somalibooks | Unsorted

Telegram-ะบะฐะฝะฐะป somalibooks - Somali Books ๐Ÿ“š

139838

asc ุจุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู€ู… Ku Dhawaad- 3000 Buug-Somali ayaa ku jira Akhriso oo ilaali xuquuqda Qoraayada leh. Youtube: https://shorturl.at/auGJZ Diclamer: Cabasho/Buug iyo Su,aal ... La Xidhiidh @Cabasho_Bot @Tusmobook

Subscribe to a channel

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šBoqol Qalin iyo ..โ‡๏ธ-Pdf/Free

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Jion U dhaha Plz /channel/qoraalo_dhiiri_galin_ah

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šFanka Maamulka'Pdf
W/Q: James Menzies.
W/T: Cabdiraxmaan Xuseen Samatar.

"Buuggan waxa uu fikrad guud kaa siinayaa, mabaadi'da asaasiga ah ee maamulku ku salaysan yahay iyo shuruudaha maamulaha fuliyaha ah ee doonaya in uu ku guuleysto wax ka hoggaaminta bulshada. sidoo kale mabaadi'da guud ee maamulku ku dhisan yahay, oo kala ah: xidhiidhka aadamiga, go'aan qaadashada iyo gudbinta go'aannada.

Taabo โค๏ธ๐Ÿ‘

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“š'Dhibbanaha Aan Dhalan'
W/Q: Faarax Maxamed Jaamac 'Cawl'

@somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Barnaamijkii cid inoo daadihisa helay diyaar hala ahaado insha'allah.๐Ÿ™๐Ÿ™๐Ÿ™

Time kana aad haloo ilaaliyo dhallinyaro waan idinku adkaynayaa insha allah 8:00pm

Barnaamijkuna xilligiisi ayuu inoo qabsoomayaa waxba iskama baddelin sidaas ula socda.
Mhdsantihiin.โค๏ธ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Asc dhallinyaro aadban idin salaamaya dhammaantin waxaan rajaynayaa inaad caafimad qab iyo caloolsami aad ku sugantihiin bi'dnilaah waxaan rabaa inaan idinla wadaago!!!!!!!!!!

OGAYSIIIIS AH๐Ÿ“ข๐Ÿ“ฃ๐Ÿ“ข

Waxaan qaban doonnaa live stream mawduuciisu yahay ใ€Š"Maraaxisha Wax akhriska."ใ€‹๐Ÿ“š๐Ÿ“š๐Ÿ“š

Madasha waxaa inoogu casuuman
Ustaad: @Abdinasir Haji Mahamud oo ah, qoraa iyo turjumaan markaa dhallinyaro ka faaidaysta kana soo qayb gala, soona diyaarsada su'aalaha idinka dhex guuxaya ee ku saabsan wax akhriska insha allah.

๐Ÿ—“Taariikhda: 21/june/2024
โฐWakhtiga : 8:00 p.m
๐Ÿ“Barnaamijkuna : live {Somali Books}

Waana habeenimada sabtidu soo galayso insha allah.๐Ÿ™Œ๐Ÿ™Œ๐Ÿ™Œ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ”ดโ™ฆ๏ธ Are you available right now โ‰๏ธ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

ุฃุฏุนูŠุฉ ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ

Ducada maanta waa aqbal ku dadaala , gaar ahaan saacadaha danbe ee galabta i.a ...

Magaca Buuga : Ducooyinka maalinka Carafo
Bogga : 5 Bogg
Kanaalka : @Somalibooks
@Albaanichannel252

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Si qurux badan ayuu caawa inoogu soo dhammaaday gorfaynta buugga WAX AKHRISKU WAA HAB-NOLOLEED, Waxaan u mahadcelinaynaa walaalaha ka qeyb qaatay doodda wiilal iyo hablaba. Buugga Xigga waaย 
WABAR (THE PRINCE). waxaana la gorfayn doonnaa 01/July /2024 insha'allah.

Fadlan akhri maalintiiba 11 bog oo kaliya.

๐Ÿ“š Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska! ๐Ÿ“š

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ’žโžฐCommunity ++ โ™จ๏ธโ™จ๏ธ
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”๐Ÿ”บโ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”

111k+ ๐Ÿ“šSomali Free Books ๐Ÿ“™
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
53k+ ๐Ÿ“˜Somali Librarians ๐Ÿ“’
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
32k+ โœจXikmado iyo murti๐Ÿ—ฃ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
31k+ ๐Ÿ“˜Kobciye Books๐Ÿ“—
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
23+ ๐ŸŒธ Mucaashaq Jacayl๐ŸŒท
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
21+k ๐ŸชดDhiirigaliye nolol๐Ÿ€
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
19+k โš™๏ธHoyga Farsamda๐Ÿ’ญ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
18k+ ๐ŸŒŸ Aqoon Kobciye ๐Ÿ”†
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
17k+ ๐Ÿ‘ฉโ€๐Ÿญ Hidaayatu Rabbi ๐Ÿ‘ฅ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
16k+ ๐Ÿ‘คQuruxda islaamka๐Ÿซ‚
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
16k+ ๐ŸŒ“Somali to Englishโ™ฆ๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
15k+ โ›บ๏ธ jacaylside channelโค๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
14k+ ๐Ÿชข alxakiim channel ๐Ÿ‘”
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
14k+ โžฐxaqiiqada Nolosha๐Ÿชœ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
14k+ ๐ŸŒฑDareen Side channel๐Ÿชด
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k ๐Ÿ’น Hassan Caashaq โ‡๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k ๐ŸˆณQalbi Dhaye ๐Ÿšน
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k โ™จ๏ธ Qalbiyadeena ๐Ÿ’ข
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k ๐Ÿ”ด Guulaayso bet ๐ŸŸข
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k โ™’๏ธ Kalimat Kariim โ™‰๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k ๐Ÿง• Aisha bin Ahmed๐Ÿ—ฃ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k ๐Ÿงฉ Faiido Channel๐Ÿช
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
13k ๐Ÿ‘ฉ Hogaan Dumar ๐Ÿง•
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
12k ๐Ÿ’ฌ albaani channel ๐Ÿ—ฏ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
12k ๐Ÿชค Dhaqan Wanaag โš–๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
12k ๐Ÿ‘ณโ€โ™‚๏ธ Dinteena suuban๐Ÿ’š
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
11k ๐Ÿ“’ Qoraalo kooban ๐Ÿ‘€
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
10k ๐Ÿ‡ Nuxur Side ๐ŸŒฌ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
10k โœ๏ธ Kaydka Qormo ๐Ÿ–Œ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
10k ๐ŸŒŽ Haqabtire Onlineโšก๏ธ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
06k ๐Ÿซง Ruuxda channel ๐Ÿ’ซ

โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚
06k ๐Ÿซง MaanHage School ๐Ÿ’ซ
โ–‚โ–„โ–…โ–†โ–‡โ–ˆ ๐Ÿ…น๐Ÿ…ž๐Ÿ…ธ๐Ÿ…ฝ โ–ˆโ–‡โ–†โ–…โ–„โ–‚

โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
โญ๏ธ VIP Channel โžก๏ธ JOIN NOW โœ…
โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”โ”
anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channels

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Samirka... Pdf ...
@somalibooks

โญ•๏ธ Taabo ย  Share

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Buugan ayaa idin hayaa hada dabka laga soo qaaday

โค๏ธLove

Buugaan Oo Magaciisa Uu Yahay

Sideed ku Noqonaysaa Hacker

Ma rabtiin Oo ma idinla wadaagnaa
waxa ku jiro Macluumaad badan oo ku sahlaya inaad noqoto Hacker Hadaba Inaan so galino waxay ka xigtaa inaan Aragno falcelintiina

FG: Buuga wuxuu ku turjumanyahay Soomaali

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Buugan Qaybtiisa Dhegeysiga ah Waxaad ka heli kartaa Halkan

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

'Boqol Maqaal iyo Barakada Qalinka'
W/Q: Zakariye Timo Cade

Akhristuhu wuxuu buuggan ugu tagi doonaa 5 cutub oo kala madax bannaan. Cutubka 1'aad waxaa lagu uruurriyay maqaallo la qoray waqtiyo kala duwan balse ku midoobay dallada falsafadda iyo fahamka cilmiga
casriga ah ee sayniska. cutubka 2'd waxaa loo gaaryeelay maqaallo muujiyana qiimaha caqliga iyo dhaxalka cilmi nafsiga! Cutubka 3'd waxaa ku bahoobay maqaallo ku abtirsada bahweynta cilmiga bulshada iyo siyaasadda Soomaaliya. Cutubka 4'd waxaa isku bahaystay maqaallo u taagan difaaca diinta islaamka iyo fahamka fudud ee nolosha. Ugu danbaynti, cutubka 5'd ee buugga wuxuu ka hadlayaa maqaalo muujinaya quruxda iyo xikmadda nolosha! Ujeeddada ugu weyn ee buuggan waa in akhristaha sharafta leh uu helo buug ay ku uruursanyihiin mawaadic kala duwan oo maskaxda fakeraysa ku jimicsan karto marka ay ku caajisto mashquulka iyo maalayacniga nolosha.

Ma soo fasaxaa
๐Ÿ‘โค๏ธ๐Ÿฆ‹

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“šFanka Maamulka' Pdf
W/Q: James Menzies.
W/T: Cabdiraxmaan Xuseen Samatar.

@somalibooks
โญ•๏ธ Taabo : Shareโค๏ธ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Book Ila Akhri waa madal aan ugu talagalay inaan ku booriyo akhris wadareedka, waa madal u abaabulan is-jecleysiinta wax-akhriska, oo aan ku shiilno afkaaraha aqoonta iyo xogta, maadaama aan nool nahay Casriga warbixinta ( Information age).
/channel/BuugIlaAkhri

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“š'Dhibbanaha Aan Dhalan'
W/Q: Faarax Maxamed Jaamac 'Cawl'

'Dhibbanaha aan dhalan' waa sheeko xaqiiqda dhabta ah ka muujineysa darxumada, iyo marxaladaha colaadeed ee ku dulhabsaday dadyowga Geeska Afrika ku wada nool qaar ka mid ah, midba meeley ka hesheyba, isla markaasna sawir ka bixineysa Qaxootiga tabaaleysan ee geeska, iyo dabinyada seynsaaban,ee siyaasadeed ee dul heehaabaaya waagii beryaba.

Si gaaban, sheekadani mar waa rafaad iyo tabaalaha laxaadka leh ee geeska ka dhacay cahdigan iyo sas kuu reebay, mar waa dacdarro beniโ€™aadan iyo dhacdo raad raaceed kooban, mar waa dhaqan iyo suugaan, marna waa jacayl iyo kalgacal dhexmaraaya labo is jecel, oo ah Dalal iyo Bilan, iyagoo tabaalahaasi ku xaydaaban yihiin.

@somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ
๐Ÿซง Community ++ ๐ŸŒช
โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ
Join ๐Ÿ‘‰ @somali_admins
โ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌโ–ฌ
๐Ÿ“ฎSomali Free Books โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎSomali Librarians โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎXikmado iyo murti โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎKobciye Books โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Mucaashaq Jacaylโ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎDhiirigaliye nolol โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎHoyga Farsamda โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Aqoon Kobciye โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Hidaayatu Rabbi โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎQuruxda islaamka โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ jacaylside channel โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ alxakiim channel โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎxaqiiqada Nolosha โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎDareen Side channelโ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Hassan Caashaq โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎQalbi Dhaye โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Qalbiyadeena โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Guulaayso bet โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Kalimat Kariim โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Aisha bin Ahmed โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Faiido Channel โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎHogaan Dumar โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ albaani channel
โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Dhaqan Wanaag โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Dinteena suuban โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Qoraalo kooban โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Nuxur Side FXV โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Kaydka Qormo โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ MaanHage School โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

๐Ÿ“ฎ Ruuxda channel โ†ฉ๏ธ
โฏโฏโฏ โ–ˆโ–‘JOIN NOWโ–‘โ–ˆ

โ–ˆโ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–€โ–ˆ
๐ŸŽฏPresented by @zomalibot
โ–ˆโ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–„โ–ˆ
anti-delete ๐Ÿ”12hrs in channel

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

ASC - WLLHA QIIMAHA IYO QAAYAHA LEH AAN KU FAANOOW....

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐ŸŸก๐Ÿ’ฌ@somalibooks waxay ugu hambaliyaynaysaa dhamaan Asxbta nagu xidhan iyo Ummada Soomaaliyeed, Munaasibda Ciidu Al Adha, waxaan idin leenahay caafimaad ku ciida, nabad ku ciida, ilaahay waxaan idin kaga baryaynaa inuu idin ka aqbalo cibaadadii Acmaashii aad Soo gudateen, iyo in rabi idin ku daro kumanaanka kun ee naarta laga xoreeyo. Qaysaskiina iyo Asxaabtiinaba waxaan idin leenahay Markale Ciid Muubarak, Sanad walba Soo Baraara. @somalibooks

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Maxaan sameeyaa maalinta carafa

Sifiican qoraalkan u akhriso dhaqan galina waad ku faaiidi dontaa insha allah

1. Xilli hore seexo
2. Suxuurta u kac ilaahay iyo malaaโ€™igtiisaba ruuxa suxuuranaya way u duceeyaan.

3. Suxuurta kadib afar rakcadood tuko ilaahayna weydiiso kheyrka adduunyo iyo ka aakhiro iyo inuu maalinta carafa ku waafajiyo

4. Kadib waxooga istiqfaarso si dadka xilliyadaas dembi dhaafka weydiista laguugu daro

5. Isku diyaari salaada subax, hadaad jamaacad ku tukan karto kaba fadli badan(ragga)).
6. Weysayso oo dembi dhaaf u niyeyso intaad niyada soo xaadiriso
7. Akhri ducooyinka weysada kadib
8. Ka daba akhri aadaanka xilliyada salaadaha
9. Salaada subax kadib haka kicin meeshaad ku tukatay illaa cad ceedu soo baxayo
10. Akhri qurโ€™aan salaada subax kadib
11. Salada shuruuqa hadad tukato waa cumro dhamaystiran labadaa rakcadood
12. Takbiirtii bilow salaada subax kadibba sidii rasuulka naga soo gaadhay sallallaahu calayhi wasallam.
13. Ku Salliga rasuulka sallallaahu calayhi wasallam ha iloobin
14. Akhriso adkaartii subaxda
15. Ha iloobin inaad sadaqo la baxdo hadaad awoodo
16. Inaad hawlaha xaafada ka caawiso intaan duhurka la gaadhin
17. Duxadii tuko ugu yaraan laba rakcadood
18. Waxaad kartaa maalintaas oo dhan inaynan sikin ku dhaafin ood soo jeedo iyo inaad laba saacadood seexato una niyooto inaad u nasanayso saad si fiican u cibaadaysato hadhaw

17. Kadib duhurkii kutukato jamaacad xili horena masjidka siigal si aad sunihii faralka ka,horeeyay utukato.

18. Badi ku cel celinta
โ€Žุฅู„ู‡ ุฅู„ุง ุงู„ู„ู‡ ูˆุญุฏู‡ ู„ุง ุดุฑูŠูƒ ู„ู‡.. ู„ู‡ ุงู„ู…ู„ูƒ ูˆู„ู‡ ุงู„ุญู…ุฏ ูˆู‡ูˆ ุนู„ู‰ ูƒู„ ุดูŠุก ู‚ุฏูŠุฑุŒ

19. Casarka tuko
20. Adkaartii galabta akhriso
21. Takbiirtii ha iloobin
22. Si,aadan u caajisin cibaadaadka isku bad bedel, mar qurโ€™aan, mar duco, mar adkaarโ€ฆโ€ฆ.
23. Hana iloobin inaad xasuusataan eheladeenii iyo dhamaan mawtaatkii muslimiinta inaad u ducaysaan
Waxaanan idiin rejeynayaa maalin wada cibaado iyo kheyr ah.

โบ๏ธ Laasii wadaag walaalahaa kharka
@Albaanichannel252

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!
ย 
Buuggaan ( Wax Akhrisku Waa Hab Nololeed), waxuu xambaarsan yahay mabaadii culus oo na baraya sidaan u dhisi lahayn caado wax akhris, dardaaran iyo tilmaamo wanaagsan oo ku saabsan buugaagta aan akhrin lahayn.
Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.

Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks insha'allah.

Gorfaynta Dhiganihii 1-aadย ee bisha June.

Buuga: Wax Akhrisku Waa Hab Nololeed.
๐ŸŽ™Soo jeedintii: ...Hooda Nuur
๐Ÿ—“Taariikhda: 14/June/2024
โฐLive : 21:30 P.M--fiidnimo. ( waqtiga Geeska Afrika. Insha'allah.

๐Ÿ“š Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska!

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Dagaalka Shiicada Iyo West (Reer galbeed) Dhexdhexaad maka Noqon Karnaa?... Sababta Raaci!

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

BUUGAGATA ISBAR MACALIN LA'AAN

Isbar computer
Buugan waxaad ku baranaysa
- computer basics
- computer software
- computer hardware
- windows 11
- mac os
- Microsoft office
- Adobe photoshop
- Obs studio

QIMA HIISU WAA 5$
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”
ISBAR PROGRAMING,,,
Bugan waxaad ku baranaysa
- basics of programming
- web development basics
- programming basics
- program languages
- database
- code editor & IDE
QIMA HIISU WAA 5$
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”
ISBAR AI

Buugan waxaad ku baranaysa
- Ai iyo tarikhdeeda
- Qabka Ai loo gu isticmalo waxbarashada
- Qabka Ai loo gu isticmalo shaqooyinka malmeed
- Qabka Ai loo gu isticmalo graphic design
- Qabka Ai loo gu isticmalo ganacsiga
QIMA HIISU WAA 7$
โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”
dhamaan hadaad iibsato 15$ iyo 2 buug oo free ah

Waxaad ka dalbataa buugaad rabtiid halkan
โ•ญโ”ˆโ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€โ”€
โ•ฐโ”ˆ๐Ÿ’โ€โ™‚๏ธโžค@mr_somali

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Gabar aan Jaar nahay oo laqabo baa talo iweydiisatay ayadoo ka cabaneyso mushkilad uu ku haayo ninkeeda

waxaan kula taliyay iney isaga tagto garaad laawaha qabo ee sidan U galay?! ๐Ÿ˜ญ

Maalinkii xigay bey waxey statuska soo dhigtay sawir ayada iyo ninkeeda ey iskula jiraan waxey kusoo dul qortay xabibi majiro daanyeer๐Ÿ’labadeena ina kala geyn kara๐Ÿ˜ญ๐Ÿ’”

Haday Markale igu soo noqoto Kawarama? Just Kaftan

Xigasho: @Mucaashaq_Jacayl

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

๐Ÿ“• Sidee ku Noqon Karaa Hacker

โค๏ธ
@Somalibooks:
โœฏ โ”โ”โ”โ”โ”โ”โœฏ

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Fadlan Caawa kasoo qeyb gal..!
ย 
Buuggaan Fanka la dhaqanka dadkaย ( How to win Friends and influence people),waxuu xambaarsan yahay mabaadii culus oo na baraya sidaan xiriir wanaagsan ula yeellan lahayn xubnaha bulshada aan la nool nahay.

Waxaan kaliya dhihi karaa haddaad doonayso inaad ka dhigtid xiriirka aad la leedahay dadka kale mid wanaagsan oo ku fadhiya saaxibtinimo, is afgarad, iskaashi, waa inaad akhrisaa buuggaan qiimaha badan.

Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.

Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks insha'allah.

Gorfaynta Dhiganihii 2-aadย  ee bisha May.

Buuga: Fanka La dhaqanka dadka.
๐ŸŽ™Soo jeedintii: ...Xubnaha naadiga.
๐Ÿ—“Taariikhda: 5/June/2024
โฐLive : 8:00 P.M--fiidnimo. ( waqtiga Geeska Afrika. Insha'allah.

๐Ÿ“š Xorriyad ayaad dareemi doontaa, markaad barato akhriska!๐Ÿ“šย ย 

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…

Somali Books ๐Ÿ“š

Buugan waa kii Afaraad taasoo qaybtii koowaad iyo labaad soo dhignay hoosta,Buugan Waa mid ka mid ah kuwa ugu fiican ee barashda luuqada English gaar ahaan dadka aan u dhalan..
Sidoo kale waxaa buugaagtan la socda Casharadoodii oo dhegeysi afsomali Bilow ilaa dhamaad iyo Macalin Nuur Alle ha barkeeyo Xuququda buugaagtan waxaa iska leh Alxuseyni Studio Fadlan ilaali.

๐Ÿ”‰๐Ÿ”‰๐Ÿ”‰๐Ÿ‘‡
๐Ÿ“š๐Ÿ“š๐Ÿ“š
Sidoo kale waxaa buugan la socda casharadiisii Bilow ilaa dhamaad iyo Macalin Nuur Alle ha barkeeyo Xuququda buugaagtan waxaa iska leh Alxuseyni Studio Fadlan ilaali.

๐Ÿ”‰๐Ÿ”‰๐Ÿ”‰๐Ÿ‘‡
๐Ÿ“š๐Ÿ“š๐Ÿ“š

Buugiiย ย 
Kowaad Pd fHalkan
Buuga Oo Dhegeysi Halkan
Buugiiย ย 
labaad Pdf Halkan
Buuga Oo Dhegeysi Halkan
Buugiiย ย  Sedexaad Pdf Halkan
Buuga Oo Dhegeysi Halkan
Buugii Afaraaad Pdf Halkan
Buuga Oo Dhegeysi Halkan

Macalinku Waxa Sharaxayaa oo Dhigayaa Buuga oo dhan Bilaw ilaa dhamaad.
Ogow!! Waa macalin Nuur Ismacil Xirsi Macalin iyo Khabiir xaga luuqadaha ah.

โญ•๏ธXuquuqda duubista Mp3 Waxaa iska leh Alxusayni Studio.

ะงะธั‚ะฐั‚ัŒ ะฟะพะปะฝะพัั‚ัŒัŽ…
Subscribe to a channel