Muuqaalka toos askar rasaas isku bursanaysa Muqdisho .
Inta kuwa aan soo dhigaa ka daran saan xal ma aha https://www.facebook.com/share/v/1GCiqGqmRA/?mibextid=WC7FNe
Yaab ! Qarax la dhexgeliyay Saabuun maris oo lagu dili rabey labo sarkaal Iska jir haddii daaqada suuligaaga/ Musqusha ay jidka ku aadan tahay + qarax Xoosh ka dhacey.
https://www.facebook.com/share/v/1Xa6Uk7rGU/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Dabkaan ayaa ka kacay mooto ku jirta garaasha ku yaal kasoo horjeed xarunt degmada kaaraan ee sii faafi sxb
Читать полностью…Muuqaalkan qaab sir ah ayaa loo duubey . Waa ciidanka NISA oo garaacaya taliyaha Boliiska ee barkontaroolka Masaarida.
Wuxuu diidey inuu fasaxo gaari ay wateen ciidanka Nisa isagoo aan la baarin kadibna waxaa loo sheektey awood.
Sidaan sax miyaa ?
Arin yaab leh ayaa dhacdey . Kooxda AS ayaa magaalada Buulomareer ku qashey wiil miskiin ah oo xaaskiisa oo uur leh u socdey . Intaas kuma ekeyn ee waxa madaxiisa oo Go’an oo xabadka loo saarey ayay dhex dhigeen goob magaalada u dhow .
Alle ha u naxariisto walaalkaas
Iskuulka hogol waaye oo dharcadka uyimaadeen oo kuleh kaamirada halagu xiro ardayda imtaxaan kujiraan ay ku qashqashaadeen labada maamule iskuulkana waa kuwaas xoog lagu sii wato.
Читать полностью…Degdeg:- shil dhimasho geestay ayaa ka dhacay ramadaan guuleed mooto fekon ayoo watay marxuumka
Читать полностью…Madaxweyne Xasan waxaa ka go'an sidaa u liibaani lahayd adiga muwaadinka ah |
https://www.facebook.com/share/v/14N8ya9qC2jdV7D8/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Asc wll munasar wiilkan xanunsan ayaan heynaa waxaan ku heynaa k.pp schol imamu shafici gadashis 0615935690
Читать полностью…Asc walaalkey Wiilkaan waa Agoon shalay ilaa maanta waanaga maqan yahay Dabcan waa naga lumay haddii aad aragto wac
Tell. 0616263367
Tell2. 619538167.
Muqdisho:- Iska hor imaad culus oo toos u dhexmaraya Ardey geesiyaal ah oo difaacaya macalinkooda & Askar boliis ah | Yaa kula saxan?
https://www.facebook.com/share/v/v7XRnrfEy1nSDZqo/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Nala raadiya wiilkan .
Galabta 11:30 kii ayuu lumay
No aabihiis Libaan maxamud 0615714070
Maxaa kala qabsadey 3 askari oo boliis ah & hal nin oo Nisa katirsan ? Jidka & bulshada dhexdeed sidaan iney ka dhacdo waa quus |
https://www.facebook.com/share/v/1GCiqGqmRA/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Askari katirsan ciidanka Boliis Militaaro ayaa la xaqiijiyay inuu nafta dhaafiyay saaxiibkiis rumaad oo ay ciidanka ka wada tirsanaayeen.
Falkan ayaa ka dhacay D/Hodan waxaana dilaaga la dhigey jeelka.
wllkey cunugaan yarka ayaa hayna waxaana ku hayna afarta darjiin marka family nala raadi adoo raali ah
wixii yaqaano
phone naga la soo xariira
0615935065
0618547650
Degdeg:- Wiilkan waxaa hadda dhaawacdey mooto isagoo marayay laamiga cusub ee Towfiiq . Dhaawac daran oo dhanka madaxa ah ayaa gaarey waxaana goobta ka carartey mootadii sidaan u gashey .
Читать полностью…Haye team telegram ? Xaalka waa degen yahay balaayase markee kaa maqan tahay meel kale jirtaa .
Читать полностью…Qalbi jab :- 4 dhalinyaro oo hadda lagu wada tooktey Muqdisho & hooyooyin la aamusin la'yahay | " Ilmaheeni waxaa loo diley kaamiro darteed aawey dowladii "
https://www.facebook.com/share/v/R5ZRs86wHRE7UgNw/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Yaab:- Ragii dhexda xiran jirey marka ay ariga xadayaan oo la hor keenay 59 dumar oo ari ay ka xadeen & sirta ay bixiyeen oo toos u taabaneysa qof kasta oo hilib cunista jecel |
https://www.facebook.com/share/v/a2WW5K1Vt9AyHGAy/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
dhiig AB+ lo baahan yahay isbtialka soos gabr aya foolaneysa saakay ilaa hada 615360105
Читать полностью…Jidka dib ayaa loo furayaa markii bannaanbaxayaasha la qanciyay. Waxaa goobta gaaray Sanatar Siciid siyaad shirwac.
Читать полностью…KM4 oo xirmi rabta kadib dibadbax bilowday oo caddaalad loogu raadinayo laba xidigle Hanad oo horey aan u baahiney sheekadiisa.
Читать полностью…Aawey damiirkaagii ? Shaah & Sheeko ayaad ku jirtaa walaalkaagana naaska hoostiisa ayaa laga tooktey kiiskiisana waa la marin habaabinaya|
https://www.facebook.com/share/v/a6pn399R4k7p9Uv8/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.