Macallinimadu Waa Masuuliyad, Garasho, Naxariis iyo Waalidnimo.
=======================
Waa Macallin maaddo Programming ah u dhigo arday jaamacadeed oo Semester 4 ah.
Ardaydii ayuu kula ballamay in arday kasta soo qaato Computer👨💻 uu maaddada ku baraaktikeeyo.
Arday ayaa Macallinkii u yimid markii uu xisada ka soo baxay, wuxuuna u sheegay in uusan Laptop haysan, uusanna heli karin lacag uu ku iibsado.
Xisadii ku xigtay ayaa macallinkii wuxuu araydii u sheegay in uu fasalka la fadhiyo arday danyar ah oo aan Laptop iibsan karin, wuxuuna soojeediyay in iska aruuriyaan lacag ay ardaygaas Laptop ugu iibiyaan.
Kaabagalaaskii ayaa ardaydii ka soo aruuriyay min $7, oo noqotay $315. Macallinkiina wuxuu ku daray $100.
Kaabagalaaskii iyo Macallinkii ayaa ardaygii ku wareejiyay $415, oo uu Laptop ku iibsaday, iyada oo aysan ardaydii kalena ogaannin qofka uu yahay ardaygaas danyarta ah.
Macallinimadu waa masuuliyad, garasho, naxariis iyo waalidnimo.
Dareen Maclinimo👨🏫🥺❤️
/channel/Odhaah_iyo_Murti
Inta aadan wax sheegin, seddax is weydii….
“Ma run baa?”
“Ma laga maarmaan baa?”
“Wanaag miyaa ku jira?”
Fadlan Join dheh:
👇👇👇👇👇👇
@odhaah_iyo_murti
Wax ka mid ah oraahyadii reer galbeedku ka yiraahdeen Nebi Muxamedﷺ : -
2- Bernardshaw oo ingiriisiyaan ah, waxuu alifay buug uu ku magacaabay (Muxammad), oo ay gubtay dowlada Ingriiska, wuxuu yidhi: “Adduunku wuxuu u baahan yahay nin ku jira fakarka Muxammad, wadaaddadii qarniyadii dhexe, iyo natiijooyin jaahilnimada ama xamaasadda ka dhalatey darteed, ay sawir xun ka muujiyeen diinta Muxammad.
Waxay u arkaayeen inuu yahay cadowga diinta kiristaanka, laakiin waxaan aad u fiiriya arinta ninkaan, waxaan helay in uu yahay mucjiso aan caadi eheen , waxaan gaaray inuusan cadaw u aheyn diinta kiristaanka, iskaba daa in uu cadaw u yahayee waxaa waajibaayo in loogu yeero badbaadiyaha aadanaha, aragtideyda hadii uu maanta muxammad la wareegi lahaa talada aduunka Wallaahiyee waa la waafujin lahaa xalinta mashaakilkeena In la sugo nabadgelyada iyo farxadda aadamuhu u ooman yahay. "
Xigasho
طريق الإسلام
Turjumaaye
Macalin saalax macalin
Muslimiinta bariga dhulka joogo iyo kuwa galbeedka qalbigooda waa hal mid, muslimiinta wa kuwa gacal ka dhigta Allaah iyo Rasuulkiisa iyo adoomahiisa mu'miniinta ah, waa kuwa la colaytamo cadawyada Allaah iyo iyo Rasuulkiisa iyo adoomahiisa mu'miniinta, quluubtooda runlayda ah iyo baryadooda suuban ayaa ah ciidanka aan laga adkaanin iyo ciidanka aan laga garab bixin.
Sheikh al-Islam Ibnu Taymiya, Allaha u naxariistee.
👍#Joining👇
👉t.me/arimo1islaam👈
#Share
Adobe Lightroom Masterclass - Beginner to Expert
Learn to Sort, Filter, Organize and Edit photos like a pro in this comprehensive guide to Adobe Lightroom
'https://www.udemy.com/course/adobe-lightroom-masterclass-beginner-to-expert/?couponCode=CLUBHOUSE101'
TALO MUHIIM AH:
****************************************
"Nabaddoon ahow, anshax ahaan toosnow, u hoggaansan sharciga, qof kastana xurmee".
Waxaad noqoneysaa qof wanaagsan.
Fadlan nagu soo biir
👇👇👇👇👇👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti
CULMI-NAFSI
1. Daraasadaha cilmi-nafsigu waxa ay muujinayaan in hooyooyinku aay ka dulqaad yar yihiin oohinta wiilasha, marka loo eego oohinta hablaha xilliga dhallaanka.
2. Haddii aad seexato adigoo daallan waxaad soo kacaysaa adigoo nasiimo iyo fudayd dareemaya, balse haddii aad seexato adigoo nassan oo fresh ah waxaad soo kacaysaa adigoo bur-bursan ama daallan.
3. Dadaalkaagu wuu sii kordhaa marka aad la kulanto loollan sida tartan kaaga imanaya dhinacyo kala duwan, macnaha tartanku waxuu ka qayb qaadanayaa inaad bixiso dadaal iyo isku dayo kala duwan si aad u noqoto mid ugu horeeya ee guulaysta.
4. Cilmi-nafsiyahanadu waxa aay leeyihiin waxaan iska indha tirnaa kuwa na daneeya oo nagu jecel sidaan nahay, inagoo ka daba dhacsan kuwo iska keen indha tira oo aan wax dan ah naga lahayn.
5. Sida laga soo xigtay saynisyahanada waxaa jira 8 dareen oo aas-aasi ah, salna u ah dhamaan dareenada kale waana: farxadda, aqbalaada, cabsida, yaabka, murrugada, karaahiyada, cadhada iyo rajada. Dareenada kale ee muhiimka ah sida jacaylka waa natiijada isku darka siddeedaas dareen.
-------------------------------------------
Fadlan Nagu Soo Biir Haddii Aad Nagu Cusub tahay.
👇👇👇👇👇👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti
Check My Bio For Free Greenscreen Effects Official...
Edius,Premiere,mac,windows Etc...
అందరికీ సంక్రాంతి శుభాకాంక్షలు...🎉🎉
sirtuu Alle kuu abuuray
Inaad ka sanntaagto maaha
Inaad ka sagsaagto maaha
Inaad ka socdaasho maaha
Inaad u sujuudo weeyi
Sidii saaqidkiyo silloonka
Amase siingihiyo boodhis
Sahnuuniyo kiristan tooda
Saxnaantu tabtooda maaha
Inaad u sugnaato weeyi
(Abwaan Oday)
Fadlan Join dheh
👇👇👇👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti
Ka jawaab su'aasha oo ku guleyso 50$
Sharuudaha barnamijka wa inad u share gareysa ilaa 10 group
👇👇👇👇
Kusoo biir taabo linkiga hoose
https://t.me/joinchat/Su5vN94Wj45lZThk
Salafkii suubanaa (Dadkii hore) xukunka ay ka qabeen usujuudida cid aan Allaah ahayn
Imaamu zuhri wuxuu yiri:
(adoonku kama boxo diinka islaamka xitaa uu aaga boxo sida uu usoo galay illaa usuujidida cid aan Allaah ahayn mooyee , ama diidmo uu Allaah diido mooyee).
Ibnu wahab ayaa ku soo saaray kitaabkiisa muwada' (123) sanad wanaagsan.
Qataada ibnu dacaamatus-saduusiy wuxuu yiri:
Anaga Wallaahiyee ma ogin in uu shirki (wadaajin) jiray waligeed illaa sadax midkood mooyee : in Allaah lala baryo ilaah kale , ama loo sujuudo cid aan Allaah ahayn, ama waxa uu gowracaayo kuma magacaabo cid aan Allaah ahayn.
Dabari ayaa kusoo saaray tafsiirkiisa (13824) sanad wanaagsan.
Waxaad garatay sadax walxaadbo in lagu gaaloobo:
1- Baryada cid aan Allaah ahayn iyo in Allaah lala baryo ilaah kale.
2-sujuuda loo sujuudo cid aan Allaah ahayn.
3-magacaabida cid aan Allaah ahayn marka la gowracaayo xoolaha.
#Sharegareeya saaxiibayaal.
suresh:
Marriage 1200
Educational 800-1200
Fiction 2000-3000
Documentry 900-1200
Motion graphics 3000-5000
2d caracter design 5000
الإسلام يقول : (إن الحكم إلا لله )
والديمقراطية تقول : الحكم للشعب.
الأول إسلام
والآخر كفر
اعلم أخي المسلم أن من قال : أنا ديمقراطي أنه يقول أنا كافر بالقرآن.
Diinka islaamka wuxuu leeyhay:
xukunka talada malaha illaa Allaah mooyee.
Dimuqraadiyadana waxay leedahay:
xukunka talada waxaa leh shacabka.
Kan hore waa islaam
Kan kalana waa gaalnimo
Qofka dhahaa : aniga waxaan ahay dimuqraadi iska ogow in uu ku leeyahay ani waxaan ahay gaal ku gaaloobay qur'aanka.
#Joining 👇 #Share
--/channel/arimo1islaam
Be better than yesterday, by learning new skills!
If u have questions or advices, write me:
👇
@lacertosusq
/channel/cforfree
Xisaabtu waa been abuur❗️
Sidee bay unoqoneysaa haddii 1000 qof x 0 = 0 qof.
Xagee ayay aadeen 1000-kii qof? 🤔
**********************************************
Mathematics is fake❗️
how can 1000 people × 0 = 0 people.
Where did the 1000 people go?🤔
Fadlan nagu soo biir
👇👇👇👇👇👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti