Abayo wada sawirtaya ee cadi uu soo dhiga
Anigu ma hayo ee tigtog ban ka dawanayaa
Indhaha isku haya anigu xita mobile 3 marya dabka🥱
Ma hayo anigu tiixalay xataa
Oo hada ya seexday🤣😭🤣
May so galin kaliyata intaad so calamadisay uunba laso dhigay
Wan tabaneyn wad la so dahdey
Wll sher miso dhihi krtaa 30 ma arko ani
Mesha niso calameye wada taabta plz❤️❤️😭
Hurdo nahayse nosodqa😭
Wlley haben kasto musasalkan uma dhafti karne xili hore nooso gali ado mahadsan at list 10:00pm so gali
Wlle afar sac walagare nosodhing abyo plzzzz
dee naga sO dhiga waxa wllO aga😂
Chirag ayaa Guur u soo bandhigaayo Debika💋❤️
Abaayo la soo dhakhso qaybta xigta plz Xalay meel mcn ku dhamaada caawa dhan waa raagsanoyaa😭😭
Meesha mayaalo abaayo walaahi saan Maan u canaadi leheen
Caawoo dhan in taan ka ooynaa
Isootosiya marka lasodayo
Hurdo ihaysa wllhi😭
Ilaa aan arko sida loo bad baadinaayo
Waan soo jeedaa ma seexanaayi
Aniga waan soo jeedaa
Caadi uso dhig 30 iyo 31
Wllhy wn sexan ee naso daa hadba
MUSALSAL CUSUB 🇮🇳 2024QALBI XAB XAB.👉31
Aaway hee waba la raagtee😭Qaybtii 31😭😭
Na.wl soo daa qaybti 31 kuso dhaqso
Hay qabanina waa xamaasadee😂😂
Ani maba sugi kari Hindi ku sii fiirsaday
Anaga wa aaragnaa lkn dadka qaar maba u soo dhigaayo😭😭