFEZqDE3t3y3xk9q/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Asc walalkey munasar dhiig
A- ayaa ubaahanahay gabar aa isbitaal nagataalo bulshada soomaliyed noo weydii
Warda hospital
Wuxuu kuyalaa xamar weyne
Tel:615107315
Jowhar , Hirshabelle .
Sxb dhibaatada na hayso waa ciyaal xaafada ku nool oo daraagis isticmaala waxaay faristaan hbnkii fiidkii ilaa iyo waa barigii darjiimada noo dhow waxaay isticmaalaan daroogo xalay anigey sidaa I yeeleen habeen ka sii horeysay gabadh dariskeyga beey yeeleen mareey boorarka naga jeexeen iyo maray sidaaa na yeelaan baan mareeynaa hada maamulkii canshuur buu naga qaataa waxbana nooguma qabto saa darteed anaga maba hadli karno waayo waa cabursnhy dhana ciyaalkaa baa naga dhibaateynayo dhan kale hadaa dacwooto cadeenteeda keen baa lagu leyhy waxaan ka sameeyno ma naqaan sxb inan iska xerno qarka u saaranhy
Saddex gabar & Muqdisho . Ugandha ayay isku badashey magaalada sidee wax u jiraa ?
Читать полностью…Dhacdo qalbi jab ah :- Meydka nin waayeel ah oo baangad & waxyeelo badan ay ka muuqdaan jirkiisa oo la soo dhigey Masaajid agtiis & dadkii oo yaaban|
Inta ka daawo xogta .
https://www.facebook.com/share/v/qD66M3VXM7Kiyqp3/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Degdeg:- 3 jug oo xoogan ayaa Muqdisho laga maqley . Waxa ay yihiin Waan hubineynaa .
Читать полностью…Degdeg:- Waaberi agagaarka Via Liberia waxaa lagu haya gaari laga shakisan yahay . Iska jira .
Читать полностью…Walaalayaal ! Wiilkan Kenya ayaa laga watey Koox magafe-yaal ah ayaana hadda cididisa lacag weydiineysa. Weli ma ka foga xadka Ugandha & Kenya ee qofkii arka hala xiriiro qoyska wiilkan si burcada looga dhigo . Waca telkan +254726064213 ama 0726064213
Читать полностью…Degdeg:- Labo carruur ah oo u dhashey Syria ayaa ka soo dhacey dabaq dheer oo ku ag yaalla maqaayada Karmel.
Xaalad miir daboolan ah ayaa lagu qaadey . Waalidoow la socda ubadkiina.
Munasarow waa labo gabdhood OO mataana ah sheley aa wadada laga sooqaaday deegaanka ceelasha xaafada Quraca dhinbilka ilmahaan yar qofkii nagu soo qabsado faraha leskula tagidoonaa
Читать полностью…Bahashan ayuu rabey inuu dadka dhexdiis iskugu qarxiyo waa la qabtey . Ogoow sirta uu sheegay .
👇ka daawo
https://www.facebook.com/share/v/FohrpvTHgUHDvTfb/?mibextid=WC7FNe
Birmade Xasan Sheikh oo mamnuucey in la baado shacabka Muqdisho & diiwaangelintii lagu rabey in lagu qaato $10 . Sidee u aragtaa go'aanka MW-naha.
https://www.facebook.com/share/v/c5ALzRJjYWPQj8dq/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Quus:- Sarkaal Aroos cusub ahaa oo xaaskiisa horteed lagu tooktey laguna dhuftey 5 baalooto | Sidee wax u dhaceeyn maxaase loo diley ninkan ?
https://www.facebook.com/share/v/Z2vjkhx6VifAAnzc/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi .
Toos ayaa loo dhacaya ma aragtaan labadan nin oo Masjidka ka yimid ? Muqdisho xaalkeedu meel quus ayuu maraya Aawey Nisa mise iyagaaba dhacaya ?
https://www.facebook.com/share/v/qjjjdotSVYxJnft2/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Wiilkan ciddiisa aad ayay u la’dahay waa lumey ee ciddii aragta hala xiriirto qoyskiisa Ok laga helo .
0615181869
0613710085
Dhiiga AB- ubaahanay Qofka isbitaal ayuu yaalaa waana garaab Labarkiisa 0617501771
Читать полностью…Guriga miyaa hadana la iskugu soo galaa ? Wuxuu leeyahay bixi lacag xoog ah qof isagiiba aan quraacan wallee ma dheera marka madaxa la isku dhufan doono.
https://www.facebook.com/share/v/kdXdpwWMd5TgXr29/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Meydka oo qaab loo qaado la la’yahay Ila Arka . Bani’aadanku inta nooshahay ayay laabta ku gashanayaan markaa dhimato sidaan baa kugu dhaceysa .
Isla weynida Iska daaya dadoow rabbina adeeca.
#BAAFIN waxaa Naga maqan maxamed cali ciise ilaa 2 malmood ayaa la nahay jamacad ayaa ku Ogden ilaa ii hadda nolol ii geeei midna kuma hayno ee wallaha sharafta badan waxaa ka codsanena inee nala raadiyaan maxamed dagan afgoye
Taleefan nombar
0615799197
Maxaa ku dhacey nin shukaansi dheer ku jirey oo bannaanka fadhiyay & burcad u gaatanteey | Wallee Muqdisho looguma talagelin qof Biikoow-Biikoow ah |
https://www.facebook.com/share/v/5g1J7Du9fHADReu5/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Halistan ila arka ! Ninka khamiiska xiran fiiriya wuxuu sameyn doono gaariga ayuu geli doonaa waa hade gaari uusan isagu lahayn .
Goobtu waa Dharkenlay Mootada uu ka soo degay lambrka A11603
Cidii aragtaa ninkan ha wacdo +252 61 6574495
Suuq bocole oo maanta arin yaab leh ay ka dhacdey . Labo Nin oo mindi nafta iskaga qaadi rabey . Arag Muuqaalka .
Читать полностью…Nin nabadsugid ah balse isku arka inuu yahay Sanjey Dutt-ka India oo kale ayaa halkan Makaaroof dhafoorka ka saaraya muwaadin dalkiisa jooga |
https://www.facebook.com/share/v/YD5BUCzxyPbfiN7q/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Askar wadatey gaari Surf ah ayaa si qalad ah ugu dhacdey Mooto B ah kadibna qori ayay ku handadayaan miskiinka bajaajlaha ah . Goobtu waa Daarusalaam weliba suuqa dhexdiis .
Читать полностью…Nin isaga dhan wada miineysan oo nolosha lagu qabtey & adiga oo qeyb ka ahaa dadka uu rabey inuu nafta dhaafiyo |
https://www.facebook.com/share/v/FohrpvTHgUHDvTfb/?mibextid=WC7FNe
Dadka ka baro, siina gudbi guusha ciidanka.