munasarmaxamedcabdi | Unsorted

Telegram-канал munasarmaxamedcabdi - Munasar Maxamed

604024

Munasar Mohamed Abdi is a Somali exile journalist who is currently living in Sweden. 📞 +252613666667

Subscribe to a channel

Munasar Maxamed

Weligay isma dhihin sidaan oo kale ayaad u yaabi doonta ! War waayeelka xittaa ma sidaana?🤣🙈 https://www.facebook.com/share/v/jBq7naaKqo1VtjwP/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Taxadar Muujiya!
——————-
Xog xuuraan ah oo aan helay ayaa sheegeysa gaari Prado Land cruiser Cadaan ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa uu soo galay magaalada Muqdisho .

Dhagar ayay rabaan iney shacabka u hoosaasiyaan sidaas aawgeed taxadara walaalayaal maadama shacab uun ay waxyeelo ka soo gaarto dhibaatada maleeshiyaadka AS ay geystaan.

Goobta ay la beegsanayaan xogteeda wali lama hayo.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degmada Hilwaa xaafada Alcadaala deb ayaa baabi’iyay guryo bdn

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Deb ayaa ka kacey xaafada Zayidka ee isku raranka ah. .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ciidanka dowlada gaar ahaan Special Duufaan ayaa fashiliyay qarax miino oo iyaga loo dhex dhigey goob ay maraan kuna taalla Ceelasha-biyaha.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

AS oo weerar qaraxyo ah ku qaadey dukaamo xirtey kaamirooyiinka & saraakiishii amniga oo gacmaha isdul saartey keliyana amraya shacabka | Caddeeymo.

https://www.facebook.com/share/v/VHyHq7R7FkXdfzAt/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Askar ayaa sidaas ugu dhaawacdey Muqdisho gabadhaas .

Isbitaalka Jaziira ayay taala .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Warba ma heysid haddii aadan la socon sida ragan ay u galeen 4 qof oo shacab ah oo ay ku jirto qof dumar ah |

https://www.facebook.com/share/v/1wFfTs5FWysgAe7F/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc walaal gadhaas yar oo lagu magacaabo kowther macalin suleemaan ayan maqan waxaana cida ugu War dambeeday maqribkiii xaafadana waa degaanweenaha ceelasha waxana nalaga soxariirtaan
0618035001 ama 0619018880

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Alle ayaa mahadsan. Waxaa hadda xabsiga laga sii daayay Cabdiqani Daahir Shire oo loo heystay inuu gooyay geed .

Dadka shacabka ah ayaa aad uga xumaadey xariga ninkan oo ahaa xoogsade raadinaya ilmahacaanahooda.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ikraan Cabdifitaxmacow iyo cayni cumar xasan waxey kadhumeyn odweyne galabta

0615407703 ama 0615407703

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Wuxuu adeegsadey maandooriye sidaas ayuuna noqdey .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Maxaad ku jeclaatey Ciidanka halista badan ee Masar waanba gartey inaan isheyno Itoobiyaankee ? Ninkanse muxuu u afduubtey odayaashan una yiri taagera itoobiya?

https://www.facebook.com/share/v/ZzJFVH1arWDtqFdX/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Jimco wanaagsan saaxibada Telegramka . Halka aad joogtaan soo laguma caafimaad & nabad qabo ? Guuleysta .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa sida ay tahay suuliyada xarunta laga bixiyo dhalashada & sugnaanta ee loo yaqaano dad dhigista ee Maamulka G/Banaadir .

Halkan halkii warqad waa $15 inkasta oo afka laga dhaho waa toban dollar .

Xittaa in lacagtaas lagu hagaajiyo nadaafada mala awoodo. Raga halkan u adeeg doonta haddii xaajo u baahdaan derbiyada ayay isku aadiyaan dumarkana deriska ayay albaabka ku garaacaan si looga caawiyo musqul.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Jidka maxaa loo xirey

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Qalbi Jab:- Naafo ayaan ahay , Aabahey wuu dhintey ayuu leeyahay iyaguna way qoslayaan, caddalad dara igu dhacdey ayuu leeyahay iyaguna way sacbinayaan|

https://www.facebook.com/share/v/VCiSRfeDrwV9dBPG/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Reer Waajid xaq ayay u leeyihiin iney taageeraan Itoobiyaanka ama diid ama yeel | Gobol go'doonsan 13-sano loogana hiiliyay Masagawaa & Ceeldheer dowladna aysan u gurman kawaran?

https://www.facebook.com/share/v/VDdbTk8F2FYbQVrc/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Militeri & Boliis ayaa hubka iskula baxey Ex Control Afgooye . Daqiiqado jidka uu xirnaa hadda xaalka waa degay waxayna kala tageen iyagoo isku afuufin wax xabad ah .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

0618329817 telkaas ha wacdo Sahro Maxamed Maxamuud haddii teleefanka & kaarka qaxootiga ka maqanyahay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ciyaal weero ayaa cajarka Mindi uga mudey kana dhacdey mobile uu watay . Ninkan ayaa sheegay in ciyaalku ay badnaayeen ayna dhaawaceen iyagoo mindi ku mudey.

Mobile ka Iska dhiib haddii ciyaal weero ku qabtaan sxb.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Waa Isgoyska Xararyaalle. Jidka hal qeyb kamid ah waxa uu u xiran yahay guri loo dhisaayo shaqsi ugu yaraan laandheere ah .

Todobaad ka hor sidaan oo kale jid dhan ayaa u xirnaa nin kale oo boosaneer ka dhex dhisanayay laamiga dhexdiis. Canshuurtaada guri halaga dhisto hana lagaa xirto jidka waa waxaa adiga isku keentey.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Asc walal Munasar gabadhaan waa gabar dhumeyso fadlan waxaa kaa codsanayaa inaad baafiso sidee cideeda u helaan waa gabar xamar joogto oo 3 malin joogto cid ay garaneyso maleh marka waa codsi ee cideeda u baadi goob numberka nagala soo xariira 0616665566
0616958029

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Turjumaan Ciraaq oo ah ninka ugu caansan beesha Sheekhaal oo lagu dhex silcinayo Magaalada Guriceel | Katiinado ayaa lagu xirey waa la ihaaneystay.

https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=pfbid0miwR4eM8x3G9JrJv31WsZit1i2GkdA9ThyMDyYGKtVYQgvtrBccAtwNzqh7rzRBal&id=100044273962170&mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Degdeg:- Seybiyaano qarax gaari ayaa looga shakiyay inuu yaallo hubinta ayaa socota .

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Caddaalad daro :- Ninkii lagu amrey inuu jaro geedka oo la xirey halka kuwii amrey ay xor yihiin | Dal caddaladii ay ka dhimatey waaye kan.

https://www.facebook.com/share/v/7YadQB2epdKJFaSq/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Ilmaha xittaa ciyaalweere isku badali rabaan 😂

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Cajiib:- Arin qatar weyn ku heysa bulshada oo uu ka hadley Macalin Mahdi & dagaalka shacabka & ciidanka oo billaaban kara |

https://www.facebook.com/share/v/Wc2HHhKo4rYa6jCS/?mibextid=WC7FNe

Sii gudbi.

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Xabadahan maanta ayay ku dhaceen Saddex qof . Hal gabar & labo Wiil goobtuna waxay ahayd Zayidka agagaarka golaha shacabka .

Askar isxabadeysay ayayna ka dhalatay

Читать полностью…

Munasar Maxamed

Weriye MMC , weriyihii hore ee MW Farmaajo battery law halaga dhigo WhatsApp kiisa

Читать полностью…
Subscribe to a channel