somalibooks | Unsorted

Telegram-ะบะฐะฝะฐะป somalibooks - Somali Books ๐Ÿ“š

139838

asc ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook

Subscribe to a channel

Somali Books ๐Ÿ“š

10 Kelmadood oo Burburiya Shakhsiyadda Ilmaha

1. Ilmaha oo la caayo .. Tusaale ahaan (Doqon baad tahay, waxba ma fahantid, nacas, iwm)
2. Is barbar dhigga (Walaalkaa baa kaa fiican, hebel baa kaa wanaagsan, adaa ugu liita)
3. Jacayl shuruud ku xidhan ..(Haddii aad sidaa yeesho waan ku jeclaan, haddii aad sidaa samayso waan ku nacayaa iwm) waxa wanaagsan in aad ku tidhaa waan ku jecelahay laakiin hab dhaqankaa ma jecli.
4. Ha ooyin dadka wanaagsani ma ooyaan. (Geesigu ma ilmeeyo ee maxaad la ooyaysaa)
5. Niyad Jabinta (Caajis baad tahay, ma gaadhi kartid, ma noqon kartid, ma guulaysan kartid)
6. Hanjabaadda (Dhiiggaagaan cabi doonaa, Waan ku gawrici doonaa, Waan ku dili doonaa, waan ku garaaci doonaa, Dibadda ayaan caawa kuu saari doonaa, tuug baa ku qaadan doona ..iwm
7. Diidmada aan qanaacada lahayn (adiga oo ilmaha mar walba soo jeedintiisa sabab laโ€™aan diida)
8. Habaarka (dhulku kula goโ€™, Inkaari kugu dhacday, Balaayo kugu dhacday, Nacdal baa kugu taalla, iwm)
9. Eedaynta xun (Ilmahani wuu I dhibay, maskaxda ayuu iga cunay, dhibaato ayuu nagu hayaa,
10. Fadeexaynta (saaxiibadaa ayaan kuu sheegi inaad waxan samaysay, aabahaa ayaan kuu sheegi, macallinka ayaan kuu sheegi inaad waxaa xumaysay, ..ilmaha oo lagu hor fadeexadeeyo dadka)

Aabe/Hooyo, iyo cid kasta oo ubad masuul ka ahi haka dhawrsato ereyada ama hab-dhqannada noocan oo kale ah oo la ogaaday in ay burburiyaan shakhsiyadda ilmaha, saamayn tabanna ku yeeshaan noloshiisa

//Dheegasho

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ’ฌ#โƒฃ Runtii Artificial intelligence Ai ugu Fiican ma arag Ai- ka fiican wuxuu kaaga soo baxayaa Computerka Dhiniciisa ama Right Click waad arkaysaa siduu kale wuxuu Fadhiistaa sidebar ama dhinaca computerka Shaqo kasta haday tahay qoraal cilmi baadhis iyo waxbarasho 1 minit shaqo kasta ku dhamaynaysaa.. waa Mucjiso Waxaa la dhahaa {Max AI}

โ—๏ธWaa Only Computer: Extention Maha App..Wuu ku shaqeeyaa dhamaan Browseradan dhamaantood: Google Chrome,Microsoft Edge,Mosila,Opera iwm.

๐Ÿ“ฑHadaad tahay arday,CIlmi baadhe ama qoraa Shaqaale Xafiis Max Ai waa kaagii.
https://app.maxai.me?invite=zxUXIlN7

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ”  ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” 
/channel/QabilWaLacnad?videochat

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šSaaxiibka Guusha


โค๏ธ ๐—Ÿ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ
๐Ÿ‘ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ
๐Ÿ’ฌ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€
@somalibooks
โ‰ชโ”โ”€โ”โ”€โ”โ”€โ—ˆโ”€โ”โ”€โ”โ”€โ”โ‰ซ
๐Ÿ“ฅ Download-Pdf/Free:๐Ÿ‘†๐Ÿ“ฅ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ’Ž#โƒฃ๐Ÿ“ข ogaysiis ogaysiis ๐Ÿ“ข#โƒฃ#โƒฃ

Waxaa La Bilaabayaa Intaa Ramadaanta Ka Hor Fasal Subcis Quraan ah iyo Barashda Carabiga ah Fasalkan oo ah Xifdin iyo Subcis iyo Barashada Carabiga Hadaba inta anay Ramadaanta Gaadhin is qor mahadsanid.
Markaa waxa socota diwaan galinta
Ardayda ee yaanay kaa buuxsamin
Subcis Bishii= 1 Doolar
Quraan iyo Carabi=1ย  Doolar
Total Feega waa 2 Doolar

Halkan iska diwaan gali :โคต๏ธ
https://wa.me/252636036597

Grubkana ku soo biir โคต๏ธ

https://chat.whatsapp.com/LRePbHkACO3G9TnfYiTClS

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

โ–‘โ–ˆโ–บโ•ย  ๐šƒ๐šŽ๐š•๐šŽ๐š๐š›๐šŠ๐š–-โ—๏ธ(๐Ÿธ๐Ÿถ๐Ÿธ๐Ÿบ) ๐š‚๐š˜๐š–๐šŠ๐š•๐š’ โ€ข โญ๏ธ ๐™ฒ๐š˜๐š–๐š–๐šž๐š—๐š’๐š๐šข โ•โ—„โ–ˆโ–‘


โญ•๏ธโ‡๏ธโญ•๏ธ๐Ÿ›‘โ‡๏ธ๐Ÿ›‘
๐Ÿ‘คโ™› ๐š‚๐™ธ ๐™ฐ๐™ฐ๐™ณ ๐š„ ๐™ท๐™ด๐š‚๐™ท๐™พ ๐™บ๐™ฐ๐™ฝ๐™ฐ๐™ฐ๐™ป๐™ฐ๐™ณ๐™ฐ ๐š„๐™ถ๐š„ ๐™ผ๐š„๐™ณ๐™ฐ๐™ฝ ๐™ด๐™ด ๐™ฐ๐™ฐ๐™ณ๐™บ๐™ฐ ๐™ป๐™พ๐™พ ๐š‡๐™ธ๐™ธ๐š‚๐™ด๐™ด๐šˆ๐™พ ๐™ผ๐™ฐ๐™ณ๐™ฐ๐š‚๐™ท๐™ฐ๐™ฝ ๐šƒ๐™ด๐™ป๐™ด๐™ถ๐š๐™ฐ๐™ผ-๐™บ๐™ฐ,๐™ต๐™ฐ๐™ณ๐™ป๐™ฐ๐™ฝ ๐šƒ๐™ฐ๐™ฐ๐™ฑ๐™พ ๐™ธ๐™ถ๐š„ ๐™ณ๐™ฐ๐š๐™ฐ ๐™ฐ๐™ผ๐™ฐ ๐™บ๐š„ ๐™ฑ๐™ธ๐™ธ๐š. โ™ข๐ŸŽƒ

ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  โญ•๏ธโญ•๏ธโญ•๏ธย ย 
ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ
ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย  โ‡๏ธKU BIIRโ‡๏ธ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž#โƒฃ๐ŸŒ’๐ŸŒ’

/channel/QabilWaLacnad/18087

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

โžก๏ธ 2ยฒ+(2/2+2)-4 =๐Ÿค”
wixii dugsi dhexe dhigtay oo klaiya bal iinta kale iska fadhiya sxbyaal xeerkuna waa Padmass xasuusta

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šMUCJISADA WAABERIGA
============
@somalibooks
============

โค๏ธ ๐—Ÿ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ
๐Ÿ‘ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ
๐Ÿ’ฌ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ˜‚โ˜บ๏ธTuuggii iyo Sheekha...
Si kasta oo aad u saxan tahay, qofka kalana u khaldan yahay, si walba oo aad u hanuunsan tahay oo gadh dheer mid gaaban u leedahay, qofka kalana u lunsan yahay, dhaqanka

suubban baa wax kasta ka horreeya.

Tuug ayaa habeen u soo dhacay guriga Maalik binu Dinaar, nasiib xumo kama helin waxa uu qaato, laakiin Maalik ayaa u dhawaaqay oo ku yidhi:

"kama aad helin shay adduunyada wax kuu tara ee ma u baahan tahay wax aakhiradaada anfaca?" Tuuggii ayaa yidhi: Haa. Maalik ayaa ku yidhi: "soo weysayso oo tuko laba rakcadood."
Tuuggii sidii ayuu sameeyay, waxyar ayuu sii fadhiyay, kadibna masjidka ayuu tegay. Maalik oo la waydiiyay ninkani waa kuma ayaa yidhi:
"si uu noo xado ayuu u yimid, balse annagaa xadnay."

โ€Ž ูˆุงุฏุนู ุฅูู„ูŽู‰ ุฑูŽุจูู‘ูƒูŽ ุจูุงู„ู’ุญููƒู’ู…ูŽุฉู ูˆูŽุงู„ู’ู…ูŽูˆู’ุนูุธูŽุฉู ุงู„ู’ุญูŽุณูŽู†ูŽุฉู >ุงู„ู†ุญู„: 140โ€Ž
Jidka Rabbigaa, ugu baaq dadka hab iyo hannaan ay ku dheehan yihiin xikmad iyo waano wanaagsani" !
~Abdi Rahman HaLdor

/channel/somaliarabic

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Magaca buugga:Guure.
Qoraaga:xasan qorane.
Nooca:sooyaal.
Bogagga:215 bog.
Upload : @somalibooks

Faahfaahin.
Qoraagu wuxuu dhiganahan
qorayay muddo 2sano ah,wuxuuna ka hadlayaa halgankii soomaalida waagii gumaystaha,wuxuu kaloo ka hadlayaa oo uu lafa gurayaa dagaalkii 1977'kii.

Buuggan wuxuu ka hadlayaa oo soo koobayaa dhacdo walba oo dhulka soomaaliyeed ka dhacday 1968 ilaa 2000.

Buuggan wuxuu xusuus qor u yahay qofwalba oo soomaali ah.

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šShanta Luuqadood Ee Jeceylka

@somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

ASC Sxcbyaal adeeega whatsapp cahanalka in somalia loo furay iyo inkale iga dambe geeeyo intaad soo tijaabisaan,ma aqaano shirkada reer galbeed iyo sida whatsppka iyo fb waxay Somalida godobka ugu galayaan inkastoo taariikhda ku haysano...sidan cadaalada maha. soo eega bal https://whatsapp.com/channel/0029Va7tbIT96H4VWpWqvv06

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

/channel/Dhiiragaliye

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“š Cilmi-Baadhis,..Pdf

๐Ÿฆ‹ โž Adeegyo: @Farsamada
๐Ÿฆ‹ โž Channel: @somalibooks
โค๏ธBuug Codso: @Buugaag_bot

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Xadka Riddada maxaa ka Run ah "

Qore :Cabdisiciid cabdi ismaaciil


Bahda .
..โฌ‡๏ธ
/channel/somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

https://soomalibooks.com/
ka wsrama??

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šBuuga: Jidkii Loo Soo Maray Falsafada...

Waxaa laga soo qoray Buugagga Afka Ruushka ku qoran ee la yiraahdo
(Najalni Kurs Pilosofii)- Bilowga Duruusta Palsafadda, iyo (Osnofi -Pilosofiskikh
Snanii-)-Asaaska Aqoonta Palsafadda, ee labaduba Mesko ka soe baxeen 1966, waxana qoray Culumo Soviet ah

Falasafadu waa qayb khaasa oo ku saabsan garashada dunida habka afkaarta ee guud ahaanย  ku saabsan mashaakilka jiristiyo garaadka

โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โŠฑโ—ˆโ—ˆโ—ˆโŠฐโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ‡๏ธโ‡๏ธ@somalibooksย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย ย 
โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โŠฑโ—ˆโ—ˆโ—ˆโŠฐโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€


๐Ÿงทย  QAABKA โž  PDF .
๐Ÿ“–ย  BOGGA โž  38 BG .
๐ŸŽฏย  CABIRKA โž  3MB.
โœ๏ธย  W/Tโž ย  Jaalle Maxamuud Cabdi Dhunkaal



Halkan Kala Dag๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡

โœ…Download Pdf โœ…๐Ÿ™

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ”„๐Ÿ“šSaaxiib Guusha - {Buug Cusub}

Kalmada Dhiganahan: Buugaag badan ayaa jirta oo nuucaan ah kuwaas oo luuqadaha khalaad ku qoran oolagu turjumay luuqadena hooyo sida saxiibo kasbo, waad guuleysan kartaa , joojiwalwalka ee bilaw nolosha iyo kuwo kale oo badan, buugaan lamagac baxaysaxiibka guuleystaha asalkiisa ayaa lagu qoray luuqaddena hooyo sidaa awgeydmuhiimad gooni ah ayuu leeyahay.....Akhris Wacan


Ciwaanka: Sxb Guusha
Qore: Mahad salad mohamud (myariisow).
Size: 1Mp
Pages: 61 Pages
Formate: Pdf


============
@somalibooks
============
โค๏ธ ๐—Ÿ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ
๐Ÿ‘ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ
๐Ÿ’ฌ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€

๐Ÿ“ฅโฃ๏ธDownload/Free:๐Ÿ‘‡โฃ๏ธ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ”Ž#โƒฃ Dhegaysi#โƒฃ ๐Ÿช
๐Ÿ“– ๐— ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฐ: 48 Sharci ee Awooda
๐Ÿ–‹ ๐—ค๐—ผ๐—ฟ๐—ฎ: Robert Greene
๐ŸŽค ๐—–๐—ผ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ: Khayru Diin
โš™๏ธ ๐—–๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ฟ: 105.9MB
โฑ ๐—ช๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ถ: 01:17:06
๐Ÿ†” ๐—•๐˜‚๐˜‚๐—ด๐—ถ๐—ถ: #69

DAGSO BUUGA

โฌ‡๏ธ#โƒฃ#โƒฃ#โƒฃ
Halkan ka dhegeyso
โญ๏ธ Powered By : @somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

#โƒฃ#โƒฃ#โƒฃ โบโฌ‡๏ธ Ogaada โš™๏ธ Bot Cusub Chanalka ku soo darnay kaas oo ka remove-gareyanaya Chanalka dadka InActive ah,Sababtoo ah dad badan ma taabtaan Reactionka Love like iyo Dislike.
Reactoin taabo wixii post ah la soo dhigo Mahadsndiin
wixii Su,aala iyo Buuga
@cabasho_bot

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” 
๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค0๏ธโƒฃ0๏ธโƒฃ๐Ÿ”ค

๐Ÿ˜ถTUSMO_GUUD#โƒฃTop 40๐Ÿ—‚
11โƒฃ-๐Ÿ“šBuugaagta Dhiiri Galinta
/channel/TUSMOBOOK/15
2-2โƒฃ๐Ÿ“šBuugaagta Jaceylka
/channel/TUSMOBOOK/16
3-3โƒฃ๐Ÿ“šBuugaagta Luuqada
/channel/TUSMOBOOK/431
4-4โƒฃ๐Ÿ“šBuugaagta Sheekooyinka
/channel/TUSMOBOOK/437
5-5โƒฃ๐Ÿ“šBuugaagta Suugaanta
/channel/TUSMOBOOK/445
6-6โƒฃ๐Ÿ“šBuugaagta Diiniga ah
/channel/TUSMOBOOK/446
7-7โƒฃ๐Ÿ“šBuugaagta AfCarabiga ah
/channel/TUSMOBOOK/447
8-8โƒฃ๐Ÿ“šBuugaagta Ganacsiga
/channel/TUSMOBOOK/448
9-9โƒฃ๐Ÿ“šBuugaagta Caafimaadka
/channel/TUSMOBOOK/460
10-1โƒฃ0โƒฃ๐Ÿ“šBuugtii top 20
/channel/TUSMOBOOK/470
11-1โƒฃ1โƒฃ๐Ÿ“šBuugtii Sanadkan
/channel/TUSMOBOOK
How To Download? โžก๏ธ Click Here
#Q1

โœ…โœ…๐Ÿ”„
๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค๐Ÿ”ค
๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” ๐Ÿ” 
๐Ÿ”„๐Ÿ”„๐Ÿ”„

๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž

๐Ÿ“šShirqool๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7585
๐Ÿ“šSugaanta Dhalaanka๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7588
๐Ÿ“šXeer Dhaqameed๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7636
๐Ÿ“šTakoor Iyo Tacadi ๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7618
๐Ÿ“šDhamaanada Dhalinyarada๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7607
๐Ÿ“šXilkas๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7614
๐Ÿ“šAstaamaha Qofka Hanka๐Ÿ’Ž..
/channel/somalibooks/7593
๐Ÿ“šHayaankaygii Rumaynta ๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7492
๐Ÿ“š Dulqaadka iyo Mahadnaqa๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7484
๐Ÿ“š Casriye๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7474
๐Ÿ“š NUUN๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7030
๐Ÿ“š Habeen kama tagin ..๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7472
๐Ÿ“š Baadigoobka guusha ๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7465
๐Ÿ“š Socdaalkii Masonic๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7463
๐Ÿ“š Bilan๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7461
๐Ÿ“š Waayaha Daaneerada๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7456
๐Ÿ“š Faca Koraya ๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7447
๐Ÿ“š Tafsiirka quraanka 3-da๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7443
๐Ÿ“š Jiraalkay 1๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7426
๐Ÿ“š Jiraalkay 2๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7440
๐Ÿ“š Joogteynta Caadooyinka,,๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7438
๐Ÿ“š Amakaag Nololeed๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/4092
๐Ÿ“š 48 sharci ee awooda๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7432
๐Ÿ“š Iftiinka qalinka๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7415
๐Ÿ“š Alkamistaha๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7428
๐Ÿ“š Shil jacayl๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7414
๐Ÿ“š Dhambaalada quraanka๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/6871
๐Ÿ“š Saaxiibo kasbo๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7409
๐Ÿ“š Isbar java ๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7401
๐Ÿ“š โ™ฆ๏ธKu Raaxayso Noloshaada๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/3947
๐Ÿ“š Afdhaab ๐Ÿ’Ž
/channel/somalibooks/7580

๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ๐Ÿ‘‡๐Ÿฟ

How To Download? โžก๏ธ Click Here

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Maxaad iska Gaaabinaysaa adiguba Buugaagta Ragu qareen Waad Akhrisaa Buugaagu Maha Maar dadka wax Ku Darsoo Halkan ku soo dir wixii Buug aad Hayso

luuq Luuq Marow Laasin Laamigas imaanaaa

aa

โ€ผ๏ธ๐Ÿ‘€๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž๐Ÿ’Ž
@cabasho_bot

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ”„๐Ÿ“šBuuga the Mircle morning (Hal Elrod)

Isagoo af soomaali ah Ayaan idin Wadaa Asxbaay?


Buugan waxaa Si Free ah Inoola Wadaagay qoraaga Buuga Hadaba Soo dhawaada saaxiipayaal buugani waxa uu ka hadlaya qaabkii aad hore uga kici lahayd hurdada aroortii oo waxa aad ka baran doonta caadooyin hadaad samaysid aad kuu anfacaya qoraaga buugani waa Hal Elrod/turjumuhu waa C/casiis Ismaaciil xasan (caateeye) hadaad u baahantahay lInaad Qoraaaga La Xidhiidho
Waakan Whatsppkiisu

Qore: (Hal Elrod)
W/T: c/casiis Ismaaciil xasan
Size: 1Mp
Pages: 223 Pages
Formate: Pdf

============
@somalibooks
============

โค๏ธ ๐—Ÿ๐—ผ๐˜ƒ๐—ฒ
๐Ÿ‘ ๐—Ÿ๐—ถ๐—ธ๐—ฒ
๐Ÿ’ฌ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€

๐Ÿ“ฅโฃ๏ธDownload/Free:๐Ÿ‘‡โฃ๏ธ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Ma xiisaynaysaa / Danaynaysaa fursadaha kala duwan ee Waxbarasho(scholarship), Shirarka caalamiga ah, Tababaradda gaa-gaaban, Helida koorsooyin free ah, shaqoyinka qaar, Internshipyada, Fellowshipyada iyo siguud wixii aan u aragno fursad IWM. Kanaalka Telegramka โ€œ๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐——๐—”๐—›๐—” ๐——๐—›๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—”๐——๐—”โ€ Nagusoobiir oo kamid noqo saaxiibada kanaalka fursadaha dhalinyarada: /channel/Fursadaha_Dhalinyarada

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿˆฏ๏ธโ‡๏ธโœณ๏ธโ‡๏ธ๐Ÿˆฏ๏ธ

โ—€๏ธSomali Communityโ–ถ๏ธ

๐ŸŒ€Diinteena Islaamka ๐Ÿ”น

โ–ซ๏ธ Nolosheena ๐ŸŒŸย 
โ–ซ๏ธ quruxda islamka ๐ŸŽ
โ–ซ๏ธ dhaqan wanaag ๐Ÿ’ญ
โ–ซ๏ธ Hidayadi rabi ๐Ÿ“
โ–ซ๏ธ Hogaan Dumar โ™จ๏ธ

๐ŸŒ€ย  xikmado ๐Ÿ”น

โ™ฆ๏ธ xikmadosom ๐Ÿ”–
โ™ฆ๏ธ nuxurside ๐Ÿ“–
โ™ฆ๏ธ Albaaniย  ๐ŸŒฟ
โ™ฆ๏ธ xaqiiqda saxda ๐ŸŒพ
โ™ฆ๏ธ kalimat karim ๐Ÿชด

๐ŸŒ€ Free Courses ๐Ÿ”น

๐Ÿ”ป udemy courses ๐Ÿ†“
๐Ÿ”ป somali Courses ๐ŸŽ“
๐Ÿ”ป Kobci aqoonnta ๐Ÿชœ
๐Ÿ”ป Haqabtire ๐Ÿ“‚

๐ŸŒ€ dhiirigalin ๐Ÿ”น

โ—พ๏ธ dhiiragaliye ๐Ÿ”–
โ—พ๏ธ Qalbi dhaye โค๏ธโ€๐Ÿฉน
โ—พ๏ธ Som Motivation ๐Ÿ—ฃ
โ—พ๏ธ Qalbi jileec ๐ŸŒฑ

๐ŸŒ€Oraahyo ๐Ÿ”น

๐Ÿ”บ suugaanyahan โ™Ÿ
๐Ÿ”บ faido channel ๐Ÿ€
๐Ÿ”บ fikraheena โžฐ
๐Ÿ”บ Runta sheeg โšก๏ธ
๐Ÿ”บ kaydka qormada โœ๏ธ

๐ŸŒ€ jacaylka ๐Ÿ”น

๐Ÿ”น jacaylside ๐ŸŒธ
๐Ÿ”น hassan caashaq ๐ŸŒท
๐Ÿ”น dareenside ๐Ÿ’Œ
๐Ÿ”น Qalbiyadeena ๐Ÿ’ž

๐ŸŒ€Bugaag ๐Ÿ”น

๐Ÿ”ธ Somalibooks ๐Ÿ“š
๐Ÿ”ธ Kobciye books ๐Ÿ“•
๐Ÿ”ธ Somalilibrary ๐Ÿ“™

๐ŸŸข-โ€”---------โŽ---------๐ŸŸข
โ–ช๏ธ Powered By :ย  @Somalibooks
๐Ÿ”ด-------------โŽ---------๐Ÿ”ด

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐ŸŒซBUUGA 5 LOVE LANGUAGE -AFSOMALI



Kalmada Buuga:

Buuggaan the five love language waxaa qoray Dr Gary Chapman oo ah qoraa maraykan ah, wuxuu leeyahay taxanayaal badan oo uu caan ku yahay lana xariir jacaylka iyo xiriirka aadanaha,


Buugaan wuxuu ka koobanyahay 14 cutub oo aan si kooban isku dultaagi doono marka laga reebo kan ugu dambeeya oo uu kaliya ku sheegay kalmadiisa gabangabada ah taas oo laxriirta cidda uu ugu talagalay buuggiisa, wuxuuna sigaar ah ugu boorinayaa buuggaan in ay aqrinayaan lamaanayaasha madaama uu ku dhisanyahay tijaabooyin ay sameeyeen dad nolosha ku midoobay wax lataaban karana ka bashay jacylkoodii iyo farxadoodii kadib markii ay dhaqangaliyeen talooyinka ku dhigan kitaabkaan.


Qore: Issa Abdilahi Farah
Size: 1Mp
Pages: 21
Formate: Pdf
============
@somalibooks
============
๐Ÿ“ฅโฃ๏ธDownload/Free:๐Ÿ‘‡โฃ๏ธ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

โ€œ๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐——๐—”๐—›๐—” ๐——๐—›๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—”๐——๐—”โ€ Nagusoobiir oo kamid noqo saaxiibada kanaalka fursadaha dhalinyarada: /channel/Fursadaha_Dhalinyarada

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Ma xiisaynaysaa / Danaynaysaa fursadaha kala duwan ee Waxbarasho(scholarship), Shirarka caalamiga ah, Tababaradda gaa-gaaban, Helida koorsooyin free ah, shaqoyinka qaar, Internshipyada, Fellowshipyada iyo siguud wixii aan u aragno fursad IWM. Kanaalka Telegramka โ€œ๐—™๐—จ๐—ฅ๐—ฆ๐—”๐——๐—”๐—›๐—” ๐——๐—›๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ก๐—ฌ๐—”๐—ฅ๐—”๐——๐—”โ€ Nagusoobiir oo kamid noqo saaxiibada kanaalka fursadaha dhalinyarada: /channel/Fursadaha_Dhalinyarada

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šCILMI=BAADHISTA AF-S.Pdf .
============
๐Ÿ“ *"Hawraarta Dhiganahan waxaa ka mid ah ....Sidoo kale innaguna waxa aynu nahay ummad ka mid ah, quruumaha adduuyada ku dul nool, waloow aynu nahay ummad xoolo dhaqato ah, oo dhawaan ka soo dhex baxay noloshii daaqsatada, inkasta oo aynu maamulan jiray hab-nololeedkeenna, haddana maynaan lahayn, sooyaal boqortooyo, maammul iyo mid nololeed oo qoran ama qoraal ka hadhay, ilbaxnimo qoto fog oo aynu ka faaโ€™iidaysanno iyo dhiganeyaal aynu leennahay oo loo noqdo, marka aynu sixitaan iyo horumarin ku samaynayno afka iyo dhaqankeenna.
@somalibooks
============
Size :1MB.
Pages :60.
Format :PDF
============
๐Ÿ“ฅโฃ๏ธDownload/Free:๐Ÿ‘‡โฃ๏ธ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…
Subscribe to a channel