https://www.facebook.com/profile.php?id=61564921598329&mibextid=ZbWKwL
Asxpy adinkoo raaliya inaga soo falow gareeya page Kan
MAHADSANIDIIN
AbayinehargawDo quizzes to earn US dollars, easily earn 1 US dollars in 1 minute, and anyone who logs in to our website will get 10 US dollars. https://m.payquiz.icu/77928190763175431/?s=tg
Читать полностью…AbayinehargawDo quizzes to earn US dollars, easily earn 1 US dollars in 1 minute, and anyone who logs in to our website will get 10 US dollars. https://m.payquiz.icu/77928190763175431/?s=tg
Читать полностью…Let's play to win cash prizes! Join me on GAMEE. https://prizes.gamee.com/get/cjxx5vvc
Читать полностью…⛔️Flash sale⏳️⏳️⏳️
☑️Adobe Creative Cloud
☑️LinkedIn premium
☑️Canva Pro
☑️Grammarly
☑️Nord vpn
☑️Microsoft 365
☑️Whatsapp Bulk Sender
☑️Chat GPT premium
☑️Amazon prime video
☑️Spotify premium
☑️Adobe Acrobat
☑️Adobe Premier
☑️Adobe Photoshop
☑️Adobe Lightroom
☑️Adobe After Effect
☑️Adobe illustration
☑️Bot Master
☑️Filmora 12
☑️Filmora 10
☑️Kinemaster
☑️Inshot
☑️CapCut
☑️Coral draw
☑️Elementor pro
☑️Chat GPT prompt
☑️YouTube premium
✴️Educational account like
➡️Datacamp
➡️Coursera
➡️Codeacademy
➡️Leetcode
➡️Pluralsight
➡️Autodesk student
➡️Githun developer plan
➡️JetBrain
➡️Skillshare
➡️Udemy
➡️Freepik
✴️IBM courses with certificate:-
➡️Python for Data Science ✔️
➡️Data Science Methodology ✔️
➡️ Introduction to Cloud ✔️
➡️Data Science ✔️
➡️SQL and Relational Database ✔️
➡️ Big Data ✔️
➡️ Machine Learning with Pytho✔️
➡️ IBM Cloud Essentials ✔️
➡️ Data Analysis with Python ✔️
➡️ Quantum Computing ✔️
Dm me if intersted
Nin ayaa sii sagootinayay Aabihii oo waayeel ah Safarna u ahaa Gobol kale. Markuu Baska saaray ayuu ku yiri, “Aabe ha hilmaamin Tuulo hebel” wuuna ka tagay.
Goortii Baski wax yar socday, ayuu Odaygi wuxuu u qeyliyay Darewalki, “Tuulo hebel ma la gaaray?”
Darewalki ayaa ugu jawaabay, “Weli ma dhowa” Xoogaa markay socdeen ayuu Odaygi hadana isla su’aashi weydiyay, Darewalki oo markaan xanaaqsan ayaa ugu jawaabay, “Adeer weli weeye, iska aamus”.
Hadana mar saddexaad ayuu odaygi intuu istaagay weydiiyay, “Tuula Hebel ma la gaaray?” Darewalki oo markaan aad u carooday ayaa ku yiri, “Maya ee Adeer naga fariiso”. Rikoorka ayuuna daaray oo codka yara dheereeyay.
Odaygi oo wax badan aamusnaa ayaa hal mar booday oo cod dheer ku yiri, “War Tuuladi ma la gaaray”?
Darewalki ayaa markan yiri, “Adeer waa ka xunahay, saacad ka hor ayaan soo dhaafnay, laakiin waa ku noqoneynaa si aan hal mar isaga kaa dejino” Dadki baa qeylo iyo buuq ku dhuftay iyagoo ka xun in dib loo noqdo saacad kale laakiin Darewalki dib ayuu u ceshay, goortii uu Tuuladi gaaray ayuu ku yiri, “Waa tan tuuladi aad nagu wareerisay ee mar naga deg”
Odagyi ayaa intuu Bac uu watay Kaniiniyo ka soo saaray, wuxuu yiri, “Wiikeyga ayaa igu yiri Tuulo hebel markaa mareyso Kaniiniyadaada Laq, marka horay inoo dhaqaaji isku Gobol baan u wada soconaa!” 😂😂
Nagu soobiir
👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti
🏷️ Haddii Alla wayne sw haweenay xumaan samaysa oo jidhkeeda ka ganacsata Ey🐕 ay waraabisay ugu danbi dhaafay bal kawaran qofka dadka ooman biyo siiya, kuwa gaajaysan cunto siiya, kuwa aradana arad bixiya.
Markaan isku naxariisano ayuu Allah inoo naxariisan.
أللهم أغثنا
أللهم أغثنا
أللهم أغثنا
#Faafi_Kheyrka
#Share_gareey
@Odhaah_iyo_Murti
Sababaha Janada Lagu Galo
1. In aad ilaahay dartii wax usamayso.
2. In aad ilaahay dartii wax ubixiso.
3. Akhlaaqda wanaagsan.
4. Dadka oo loo samo falo.
5. Dhib oo wadada laga fogeeyo.
6. Ilaahay dartii oo la isku jeclaado.
7. Xishoodka.
8. ilaahay oo in badan la xuso.
9. Dariska oo loo sama falo.
10. Nimcooyinka ilahay ku siiyay oo loogu mahad naqo.
11. Salaada oo la badiyo.
12. Ilaaahay dartii oo dhulka la isku dhigo.
13. Qaraabada oo la xiriiriyo.
14. Labada waalid oo baari loo noqdo.
15. Qur'aanka kariimka ah oo la aqriyo, lugana camal falo.
16. Wanaaga oo la isfaro, xumaantana la iska reebo.
17. Xayawaanka oo loo naxariisto.
18. Salaada gadaasheed oo ilaahay la xuso.
19. Nabiga oo la adeeco, amarkiisana la qaato.
20. Sabirka.
21. Runta.
22. Shanta salaadood oo la ilaaliyo.
23. Dadka buka oo la booqdo.
24. Ducada in ilaahay la baryo.
25. Salaanta oo la faafiyo.
26. Qur'aanka oo la barto, dadkana la sii baro.
27. Nabiga oo lagu saliyo.
28. In la isku kaalmaysto wanaaga iyo Alle ka cabsiga.
29. Dadka oo diinta ilaahay loogu yeero.
30. Ilaahay oo wax wanaagsan laga malaysto.
Haddii aad Faafiso waxay kuu noqonaysaa Sadaqada Jaari ah Adiga.
#Share
Haddii aad nagu cusub-tahay nagu soo biir.
@Odhaah_iyo_Murti
𝗫𝗶𝗸𝗺𝗮𝗱𝗼 𝗤𝗮𝗮𝗹𝗶 𝗔𝗵
Halkaan kaga bogo xikmado qaali ah oo anfacaya qof walba oo ku dhaqma:
1. Waqtigu wuxuu go’aamiyaa qofka aad la kulmeyso Nolosha. Qalbigaagu wuxuu go’aamiyaa qofka aad rabto Nolosha. Laakiin dabeecada iyo dhaqankaagu waxay go’aamiyaan qofka kula joogaya Noloshaada.
2. U shaqee sidii in baahidaada oo dhan aysan lacag keliya ahayn, U noolow si aan xad-dhaaf ahayn, U soco si aan Kibir lahayn, U jeclow si aan shuruud ku xirneyn, Wax u bixi si aan is tus-tus ku jirin.
3. Qabriyada waxaa ka buuxa dad badan oo ku fakiri jiray markaa weynaato ayaad wax wanaagsan sameynaysaa ama sanadka dambe ayaad is bedel sameynaysaa! Ma jirto qof lagula ballamay inuu sii noolaanayo ilaa uu waayeel noqdo. Ha sugin waqti kale, Hadii saaka waaga kuu baryay, Ilbiriqsi kasta aad neefsaneyso waa fursad kale oo Alle ku siiyay ee ka faa’iideyso
4. Goortii Albaab xirmo mid kale ayaa furma; laakiin waxaan inta badan sii eegnaa weliba si shalayto ah albaabki xirmay iyadoo aan arki weyno kan inoo furmay
5. Ha ku raacin muuqaal, way ku qaldi karaan. Ha ku raacin dhaqaale, wuu dhamaan karaa. Dooro qof farxad kuu keeni kara sababtoo ah dhoolacadeyn keliya ayaa maalin mugdi ah ka dhigi karta iftiin
6. Xiriirku waa sidi Guri oo kale. Goortii dhalada nalka gubato intaa baxdo ma soo iibsatid guri cusub waxaad hagaajisaa guluubka nalka
7. Dhimashada qof noo dhow ama aan naqaanay ma aha inay na xusuusiso ka sheekeynta wixi uu ahaa ama tacsi aan dirno keliya ee waa in ay na xusuusisaa in aan isu diyaarino safarkeena nolosha dambe oo lagu waarayo.
Fadlan hadii uu kusoo gaaro qoraalkan #Like saar siina sharegaree.
Mahadsanid.
W/D: Farah Cawaash Beeldaaje
@Odhaah_iyo_Murti
16 FAA'IDO OO LAGA HELO CABSIDA EEBE.☝️
1- Dadka ilaahey ka Cabsada waxaa loogu Bishaareeyey Khayr oo dhan.
( ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺁﻣَﻨُﻮﺍْ ﻭَﻛَﺎﻧُﻮﺍْ ﻳَﺘَّﻘُﻮﻥَ ﻟَﻬُﻢُ ﺍﻟْﺒُﺸْﺮَﻯ )
2- Dadka ilaahay ka Baqa wuu Kaalmaynayaa wuuna l Caawinayaa
( ﺇِﻥَّ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻣَﻊَ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍْ ﻭَّﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﻫُﻢ ﻣُّﺤْﺴِﻨُﻮﻥَ )
3- Dadka ilaahay ka Baqa wuxuu ku Arsaaqayaa inay Cilmiga Fahmaan oo ku toosaan, ilaahayna wuu Toosinayaa.
( ﻳِﺎ ﺃَﻳُّﻬَﺎ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺁﻣَﻨُﻮﺍْ ﺇَﻥ ﺗَﺘَّﻘُﻮﺍْ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻜُﻢْ ﻓُﺮْﻗَﺎﻧﺎً )
4- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu ka Tirtiraa Xumaantii ay sameeyeen.
( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳُﻜَﻔِّﺮْ ﻋَﻨْﻪُ ﺳَﻴِّﺌَﺎﺗِﻪِ ﻭَﻳُﻌْﻈِﻢْ ﻟَﻪُ ﺃَﺟْﺮًﺍ )
5- Dadka ilaahey ka Baqa wuxuu u Sahlaa Arimahooda.
( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻪُ ﻣِﻦْ ﺃَﻣْﺮِﻩِ ﻳُﺴْﺮًﺍ )
6- Qofkii ilaahey ka Baqa way Liibaaneysaa Aduun & Aakhiraba.
( ﻭَﺍﺗَّﻘُﻮﺍْ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻟَﻌَﻠَّﻜُﻢْ ﺗُﻔْﻠِﺤُﻮﻥَ )
7- Qofkii ilaahay ka Baqa wuxuu ka Feydayaa Dhibaatada iyo Kurbada.
( ﻭَﻣَﻦ ﻳَﺘَّﻖِ ﺍﻟﻠَّﻪَ ﻳَﺠْﻌَﻞ ﻟَّﻪُ ﻣَﺨْﺮَﺟًﺎ )
8- Qofkii ilaahay ka Baqa wuxuu ka Arsaaqaa meel uusan wax ka Filayn.
( ﻭَﻳَﺮْﺯُﻗْﻪُ ﻣِﻦْ ﺣَﻴْﺚُ ﻻ ﻳَﺤْﺘَﺴِﺐُ )
9- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu ka Badbaadiyaa Cadaabta iyo Ciqaabta.
( ﺛُﻢَّ ﻧُﻨَﺠِّﻲ ﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍ )
10- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu Helaa Sharaf iyo Fadli.
( ﺇِﻥَّ ﺃَﻛْﺮَﻣَﻜُﻢْ ﻋِﻨﺪَ ﺍﻟﻠَّﻪِ ﺃَﺗْﻘَﺎﻛُﻢْ )
11- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu ku Kaalmaynayaa Sareyn Dadka kale ay ka Sareeyaan Maalinta Qiyaamaha.
( ﻭَﺍﻟَّﺬِﻳﻦَ ﺍﺗَّﻘَﻮﺍْ ﻓَﻮْﻗَﻬُﻢْ ﻳَﻮْﻡَ ﺍﻟْﻘِﻴَﺎﻣَﺔِ )
12- ilaahey wuxuu jecel yahay kuwa idiinku Cabsida badan.
( ﺇِﻥَّ ﺍﻟﻠّﻪَ ﻳُﺤِﺐُّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ )
13- Qofkii ilaahey ka Baqa wuxuu u Saafi uga dhigaa Quluubta.
( ﻓَﺈِﻧَّﻬَﺎ ﻣِﻦ ﺗَﻘْﻮَﻯ ﺍﻟْﻘُﻠُﻮﺏِ )
14- Qof aan ilaahey ka Baqin waxba kama Aqbalo.
( ﺇِﻧَّﻤَﺎ ﻳَﺘَﻘَﺒَّﻞُ ﺍﻟﻠّﻪُ ﻣِﻦَ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ )
15- Qofkii ilaahay ka Baqa Maalinta Qiyaame Dhibkeeda Aamin ayuu ka yahay.
( ﺇِﻥَّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ ﻓِﻲ ﻣَﻘَﺎﻡٍ ﺃَﻣِﻴﻦٍ )
16- Kuwa ilaahey ka Baqa waxey helayaan Liibaanta iyo Nicmada Rabbi.
( ﺇِﻥَّ ﺍﻟْﻤُﺘَّﻘِﻴﻦَ ﻓِﻲ ﺟَﻨَّﺎﺕٍ ﻭَﻋُﻴُﻮﻥٍ )
(Allow Cabsidaada Qalbigeena Ku Beer ) . AMIIN YAARABI🤲🤲🤲🤲
Faa'iidooyinka salaada.
Imaam ibnu qayim wuxuu ku sheegay 18 faa'iido.
1. Waxaay soo jiidaa risqiga.
2. Caafimaadka ayay dhowrtaa.
3. Waxaay ka hor tagtaa dhibaatada.
4. Xanuunada oo dhan ayey eridaa (cayrisaa)
5. Qalbig ayey awood siisaa (xanuunada badan ee uu ka mid yahay baaseysiga, shakiga, dulaynimada iyo liidashadey qofka ka saartaa).
6. Wajiga ayey ifisaa.
7. Nafta ayey farxad galisaa.
8. Waxaay tagsiisaa caajiska.
9. Xubnaha ayey fir-fircooni galisaa (waxaay kuu buuxin kartaa booskii jimicsiga).
10. Awood ayey ku siisaa.
11. Laabta ayey balaadhisaa.
12. Nafta ayey quud iyo cuno u tahay.
13. Qalbiga ayey ifisaa.
14. Nimcada taad haysato ayey kuu ilaalisaa.
15. Balaayooyinka ayey difaac ka tahay.
16. Waxaay soo jiidaa barako.
17. Sheydaanka ayey eridaa.
18. ilaahay ayey kuu dhaweyneysaa.
ilaahay ha ina waafajiyo 🤲.
Fadlan Kheyrka Faafi oo gaarsii walaalaha kale.
#Share
Haddii aad nagu cusub tahay nagu soo biir.
#Join
👇👇👇👇👇
t.me/Odhaah_iyo_Murti
MA OGTAHAY?
1- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dega Xaramka inuu ahaa Haweeney waana Haajara.
2- Ma ogatahy Qofkii ugu Horeeyey ee Rumeyey Rasuulka CSW, iney aheyd Haweeney waana Khadiijah Bint Khuweylid.
3- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dhiigiisa islaamka u Daadiyey iney aheyd Haweeney, waana Sumaya (Cammaar Aala Yaaser Hooyadiis).
4- Ma ogtahay in ilaahey soo Dejiyay Suurad dhan taas oo loo gaar yeelay Dumarka, waana Suuratu Nisaa.
5- Ma ogtahay in Khudbatu Wadaac uu Rasuulku CSW, yiri (Dumarka waxaan idiin Dardaarmayaa Khayr), uuna ku cel celiyay Saddex jeer.
6- Ma ogtahay in Rasuulka CSW, uu yiri:- Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood, isla markaana Edbiya ee Wanaajiya Edbintooda waxay u noqonayaan kuwo Naarta ka Xoreeyaa.
7- Ma ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.
(ALLOOW DUMARKA NOO XAFID).
#Share dheh oo la wadaag asxaabta.
Qofkasta Oo Ilaahay Dartii U Share Gareeya Soona Qoro Masha Allah Ilaahay Wax Walba Oo Niyadiisa Ku Jira Gacanta Midig Haka Siiyo. Insha Allah.
Haddii aad nagu cusub tahay #Join dheh oo nagu soo biir.
👇👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti
BagaaxSabriyeDo quizzes to earn US dollars, easily earn 1 US dollars in 1 minute, and anyone who logs in to our website will get 10 US dollars. https://m.payquiz.icu/25180850551197101/?s=tg
Читать полностью…/channel/hamster_kombAt_bot/start?startapp=kentId6840964932
Play with me, become cryptoexchange CEO and get a token airdrop!
💸 2k Coins as a first-time gift
🔥 25k Coins if you have Telegram Premium
Hey by any chance are u in need of coursera plus subscription because its in offer right now
Читать полностью…Asc wlaalayaal waxan doonayay inaan is diiwaan galiyo plate formka tiigsi marka sideen lacagta ku bixiyaa ethiopia joogaaye
Читать полностью…Rasuulku ﷺ wuxuu yiri: "Dunida waxaa ugu raaxo badan kii helaa Xaas dhawrsoon."
قَالَ رَسُولَ اللَّهِ ﷺ :
وَخَيْرُ مَتَاعِ الدُّنْيَا الْمَرْأَةُ الصَّالِحَةُ" .
Saxiix Muslim
🔃 Haka daalin in aad faafiso kheyrka oo la wadaag asxaabtaada.
Haddii aad nagu cusub-tahay nagu soo biir.
👇👇👇👇👇👇👇
@Odhaah_iyo_Murti
#Shan_&_Toban_Kamida_Tilmaamihii_&_Dhaqankii_Nabi_Muxamed_ﷺ:
1. Wuxuu ahaa ﷺ dadka ka ugu waji qurux badan, uguna dabeecad fiican, aadna uma dheerayn, xoogna uma gaabnayn.
2. Wuxuu lahaa ﷺ midab dahabi ah, dhidiidkisuna wuxuu ahaa jawharta oo kale, markuu socdana wuu horu-usocotayn jiray.
3. Wuxuu lahaa ﷺ gadh wayn, madixiisuna labaatameeyo xabo oo ciro ah bas ayaa ku taalay.
4. Wuxuu lahaa ﷺ madax, lugo iyo gacmo waa wayn.
5. Wuxuu ahaa ﷺ hadalkiisu mid kala saaran, qof walba oo maqlana uu fahmayo.
6. Wuxuu ahaa ﷺ qof aamuskiisu badan-yahay qosolkiisuna dhoola cadayn ayuu ahaa.
7. Wuxuu ahaa ﷺ markuu socdo mid aan hareeraha eeg-eegin.
8. Wuxuu ahaa ﷺ wajigiisu cad-ceed iyo dayax 15aad ah oo kale, wuuna wareegsanaa.
9. Wuxuu Nabigu ﷺ markuu farxo wajigiisu u iftiimi jiray, sida qayb dayaxa kamida oo kale.
10. Wuxuu yidhi Anas (RC) maan taaban xariir iyo diibaaj ka jilicsan (ka macaan) gacantii Nabi Muxamed ﷺ.
11. Wuxuu Nabigu ﷺ cuntada ka cuni jiray dhinaca isaga soo xiga.
12. Wuxuu Nabigu ﷺ sharaabka ugu jeclaa ka qabaw ee macaan.
13. Wuxuu baryi jiray ﷺ habeena badan oo isku xig-xiga isagoo qatan, waayo reerkiisu ma aysan heli karin casho, qureecdooda u badana waxay ahayd canjeerada qamadiga/daafiga.
14. Wuxuu Nabigu ﷺ markuu sharaabka cabayo u neefsan jiray 3 jeer.
15. Wuxuu yidhi Anas (RC) maan urin waligay cadar iyo miski ka udgoon caraftii Nabi Muxamed ﷺ.
Lamasoo koobi karo Nabi Muxammed ﷺ tilmaamahiisa, fadligiisa iyo dhaqankiisii wanagasanaa.
Waxaa sharaf ugu filan inuu Allaah (SWT) basharkiisa ka dhex doortay, una soo diray Jin iyo Insiba si uu xaqa ugu cadeeyo.
#Share
@Odhaah_iyo_Murti
Inta aadan seexan iska cafi qof walba oo aad wax u qabtid, qof walba oo ku dulmiyay iyo qof walba oo aad wax ka tabaneysid.
Cafiska Qur'aanka Kariimka wuu kusoo arooray.
Wixii kaa maqan ama laguu dhimay ka badan iyo ka wanaagsan xagga Alle SWT ayaad ka heleysaa ee cafi qof walba oo aad wax ka tabanaysid. Qalbi faaruq ah oo nadiif ahna ku seexo.
Habeen Wanaagsan❤
#Share
@Odhaah_iyo_Murti
Salaada fijirka waa daawada ruuxa, waana xasiloonida qalbiga.
KUWA JANNADA DOONAYOW SALAADDA FIJIRKA HA ILAAWINA EEBE HA IDIN BARAKEEYE.
#Share ama #Forward
Fadlan Kheyrka Faafi.
@Odhaah_iyo_Murti
كل الأدويــه مُــرّه ،، إلاّ قِــرآة القـــــرآن تـجِــــــد بها لـذّه و حـــلاوه
Daawooyinka oo dhan waa qadhaadh, marka laga reebo akhrinta Qur’aanka oo aad ka helayso raaxo iyo macaan.