Magacyada 70 qofood ah oo ku dhintey Jaziirada Madagaskar & Mayotte | Macluumad sax ah waakan | Waxaan wacey Mayotte | gaarsii waalidIinta walwalaya |
https://www.facebook.com/share/v/1CpaGmgY5d/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
War degdeg ah & 12-kii ugu halista badnaa dalkeenna oo dhan oo ...
https://www.facebook.com/share/v/1Cc23UvBSe/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Wargelin! Ex control Afgooye ha isku aadin walaal . Waxaa halkaas lagu qabtey labo gaari oo qarax looga shakiyay waxaana ku socota baaris. Sidoo kale jidka waa Jaam .
Wargeli inta aan ogeyn ee hooyaadka sii ah oo halkaas u sii socota.
Degdeg:- Dhaawaca qof ehelkiisa aan la aqoonsan ayaa yaalla Isgoyska Korontada agtiisa gaar ahaan jidka Jaziira aadaya.
Mooto Feykon ayuu dhaawaca ka soo gaarey.
Degdeg:- Afgooye nin diidey inuu bixiyo lacag baad ah ayaa feeraha looga dhuftey xabad. Waxaa loola cararey isbitaalka .
Читать полностью…Toos:- Wuxuu madaxa ka saaraya Amaanlaay toos ayuuna u baaranaya kadibna hal baalooto ayuu kilida uga dhufanaya | Wiil Soomaali ah oo nafta la dhaafiyay|
https://www.facebook.com/share/v/1B8kd6DdH1/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Degdeg:- Hooyo Soomaaliyeed oo uur leh ayaa ku dhaawacantay shil hadda ka dhacey Garasbaaley .
Читать полностью…Maxaa kala qabsadey 3 askari oo boliis ah & hal nin oo Nisa katirsan ? Jidka & bulshada dhexdeed sidaan iney ka dhacdo waa quus |
https://www.facebook.com/share/v/1GCiqGqmRA/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Askari katirsan ciidanka Boliis Militaaro ayaa la xaqiijiyay inuu nafta dhaafiyay saaxiibkiis rumaad oo ay ciidanka ka wada tirsanaayeen.
Falkan ayaa ka dhacay D/Hodan waxaana dilaaga la dhigey jeelka.
wllkey cunugaan yarka ayaa hayna waxaana ku hayna afarta darjiin marka family nala raadi adoo raali ah
wixii yaqaano
phone naga la soo xariira
0615935065
0618547650
Degdeg:- Wiilkan waxaa hadda dhaawacdey mooto isagoo marayay laamiga cusub ee Towfiiq . Dhaawac daran oo dhanka madaxa ah ayaa gaarey waxaana goobta ka carartey mootadii sidaan u gashey .
Читать полностью…Haye team telegram ? Xaalka waa degen yahay balaayase markee kaa maqan tahay meel kale jirtaa .
Читать полностью…Magacyada dad 70 qofood ah oo ku dhintey Jaziirada Madagaskar & Mayotte | Macluumad sax ah waakan |
Inta ka daawo .
https://youtu.be/LALGj_12I18?si=ZwKSVUXs--75Y0qa
Asc walaal Munasara Yoonis Mohamed Abdullahi,ayaa iga lumay Maqribkan ee fadlan ila raadi Numarkan ayaan wataa 0615593153
Читать полностью…Hotel Guleid degmada Yaaqshiid ayuu ka dhacey shilkan oo hadda dhacay . Waa Feykon & Bajaaj .
Читать полностью…Dhacdo yaab leh :- Ninkii laamaha amniga Muqdisho u diidey harsiga ee katirsanaa kooxda Cawaa-ta Afrika oo AS ay bireysay | Muxuu ahaa ninkan? Caddeeymo.
https://www.facebook.com/share/v/15EZktoZaL/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Degdeg:- Dagaal culus ayaa hadda ka socda Jubba , South Sudan halkaas oo ay ku nool yihiin Soomaali badan . Dhawaqa rasaasta ayaa la maqlayaa xaalkuna ma sahlana.
Walaalaha halkaas jooga Alle haku ammaansado, adigu qof makaa joogaa dalkaas ?
Toos:- Wuxuu madaxa ka saaraya Amaanlaay toos ayuuna u baaranaya kadibna hal baalooto ayuu kilida uga dhufanaya | Wiil Soomaali ah oo nafta la dhaafiyay|
https://www.facebook.com/share/v/1B8kd6DdH1/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
libaax nin aan aqoon baa lax ka rita ! Maxaa qabsadey askari dulmi ula tagey nin malaay / Kalluun ku iibinayay suuqa balse ah askari tababaran ?
https://www.facebook.com/share/v/15UARR2xF9/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi.
Muuqaalka toos askar rasaas isku bursanaysa Muqdisho .
Inta kuwa aan soo dhigaa ka daran saan xal ma aha https://www.facebook.com/share/v/1GCiqGqmRA/?mibextid=WC7FNe
Yaab ! Qarax la dhexgeliyay Saabuun maris oo lagu dili rabey labo sarkaal Iska jir haddii daaqada suuligaaga/ Musqusha ay jidka ku aadan tahay + qarax Xoosh ka dhacey.
https://www.facebook.com/share/v/1Xa6Uk7rGU/?mibextid=WC7FNe
Sii gudbi
Dabkaan ayaa ka kacay mooto ku jirta garaasha ku yaal kasoo horjeed xarunt degmada kaaraan ee sii faafi sxb
Читать полностью…Muuqaalkan qaab sir ah ayaa loo duubey . Waa ciidanka NISA oo garaacaya taliyaha Boliiska ee barkontaroolka Masaarida.
Wuxuu diidey inuu fasaxo gaari ay wateen ciidanka Nisa isagoo aan la baarin kadibna waxaa loo sheektey awood.
Sidaan sax miyaa ?
Arin yaab leh ayaa dhacdey . Kooxda AS ayaa magaalada Buulomareer ku qashey wiil miskiin ah oo xaaskiisa oo uur leh u socdey . Intaas kuma ekeyn ee waxa madaxiisa oo Go’an oo xabadka loo saarey ayay dhex dhigeen goob magaalada u dhow .
Alle ha u naxariisto walaalkaas
Iskuulka hogol waaye oo dharcadka uyimaadeen oo kuleh kaamirada halagu xiro ardayda imtaxaan kujiraan ay ku qashqashaadeen labada maamule iskuulkana waa kuwaas xoog lagu sii wato.
Читать полностью…