Aabahan maskinka ah moto feykon ku dhacdy cid garaneyso ayan raby ama cidiisa lambar maheysto hadalna lama fahmayo hospitalka xanano ee CI da agtiisa ayu kujiraa.
Читать полностью…Kalkaal 4 darjiin ayaa la dhigey dhammaan dadkan oo hadda ku dhaawacmey qarax ka dhacey D/Kaaraan
Sida ay wax u dhaceen kala soco . https://www.facebook.com/share/v/HCxQopo8WbpksTdP/?mibextid=WC7FNe
Degdeg:- Qarax ayaa ka dhacey D/Kaaraan . 4 dhimasho & 4 dhaawac ah ayay xogta sheegeysa.
Wuxuu qaraxa ka dhacey Cali Geedi Jamhuuriya .
Dil quus ah :- Macalin & ardey ka yimid Yurub oo lagu dhex tooktey goob waxbarasho | Sidee wax u dhaceen | Caddeeymo .
https://www.facebook.com/share/v/dxbnETWTXdvFwxnc/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Dhacdo murug ah :- Niini Dance " Waa la i afduubtey si xuna waa la ii garaacey korkeyga dhan waa dhaawacan yahay "
https://www.facebook.com/share/v/ap1YvMhBx6Vy6SHH/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Waa Soomaali balse magaalada Cadan , Yemen ayaa lagu haya meydkeeda . Ehelkeeda lama garanayo balse waxaan codsanayaa inaan nala raadisaan si qoyskeeda u helnana u sii gudbisaan qoraalkan.
Читать полностью…Waawareey!
Hal dollar illaa saddex dollar ayaa hadda laga qaadaya bajaajleey & qof kasta oo wata gaari raaxo ah jidka hormara Hotel Shaamoow.
Qofkii kistaas aan bixin jidka ma marayo, hade ogoow wadada dadka waa loo furey laakiin askar ayaa isbaaro dhigatey. Halaga gaaro.
Quus:- Iyagoo ku kor fadhiya oo mindi la dhacaya nin naafo ah ayaa laga qabtey balse maxay ahaayeen ragan halista ah ee Muqdisho ka howlgala|
https://www.facebook.com/share/v/5kwH9vS6TXPnBtBz/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Wuxuu ku dhintey shil jimcihii uu galey walaalkan. Shilalka waa halis maalmahana aad ayay u kordhayaan. Jidka marka aad mareyso aad iskaga fiiri Labada garab inta aadan goyn wadada.
Читать полностью…Degdeg haloo caawiyo walaalayaal .
Dhiiig B+ Welcare hospital Muqdisho .
Kala xiriir 0612493272
0617499079
0618663312
Dhawaqa qarax ayaa laga maqli doonaa Muqdisho . Boliisku wuxuu ku sheegay in uu yahay qarax nabadeed . Haddaba qarax nabadadeed ma jiraa ? Maa la dhaho waa mid la fashilinayo ama la dhaho deb-rid.
Bal Iska ogaada
Waxaa haaynaa wiilkaan oo kasoo dhumay sida uu sheegay 4ta Jardin ee degmada yaaqshiid waxaana laga soo qabte degmada balcad waxaana lagu haayaa xaafada tokiyo ee dagmada yaaqshiid 0613070730 0615907758 Kala xiriir
Читать полностью…Qarax lagu go'ay oo ka dhacey Muqdisho | Meydad aan dadkooda la aqoonsan oo nasoo gaarey & dhaawaca oo tiro aan lagu cayi la'yahay|
Kalkaal 4 darjiin ayay yaalaan
https://www.facebook.com/share/v/HCxQopo8WbpksTdP/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi si ehelka u helno.
Haweenaydii indha shareerka wadatey oo fulisey qorshe hadda lagu tooktey labo nin & mid si yaab leh u badbaadey isagoo dhaawac ah |
https://www.facebook.com/share/v/bdZBnyPYuzTsh8V8/?mibextid=WC7FNe
Horaan udigey sii gaarsi.
Degdeg:- Magaalada Beledweyne labo jug oo xoogan oo dadku ku sheegeen qarax ayaa laga maqley xilligan . Ma jiiftaan?
Читать полностью…Yaa Soomaali ahooy ! Nafta ayaa la i dhaafin rabaa , ganacsigeyga ayaa xoog la iiga dhici rabaa iga soo gaaroow, ii gurmada | Mr Chips oo qeylo afka furtey.
https://www.facebook.com/share/v/UY4dXm5tCpWw3i5q/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Garabka ayay mindi ka geliyeen si ay u dhacaan. Wuu qeyliyay muuqaalkaas tooska ah ka daawo Facebookeenna.
https://www.facebook.com/share/v/yCPXg4Aot65zspBn/
Asc walaal munasar sln kadib magaceyga wa BARRE AHMED MOHAMED waxaa iga lumay passaport iyo warqada CID dambi la aanta ah waxay igu jiren bashqad waxaan ku tabayaa inta udhaxeyso bakaaro ilaa odweyne marka qofkii arko waxaan si naxariis ugu codsanayaa in uu igu so hagaajiyo nambarkaan 0614-444584
MAHADSANID
Shil gaari nuuca dhagax laha ah ayaa dul maray galabta adeer ibraahim Axmed raage waxa uuna kadhacay shikaasi deegaanka jaziiro gaar anaan dalcadda
Читать полностью…Waa sawirka Xildhibaanka la la,aa ee Kenya golaheeda katirsanaa. Ninkan waxaa muuqata in si xun loo diley kadibna la frame gareeyay kiiskiisa.
Waa halls wallee.
Meydka Xildhibaan Yuusuf oo kamid ah ahaa baarlamanka Kenya ayaa laga helay Wajeer .
Muddo ayaa la la’aa