โค๏ธILLAAHAYOW Dhibta Umada Somali ka saar barwaaqo ka dhig.Waxaa tahay kan maqla codadka kala duwan ee ka imaanaya adoomahaaga ,mid walbana u war-celiya wuxuu warsadey adoo u horumariya ama udambeysiiya ama belo iyo dhibaato kaga leexiya , Waxaa tahay Rabbiga badbaadiyey Muxamed , Muuse , Nuux , Yusuf , Ayuubย iyo dhamaan Ambiyada iyo ciddii raacdey ๏ทบ .
Sharaf iyo karaamo adigaa leh , xumaana ka fog , adigaa abuuray samooyinka iyo dhulka, habeenka iyo maalinta, qorraxda iyo dayaxa, xiddigaha, meerayaasha, geedaha, makhluuqa, biyaha, ciidda iyo wax kasta, waxa aad na bartay dadka wax uusan aqoon oo cibrooyin iyo awoodada ah.
Buuga: Alkamistaha (Paulo).
Turjumaha: (Xamse-Xaliye)
Pageska:178 Bog
Cabirka:76.5MB
Password : Almazbooks
Fadlan kasoo qeyb gal kulanka caawa..!
Buugga Alkamistaha Waa buug dareen taabad leh, kana hadlaya wiil yar oo ari i jire ah oo raadinaya khasnad. Riyada Santiyaago ee ah in uu helo kaydka qasnadeed ee uu baadi goobayaa, waxa ay ka turjumaysaa ruux kasta oo dunida guudkiisa jooga oo si toos ah ama si dadban u raadcaynaya gaarista riyo u gaar ah.
Fadlan haddaad dhameysay akhriska dhiganahan, soo qor waan dhammeeyay... waxaaan si gaar ah kuugu casuumi doonnaa xubnaha gorfayn doonna buuggan. Mahadsanid.
Goorfaynta dhiganahan Caawa waxaa lagu qaban doonaa Channelkan weyn ee @SomaliBooks
Gorfaynta Dhiganaha 2-aad ee Bisha Jully.
Buuga: THE ALCHEMIST(sheeko faneed Afsoomaali lagu soo turjumay.
๐Soo jeedintii:......
๐Taariikhda: 05/August/2024
โฐ Live Wakhtiga caawa: 20:00 P.M ama 8:00 P.M
Muxuu Yahay Hamster Kombat
Hamster waa Coin cusub oo la rabo in maalmaha ama bilaha so socdo suuqa Crypto rabo inuu kusoo biiro coin kasta marka uu suuqa kusoo biirayo waxa loo baahanyahay in shuruudo u dagsan suuqa uu soo buuxiyo si taasi u helo waa inuu shacbiyad helaaa
Si shacbiyad u helo oo coinkoodana u tijaabiyaan qaab airdrop cml ayay bulshada ugusoo bandhigaan coinkaan la yiraahdo hamster mudo kooban asiga oo jiro ayaa waxaaa kusoo biirtay barahooda Bulshada dad kor u dhaafaya 300 million
Sidoo kale hamster wuxuu Calaamada Verificationka ka haystaa Dhammaan social mediaha cinwaanada uu ku leeyahay Mar aan fogeyn waxaa airdropkaan cusub Ammaan kala dul dhacay aasaasaha Shirkada Telegram oo bogaadiyay Xawaaraha uu ku socdo
Hamster marka ay iclaamiyaan in si toos ah suuqa usoo galeen Guulaystayaasha waxay u xisaabin doonaan Qofkasta Per hourka uu haysto walow aysan shaacin ilaa hada Saacadiiba inta ay ku dhufanayaan walow qofkasta Saadaal gooni bixinayo laakiin ilaa hada xaqiiq saxan lama haayo saacadii inta dadka ugu dhufanayaan
Hamster kaliya ma ahan airdropka jiro ee dhowr kale ayaa jiro magacyo kala duwan leh laakiin hamster wuxuu kaga sareeyaa dhanka suuq gaynta iyo isticmalayaashiisa oo aad u badan soona badanayaan Maalinba maalinta ka dambeyso
Sidoo kale wuxuu Maalinkasta bixiyaa ilaa 5M oo coin + 1M coins ah kaasi oo isticmaalayaasha u sahlaya in si fudud ay faaiido badan ugu sameeyaan sidoo Kale waxa jiro Games dhexdiisa ku jiro sida inaad fure furto iwm
Hadaba cidii danaynaysa inay iska diiwaan Galiso Hamster Halkaan ku dhufo
hamster_kombat
๐Daawada Jaceylka
Hordhac:
"Buugaan waa buug yar oo aan badneyn oo loogu talagalay si fudud loo fahmo macluumaadka ku jira oo ku sabsan Daawada jaceylka"ะงะธัะฐัั ะฟะพะปะฝะพัััั…
~~ @Somalibooks
"Dhiigga aabbahay kama qaalisana dhiigga ilmaha ugu yar ee reer Falastiin" Cabdisalaan Ismaaciil Haniya.
ะงะธัะฐัั ะฟะพะปะฝะพัััั…Waxa magalada Tehran saaladii janaasada lagu tukaday hogaamiyihii ismail haniya iyo security kiisii kaasoo lagu aasi doono Doha.
Alle ha u naxariisto ๐คฒ๐คฒ
Telegram Ton ayaa iska leh hada Lacag maha lakin Token ayaad ku badelan kartaa telegram ku furaya adeegyo badan oo Lacaga hadaba la Wadaag asxbtaad si aad u hesho token Tone 500 free ayaad leedahay oo Star ah.
#CodsI Buugii Mashriicii La Dagaalanka Nuurka
Qore: Cabdrixmaan Cismaan Jaamacะงะธัะฐัั ะฟะพะปะฝะพัััั…
BUUGA ISBAR COMPUTER
MACALIN LA'AAN
____
โ๏ธWaxaad ku baranaysa buugan
โ๏ธcomputer adigo maclin ama
โ๏ธgarab u bahnayn taaso oo aad ku
โ๏ธparanaysiid sida:
-> Computer Basics
-> Software iyo Hardware-ka
computer ka
-> Windows 11
-> Mac OS
-> Microsoft Word
-> Microsoft Excel
-> Microsoft Office
-> isticmalka Photoshop
-> isticmalka OBS Studio
-> isticmalka Antivirus
-> Deep web qabka loo galo
_________
โโโโโ| ๐
๐๐๐ก ๐
๐๐๐ก๐ข๐ง |โโโโโ
๐ด๐๐๐๐ด๐ฎ: โ Yahaye Abdirahman
๐ด๐ค๐ผ๐ฟ๐ฎ: โ Isbar computer
macalin la'aan
๐ด๐ก๐ผ๐ผ๐ฐ๐ฎ: โ PDF
๐ด๐๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ฟ: โ 18 MB
๐ด๐๐ผ๐ด๐ด๐ฎ: โ 401
๐ดQiime: โ $ 5
๐ดLuuqadaโ Afsomali
โโ| @somalilibrary |โโ
โโ| @somalibooks | โโ
ษดแดษขแด แดแดแดษขแดแดส แด
สษชษชสษชษขษชสษชษด แดy ษดแดแด แดแดสแดy
โค๏ธ ๐๐ผ๐๐ฒ
๐ ๐๐ถ๐ธ๐ฒ
๐ฌ ๐๐ผ๐บ๐บ๐๐ฃ๐ฉ
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
| |
๐ฅ Calamadan tabo si buuga ๐ฅ
| Aad u iibsato |
-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-_-
Dhalinyaro Halkani Waa Community Whatsappka Somali_English Hadaana Fasalada la Camiirayaa Yaan Lagaa Buuxin
https://chat.whatsapp.com/Fej8Eh5JNbkJl7LXjfSBOi
Asc dhallinyaro aadban idin salaamaya dhammaantin waxaan rabaa inaan idinku wargeliyo arin taaso gaar u ah walaalaha barta ama dhameysatay cilmiga aviation ka.
Sharaxaad kooban.
Aviation:ใDuulimaadใwaa safar ku saabsan diyaaradaha ayadoo laย isticmaalaayo hawada bada iyo waxii lamid ah.
Waxuu u qeybsamaa 2 qeyb oo kala ah
1. Military Aviation/Qeebta malatariga dowladaha ayuu u gaar yahay
2. Civil aviation/ duulimaadka rayidka, cargo, dalxiisyada, shaqooyinka kala duwan airporada iwm
Qeybtaan waxay qaas u tahay duulimaadka rayidla gaar ahaan (Pilot) duuliyaha diyaarada.
Misunderstanding ayaa dhacay ah in aad u fahanteen in laydin barayo markan idin idhi inankaas la hadla maaha ujeedku saas waa dadka barta ama dhameyey cilmiga aviation ka intay group samaystaan dhexdooda kala faaidaystaan dadka rabana uga faaideeyaan waxay kaga horeeyen markaa ciddii baratay ama dhamaysay inankas hala xidhiidho
@Abumohamedd11.
Mahadsanidiinโค๏ธ
AscCaawa dad badan baa hadli doona, dad badan baa arimo ka qarsoon ogaan doona. wax badan baa kashifmi doona ilaahay idankii.
.. A Adan
:
๐๐๐๐๐๐๐๐
/channel/somalicryptofolio
Taariikhda iyo waqtiga
๐๐๐๐๐๐๐๐
Caawo Sabtida 20/07/2024
7:00pm UK time
9:00pm East Africa time
/channel/major/start?startapp=381993621
๐Help me to become best of the best in @Major and get some Stars!
75โญ๏ธ invite bonus for you
200โญ๏ธ if you are Premium Major
๐'Alkamistahaย (Paulo)
Turjumaha: (Xamse-Xaliye)
Pageska:178 Bog
Cabirka:76.5MB
Password : Almazbooks
F.Gโ ๏ธโ ๏ธ
Buugaan looma isticmaali karo Ujeedo Ganacsi iyo Wax la mid ah.
โ
DISCLAIMER
Halkan ka akhri
๐Bombooyin 150k lagu xasuuqay waxaa ka daran In Falastiin laga saaro Google Map Wadankeeda May ahayn arin xaq ah waana godob aan la ilaabi doonin oo bar madow ku ah shirkada Google iyo waliba shirkadahan google,insta,fb,Yt,...iwn ...
google maalinta ad ku jirto eeg eexaashadiisa.ะงะธัะฐัั ะฟะพะปะฝะพัััั…
Waxa ugu yar ee anigu u qaban karo ama u qaban karto adigu ayaan filayaa inay tahay u cdee oo links raac 3m ayaa ka qayb qaataye google inuu wax maqlo...Taabo links petiation
https://chng.it/7g7dWQRj9B
Suaalo aan markasta is waydiiyo oo an jawab u wayey why๐ค
1: maxay tahay sababta shacabka kaliya loo wareero oo anan xalane iyo meelaha la mid ah loo qarxinin ?
2: maxay tahay sababta macaawinada deeqaha ay dalkeena u imaadan waqti ay beerlayda beeraha u soo goayan oo aysan xaliga abaarta loo keenin deqaha ?
3: maxay tahay sababta ciidamada shisheeye ay u dagaan gobalada qayraadka ugu badan ee somali laga helo ?
4: gormee ayaan ka baxi donaan gacanta shisheeyo ?
5: maxay tahay sababta aysan madaxa ugu hadlin ciidamada shiisheeya dadka beerlayada iyo xoola dhaqatay ay maalin kasta dilaan ?
6: maxay tahay sababta Itoobiya oo cadowga 1 ee somali ah ciidankiisa somali u jooga waliba goobaha ugu qayraadka badan somali ?
7: dalkeena waxa uu ka mid yahay dalalka ugu qayraadka badan aduunka waliba waa dal leh wabi ,bad,bari beer ku haboon , maxa tahay sbbt hadane u yahay dalalka ugu faqriirsan geeska afkiga ?
8: madaxada somali maxay tahay sababta aysan dhalinyarada xooga u sarana sbbt ah dal kasta waxa dhista dhalin yaradiisa ?
9: qof kasta madaxa ah marka la doora maxa tahay sbbt u xooga u saara kaliya meesha lacagta ka so galayso ma in lacag lee uu aruursada ayaa loo doortay?
10:...................
?????????????????
Lacag buu noqnonayaa Ciyaar oo hel abaal marin Waxaana laga sariftaa Tone
/channel/hamster_kOmbat_bot/start?startapp=kentId381993621
Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token AirDrop!
๐ธย 2k Coins as a first-time gift
๐ฅย 25k Coins if you have Telegram Premium
๐ญTacsi Xun ayaa Umada s omaliyeed u taala, aad iyo aad waxaa ugu Xunahay Dhalinta waxba galabsan ee qaraxa lagu xasuuqay, Muqdisho Maxay Galabtsadeen dhalintaasi?
Somaliyeey goormaan ku jireynaa dhimashadan sida xoolaha aan laba cali isweydiineen dhowr cisho kadib dhowr tacsi kadib waa dhamamaantay.....inaa lilaahi waa innaa ilayhi Raajicuun
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ซง @somalibooks ๐ช
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
Join ๐ @somali_admins
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
๐ ๐Diini Channels๐๐
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
โฆ๐ฅ @Diinteenna_Macaan
โฆ๐ฅ @Al_xakiim
โฆ๐ฅ @Quruxdaislaamka
โฆ๐ฅ @Hidaayatu_Rabi
โฆ๐ฅ @hogaan_Dumar
โฆ๐ฅ @Dhaqan_wanaag
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
๐๐JOKES AND FUN๐๐
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
โฆ๐ง @XikmadoSom
โฆ๐ง @Dhiiragaliye
โฆ๐ง @Mucaashaq_Jacayl
โฆ๐ง @AishaAhmed99
โฆ๐ง @QalbiDhaye143
โฆ๐ง @kalimakariim
โฆ๐ง @xaqiiqadanolosha
โฆ๐ง @Albaanichannel252
โฆ๐ง @Ruuxda
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
๐๐ฝENTERTAINMENT๐ฝ๐
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
โฆโ๏ธ @Dareen_side
โฆโ๏ธ @Hasancaashaq)
โฆโ๏ธ @daren_jaceyl
โฆโ๏ธ @Mohametahmed
โฆโ๏ธ @Noqoxiddig
โฆโ๏ธ @FAAIDOCHANEEL
โฆโ๏ธ @DunnidaSuugaanta
โฆโ๏ธ @guuleyso11
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
๐ ๐ฒ Educations ๐ฒ๐
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
โฆ๐ฒ @maanhage
โฆ๐ฒ @farsamada
โฆ๐ฒ @KobciAqoontaada2
โฆ๐ฒ @somalienglish3
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
๐๐ Pdf Books๐๐
โฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌโฌ
โฆ๐ @somalibooks
โฆ๐ @Somalilibrary
โฆ๐ @kobciyebooks
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐ฏPresented by @zomalibot
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
Hogaamiye Xamaas ayaa La Dilay saacado ka hor gudaha Wadanka Iiraan
ะงะธัะฐัั ะฟะพะปะฝะพัััั…๐Codka: Buuga Mashruucii La Dagaalanka Nuurka
Halkan hoose kala deg oo ka dhgeyso raaxayso.
โโโโโ| ๐
๐๐๐ก ๐
๐๐๐ก๐ข๐ง |โโโโโ
๐ ๐ ๐ฎ๐ด๐ฎ๐ฐ: Mashruucii la dagaalanka nuurka
๐ ๐ค๐ผ๐ฟ๐ฎ: Cabdiraxmaan Cismaan Jaamac
๐ค ๐๐ผ๐ฑ๐ธ๐ฎ: Hamze Jibril Hassan
โ๏ธ ๐๐ฎ๐ฏ๐ถ๐ฟ: 174.5 MB
โฑ ๐ช๐ฎ๐พ๐๐ถ: 2:25:06
๐ ๐๐๐๐ด๐ถ๐ถ: #B0055
{Pdf Kiisa HALKAN KALA DEG
CODKA
โญ๏ธโคต๏ธโคต๏ธโคต๏ธโคต๏ธโญ๏ธ
/channel/Somali_Audio
/channel/Somali_Audio
๐ฐ๐ฐ๐ฆ๐ผ๐บ๐ฎ๐น๐ถ ๐๐ผ๐บ๐บ๐๐ป๐ถ๐๐ ๐ฐ๐ฐ
๐ ๐ฎ ๐ท๐ฒ๐ฐ๐ฒ๐๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ๐ ๐ถ๐ป๐ฎ๐ฎ๐ฑ ๐ธ๐ ๐ฏ๐ถ๐ถ๐ฟ๐๐ผ ๐ธ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐๐ด๐ ๐บ๐๐ฑ๐ฎ๐ป ๐๐ฒ๐น๐ฒ๐ด๐ฟ๐ฎ๐บ ๐ธ๐ฎ ๐ธ๐๐๐ฎ๐ฎ ๐ผ๐ผ ๐บ๐ฎ๐ฟ ๐๐ฎ๐น๐ฏ๐ฎ ๐ ๐ต๐ฒ๐ฒ๐น๐ฎ๐ป ๐๐ถd๐ถ๐ถ ๐ฎ๐ ๐๐๐ผ๐ผ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ๐ฎ๐๐ฒ๐ป ๐ฐ๐ผ๐ป๐๐ฒ๐ป๐ ๐ถd๐ถ๐ป ๐ฎ๐ป๐ณ๐ฎ๐ฐ๐ฎ.
โ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ป๐๐๐ป๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ ๐๐พ๐ Halkan Taabo ๐๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ป ๐๐๐ป๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ป๐๐ป๐๐ป๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ผ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐ฝ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐พ๐๐ฟ โ ๏ธ
โ ๏ธ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟ๐๐ฟโ ๏ธ
โ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธโ ๏ธ
๐ซ๐จ๐กJOIN ALL๐ฉ๐ฅJOIN ME๐ต๐ฆ
Halkan kusoo Biir oo Hel waxyaabo Ku xiiso Galiya Kaliya 100ka qof u horeya ayaan qaadan doonaa Yuusan Ka Buuxsamin
/channel/+1E4ThmxM7tpmMzc0
Thanks Mom for your hard work and secrifice and being reason for our survival during hard time.
#Somalimom
#Somali
#taariikh
Asc
Caawa dad badan baa hadli doona, dad badan baa arimo ka qarsoon ogaan doona. wax badan baa kashifmi doona ilaahay idankii.
in ๐๐๐๐๐๐๐๐
/channel/somalicryptofolio
Taariikhda iyo waqtiga
๐๐๐๐๐๐๐๐
Caawo Sabtida 20/07/2024
7:00pm UK time
9:00pm East Africa time
Asc dhallinyaro waan idin salaamay! waxaan rabay inaan idinku wargeliyo
Arin taaso gaar u ah walaalaha barta ama dhameysatay cilmiga aviation ka.
Sharaxaad kooban.
Aviation:ใduulimaad ใwaa safar ku saabsan diyaaradaha ayadoo laย isticmaalaayo hawada bada iyo waxii lamid ah.
Waxuu u qeybsamaa 2 qeyb oo kala ah:
1. Military Aviation/Qeebta malatariga dowladaha ayuu u gaar yahay.
2. Civil aviation/ duulimaadka rayidka, cargo, dalxiisyada, shaqooyinka kala duwan airporada iwm
Qeybtaan waxay qaas u tahay duulimaadka rayidla gaar ahaan (Pilot) duuliyaha diyaarada.
FG: ujeedka fariintan waxuu yahay aragti wadaag iyo kala faa'ideysasho ciddii diyaar u ah @Abumohamedd11 hala xidhiidho!
MAhadsanidiin.